3 799
Subscribers
-624 hours
-227 days
-7830 days
Posts Archive
3 799
Mowqifkaan ila sawiro
Adinkoo gurigiina joogo ayaa albaabka la idin ku soo garaacay kadibna waxaa la idinku yiri guriga baneeya , maanta ayaa idinkugu dambayso gurigaan , kadibna lasoo dajiyo yuhuud laga keenay bariga yurub , arrinkaan ma ahan mid khayaali ah waa waxa ka socdo xaafad kamid ah xaafadaha baytul maqdis xaafada lagu magacaabo ( xaafada shiikh jarraax ) .
maalintii 12 ayaa waxaa kasocdo dagaal aanan isu dheeli tirnayn , ciidan ku hubaysan hub iyo dad gacmahooda adeegsanaayo kaliye laakiin muujinaayo geesinimo tii ugu weynayd waqtigaan .
X. Ogaansho.
3 799
Nin ayaa wuxuu su'aal waydiiyay nin culumada kamid ahaa:
Aniga ma ka mid ahay saalixiinta (dadka wanaagsan) ?
Wuxuu ku jawaabay ninkii culumada ahaa :
Hadii aa tahay mid u doceeyo labadiisa waalid waxaad ka mid tahay saalixiinta (dadka wanaagsan) waxaana tusinaayo xadiiskii nabiga scw
( ama wiil wanaagsan oo u doceeyo labadiisa waalid )
Hadii aad tahay mid docada ka hilmaamo labadaada waalid ka mid ma tihid saalixiinta
Badiya qowlka ah
(Rabbiyow ii dambi dhaaf labadayda waalidna u dambi dhaaf)
Maxaa yeelay docadaan waxay kulminaysaa labo cibaado :
Baarinimada waalidka iyo dambi dhaaf dalab...
Wanaagsanaada ... meel kasta ... aad joogtaan ...
Dambigiina dambiga waalidiintiina iyo dhamaan muslimiinta dambigooda Allaah ha dhaafo.
Lawadaag muslimiinta kale
3 799
Mùlxidiinta (kuwa hawo caabudka ah)
Ma rabaan in ay ku ekaadaan in ay gaala yihiin kaliya ee waxay rabaan dadka oo dhan in ay gaalo ilaah wada inkirsan ka dhigaan.
Haday saas tahay waajibkeena muxuu yahay ?
1-Waa in aan anaga diinkeenà barano si'aan nafteena u jahli iyo gaalnimo ooga badbaadino.
2-Waa in aan dadkeena diinka barno u sheegno kala hadalno xaaraanta iyo xalaasha gaar ahaan in aan ilaah barno dadka si'aan loo kadinin
Waxa dadkeena looga faaidaysanaayo waa jahli.
3 799
Waxaan rabaa mareekanka in aan u sheego wax muhiim ah, ahaanshahayga aan muslim ahaaday, ma aha micnaheeda in aan malak ahay, lakin in aan muslim ahay waxay iga dhigi doontaa qof fiican, maxaa yeelay waxaan naftayda kula dadaalayaa ka fogaanshaha akhlaaqda xun,
Hadii aan macsiyo (dambi) ku dhaco ma aha micnaheeda in diinta islaamka nusqaan tahay, ha yeeshee waa in aan ani daciif ahay, islaamka wuxuu u yimid nusqaanta in uu dhamaystiro,"..
Islaamka waa nolol
Sii #faafii walaal qaali
3 799
#Taysoon" Hadii ay igala hadli lahaayeen islaamka ka hor inta aanan galin xabsiga macquul ma ahaateen in aan ku qanco,
Xaqiiqdii noloshayda waxay ahayd, mid buuq badan oo ay ka buuxdo raaxaysi naago khamri iyo macmacaan,... xabsiga ayaan galay, markaas ayeey jabtay kadsoomidayda, naftaydana ay bilaawday in ay saafi garoowdo, waxaan dareemaayay kalinimo iyo cidlo, igamana badbaadinin cidladaas aan ahayn islaamka....
Waxaan bilaabay in aan tukanaayo waajib walba waqtigiisa, waajib walba oo aan dukto waxaan dareemaayay in ay cidladii iga tagtay, mararka qaar nafsadayda waxaan u lahaa xabsiga waa cadaab iyo ciqaab ha yeeshee waa qiimo raqiis ah marka loo fiiriyo galitaankayga islaamka, ...
Hadii ay ii khiyaar gelin lahaayeen xabsi Islaam wato, ama aan iska baashaalo sidaan ahaan jiray islaam la'aan, waxaan dooran lahaa xabsi diinta islaamka aan ku haysto,
Hoos 👇 ka dhamaystiro
3 799
Ma ka takhalusaysid nabarada boogta ah ee (saaykis biikoo), ilaa goorta Muslim walba uu kuu noqdo walaalkaa, wadan wadan walba oo muslim ahna darajada wadankaada oo kale kuu noqdo, guul walboo dhul muslim ka dhacdana ay ku farxad galiso, guuldaro walba oo dhul muslim ka dhacadana ay ku murugo galiso, qalbigaada iyo caqligaada iyo damiirkaadana lagu xardho kalaamkii ilaaha sareeyay:
(وَإِنَّ هَذِهِۦۤ أُمَّتُكُمۡ أُمَّةࣰ وَ ٰحِدَةࣰ وَأَنَا۠ رَبُّكُمۡ فَٱتَّقُونِ)
[سورة المؤمنون 52]
"Tani waa diintiina oo ah hal diin anigana waxaan ahay rabigiina ee iska kay jira oo waxaan idinka reebay ha ku dhiiranina".
