en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
4 073
Subscribers
-524 hours
-387 days
-12230 days
Posts Archive
Hadii xamaas ey guuleysato dowladaha carbeed iyo cajam wey dumahayaan

الله المستعان على ما يفعلون بإخواننا في غزة.

{ ذَ ٰ⁠لِكَۖ وَلَوۡ یَشَاۤءُ ٱللَّهُ لَٱنتَصَرَ مِنۡهُمۡ وَلَـٰكِن لِّیَبۡلُوَا۟ بَعۡضَكُم بِبَعۡضࣲۗ } [سُورَةُ مُحَمَّدٍ: ٤] Waxa Dhacaayo Alle Wuu Awoodaa Il Intey Libirsato Inuu Ku Dooriyo Gaaladana Alle Wuu Aaga Adkaan Karaa, Lkn Alle Wuxuu Fiirinayaa Waxa Aan Sameyneno Ma Mowqif Alle Raali Galiyo Ayaan Ka Istaagi Doon-naa Mise Mid Aan Raali Galinin. Ducada Waa Hub Culus Ee Ha Ka Ilaabina Mulimka Dhiban Ee Ghaza.

Maraykanka : Ma aqbalayno wax xabad joojin ah in ay Ghaza ka dhacado dagaalka waa in uu socdaa Ila sawiro heerka cadaawada iyo naxariis darada . Cumar inshaar Cadowga Nuucaas Ah Ayeey Soomaalida Ka Sugaayaan In Uu Nabad Dalka Ooga Dhaliyo. Caqliga Fooraro Ma Aragteen?.

Sidee Suura-Gal U Tahay Sheegashada In Aad Garab Iyo Hiil U Tahay Mulimka Ghaza Ku Sugan Mareekan-na Dalkaada Aad U Ogolaato Inuu Daganaado Danahiisa Ka Fushado Kheyraad Badan Kala Baxo. Soomaalida Hadey Reerkaas Dhiban Garab Siinaayaan Tubada Yahuuda oo Mareekanka Ah Ha Gooyaano Dalka Ha Ka Saaraano Yey U Ogolaanin In Ay Ay Nasii Dhax Joogaan Taas Ayaa Ah Tan Koowaad Ee Yahuuda Garabka Ka Goyn Karto Reer Filitiin-na Hiil U Ah U Noqon Karto.

Sidee Dareenkaada Noqon Karaa Marka Aad Argto Shan Jirkii Shalay Kula Ciyaaraayay Oo Maanta Gacan Yahuud Ku Baxay ? Waa Waxa Ku Dhacaayo Gaza Aabe Wiil Hore Ka Shahiiday Maantana Duqeyn Looga Dilay Cunugii Labaad.

Sharkadahaan marka aad waxooda iibsaneyso waxaad qeyb ka tahay dilka caruurta yahuudu ku dileyso Gaza. Ha u ogolaanina in lac
Sharkadahaan marka aad waxooda iibsaneyso waxaad qeyb ka tahay dilka caruurta yahuudu ku dileyso Gaza. Ha u ogolaanina in lacag aad bixisay muslim walaalkaa ah lagu dhibaateeyo.

Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan
Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan

Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan.
+1
Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan.

Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan #Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan.
Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan #Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan.

Mas'uulka Guulaystaha Ah Waxa Uu Ku Tilmaaman Yahay Labo Tilmaan, Waana: Awood iyo Amaano. قال تعالى ﴿قَالَتۡ إِحۡدَىٰهُمَا یَـٰۤأَبَتِ ٱسۡتَـٔۡجِرۡهُۖ إِنَّ خَیۡرَ مَنِ ٱسۡتَـٔۡجَرۡتَ ٱلۡقَوِیُّ ٱلۡأَمِینُ﴾ [القصص ٢٦]

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music Ꙭ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Kayd books Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: ibraahin geedi ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaSu'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ➡️ Erayo jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshadaFAALO JACAYL Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka Su'aalo Diini ah ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 👇👇 Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah . Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Galbeedka Maanta Wuxuu Noo Yahay Sida Waraabe Waji Dadeed Ku Adeeganaayo Oo Dadka Oo Daawanaayo Kuwa Qaar Inta Meel Ku Xaraystay Marba Qof Cunaayo Marka Uu Qof Cunaba Wuxuu Leeyahay Libaax Ayaa Cunay Iyo God Ayuu Ku Dhacay, In Badan Oo Dadka Cunaayo Ka Mid Ah Warkooda Ayey Rumeystaan, In Yarna Wey fahansan tahay.

Wax Naxariis Ah Ma Jirto. Ilmaha yar wuu weynaan doonnaa wuu dagaalami doonnaa. Qawaacida dagaalka waxaa ka mid ah, Qofna Ha U Ogolaanin Inuu Noolaado. Naxariis ma jirto. Raga dumarka Caruurta Dhamaan waa la tirtiraa. Erayo Xibir Yahuudi Ka Aqrinaayo Towraadka La Xaqiiqa Rogay. Sababka Caruurta Loo Laaynaayo

‏يا لهــفَ روحـي وآهـــاتـي وآلامــي يا جَـرْحُ قـلـبي ألا يـا نـزفـه الـدامي يا دمعُ عيـني على شعــبٍ ينـاشـدنا ولا "مغيث" و
‏يا لهــفَ روحـي وآهـــاتـي وآلامــي يا جَـرْحُ قـلـبي ألا يـا نـزفـه الـدامي يا دمعُ عيـني على شعــبٍ ينـاشـدنا ولا "مغيث" ولا "عـونٌ" ولا "حـامي" ويبعث الصوت مـن ذلٍّ ومـن وهَـنٍ يشكـو إلى الله مـن ظــلـمٍ وإجــرامِ يا ربُّ يا ربُّ "نـصـرٌ منـك" مـرتـقـبٌ يا ربُّ يا ربُّ ســدّد رمــيــةَ الـرَّامـي رحمـاك يا رب إذا ضـاقت وسـائلهم يامطعم الخلق يامن تسقي الضامي عجّـل لهم - يا إلهي - بالـذي سـألوا نصراً وعزاً ومجداً بـ"الهدى" سـامي ══════ ❁✿❁ ══════ مجهولٌ بيننا ولكنّك عند الله -إن شاء الله- عظيم. اللهم اجعله فرط خير لوالديه. ‎#زهور_بين_الحدائق_والقبور د. بدر بن علي العتيبي

sticker.webp0.09 KB

Ducada waa hub weyn oo wax tar u leh walaalaheena muslimiinta Gaza ducada yaan laga ilaabin kali iyo kooxba. Ilaahow reer Gaza wey baqayaan ee amin gali Allow wey gaajeysan yihiin ee dharji Allow col xunaa helayee ka dulqaad.

sticker.webp0.09 KB

Marka loo diiday xuduuda in ay ka gudbaan ka dib Shacabka #URDUN waxay kacdoon ku yihiin labo safaaradood safaarada #mareekan
Marka loo diiday xuduuda in ay ka gudbaan ka dib Shacabka #URDUN waxay kacdoon ku yihiin labo safaaradood safaarada #mareekanka oo ah taageeraha ugu weyn ee taagero yahuuda iyo safaarada yahuuda lacnad Alle ha ku dhacdee waaba ku dhacdayee. Inaga soomaalida ah mareekanka iyo waxa la shaqeeyo waa in dalkeena laga saaro wax aan ooga baahannahay Ma jiraan waa in xiryaha xalane laga eryaa loo daataa hadey is adkeeyaan.