سعيد بن ناصر الغامدي
3 799
Allaah asaga ayaa dagaal ogaysiiyay cida la colaytanto awliyadiisa.
Hindidii shalay muslimiinta gumaadaysay fiiri waxa uu Allaah ku asiibay 👇
Kiisaska cusub ee loo yaqaan 'coronavirus virus' ayaa kor u dhaafaya 300,000 maalintii 9aad ee isku xigta ee Hindiya.
Xaar lo' barakeestihii shalay ku eedeeyay muslimiinta in ay sabab u ahaayeen faafida cudurka koroonaha fiiri maanta asaga oo qasban warka uu leeyahay 👇
Hogaamiyaha xisbiga haya talada Hindiya ee dhibaatada Covid: Mas'uuliyadda annagaa iska leh.
Ha u malaynin in Allaah moogyahay waxa ay samaynayaan dumi falayaasha.
Allaah waxaan waydiisanaynaa in uu cudur ku ĺaayo lo'caabudayaasha muslimiinta dhibay
#Gaarsii saaxibadaa.
3 799
Walaalaha muslimiinta waxaa la ogaysiinayaa in aynan moogaanin chanalkan oo loogu tala galay in lagu soo gudbiyo casharada duruusta sh.nuur macalin c/raxman.
Linkiga chanalka 👇
https://t.me/shiiqnuur
Tusmada duuruusta uu aqriyay oo dhan oo qoraal ah👇
https://t.me/shiiqnuur/7
3 799
#Jinka_ama-shaydaanka_dad_ma_dhibaa_??
قال أبو جعفر: فقال جل ثناؤه: الذين يُرْبون الربا الذي وصفنا صفته في الدنيا="لا يقومون" في الآخرة من قبورهم ="إلا كما يقوم الذي يتخبَّطه الشيطانُ من المس"، يعني بذلك: يتخبَّله الشيطان في الدنيا، وهو الذي يخنقه فيصرعه ="من المس"، يعني: من الجنون.
وبمثل ما قلنا في ذلك قال أهل التأويل.
(تفسير الطبري)
Illaa sida uu u istaago kii shaydaanka uu lagdaayay waali xageeda maahane.
(Tafsiirka al-dabariy)
(تفسير الجلالين)
﴿﴿إلّا﴾ قِيامًا ﴿كَما يَقُوم الَّذِي يَتَخَبَّطهُ﴾ يَصْرَعهُ ﴿الشَّيْطان مِن المَسّ﴾ الجُنُون مُتَعَلِّق بيَقُومُونَ
-سورة البقرة, آية ٢٧٥
Illaa sida uu u istaago kii shaydaanka uu lagdaayay waali xageeda maahane.
(Tafsiirka jalaalayn)
Rasuulka Allaah markii uu ii shaqaalaysiistay daaif (waali ama ama godoomime ) iiga dhiga daaif waxaa igu bilowday salaadayda in ay wax igusoo banbaxaan illaa aan garan waayo waxa aan tugtay si aad u dhamaystirato guji linkigan 👇 https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=112119253
3 799
Sanadkii hore 2020 kii bishii April 28 da masuul ka mid ah xukuumada hindida ayaa ku been abuurtay muslimiinta asagoo u dan lahaa dadka in uu ku diro
Wuxuu yiri: "muslimiinta khudaarta ay gadaan waxay ku tufaan xaakada waxayna ka buuxiyaan dhareerkooda arinka oo saas ah faafida koroonaha kama hor tagi karno muslimiinta yaan waxba laga iibsanin."
Hadalkaan doqonkaaas wuxuu aaga dan lahaa dadka in uu ku diro muslimiinta
Muslimiinta hindiya waa la garaacay waa la dilay
Lkn ha malayn in Allaah moogyahay waxa ay daalimiinta sameeynayaan
Ka dib dhigista labo mehrajaan oo lagu kala magcaabo hooli iyo koombo miila
Waxaa meel la kala geeyo la la'yahay meedadka hindida u geeriyootay cudurka koroona virus
Waxaa dhamaaday qoryihii lagu gubaayay meedadkooda
Isbitaalada waxaa buux dhaafiyay bukaanada u boko cudurka koroona virus
Waxaa lasoo sheegaayaa xitaa wadooyinka in meedadkooda waranyihiin.
Musiibada hinduuska ku dhacday maanta waxay maraysaa in caalamku yiraahdo hindiya haloo gurmada.
Allaah asaga ayaa dagaal ogaysiiyay cida la colaytanto awliyadiisa.
Lawadaag warkaan asxaabtaada kale
