en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
sticker.webp0.13 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Daawo : Gaalkii madax waynaha faransiiska taageeraha sawir xumeenta xabiibkeena muxamad ﷺ gaal iimaan laawe maakroon oo la kulmay dharbaaxo xilli uu ku guda jiray socdaal gudaha wadanka faransiiska. Qofka nabigeena liida oo xaqiisa ku tunto aduun sharaf oogu noolaamaayo aakhirana cadaab xanuun badan oo liidiya ayuu la kulmayaa. ﴿إِنّا كَفَيناكَ المُستَهزِئينَ﴾ [الحجر: ٩٥]

sticker.webp0.09 KB

Ilaahada reer galbeedka #UNICEF waxay bilowday u sharciyeen adoomaheeda sharciyo aad iyo aad fool xun oo ah in caruurta aan l
+1
Ilaahada reer galbeedka #UNICEF waxay bilowday u sharciyeen adoomaheeda sharciyo aad iyo aad fool xun oo ah in caruurta aan loo diidi karin daawashada filamada galmada. #UNICEF waa hay'ad hoos tagto qaramada midoobay oo sheegato in ay kaalmayso gurmadna u fidiso caruurto waxay leedahay : Daawashada caruurta aflaamta galmada waa arin aan waxba dhibaynin dadaal kasta oo la isku dayayo in looga hortago inay ka helaan waxyaabaha noocaas ah ee internetka aflaamta galmada waxaa loo arki karaayaa ku xadgudub xuquuqda aadanaha. Waxaa ceeb wayn ah in ilaah reer galbeed leeyihiin muslimiinta dhaxdooda ka yiraahdo waxaan kaalmaynayaa caruurta tolow maxaaa dan ah ay ka leeyihiin !!! Danaha ay ka leeyihiin waxaa ka mid ah in ilmahaada u sharciyeeyaan daawashada galmada. Noqo qof soo jeedo oo dhiifoon hana noqonin doqon ku dagan magacyada qurxoon ay sameestaan sida #kaalmada caruurta #xuquuqda aadanaha iyo waxa lamidka ah. #Share #Joining https://t.me/arimo1islaam

Nabigu ﷺ wuxuu yiri : "Qiraa'ada kor loo qaado kan tukanaayo ayay dhibaysaa". Reer sucuudna waxay dheheen qiraa'ada kor loo q
Nabigu ﷺ wuxuu yiri : "Qiraa'ada kor loo qaado kan tukanaayo ayay dhibaysaa". Reer sucuudna waxay dheheen qiraa'ada kor loo qaado yahuuda iyo kiristanka ayay dhibaysaa. #Abuu_Salmaan

sticker.webp0.10 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

sticker.webp0.00 KB

الإسلام يقول : (إن الحكم إلا لله ) والديمقراطية تقول : الحكم للشعب. الأول إسلام والآخر كفر اعلم أخي المسلم أن من قال : أنا ديمقراطي أنه يقول أنا كافر بالقرآن. Diinka islaamka wuxuu leeyhay: xukunka talada malaha illaa Allaah mooyee. Dimuqraadiyadana waxay leedahay: xukunka talada waxaa leh shacabka. Kan hore waa islaam Kan kalana waa gaalnimo Qofka dhahaa : aniga waxaan ahay dimuqraadi iska ogow in uu ku leeyahay ani waxaan ahay gaal ku gaaloobay qur'aanka. #Joining 👇 #Share --https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.03 KB

Maxay kula tahay calanka marka loo taago soomaalinimo ? wadaniyad ? Masoo hoos galayaa hadalka nabiga ﷺ ee ahaa "qofka ka hoos dagaalama calan indha la' " ? Mise masoo hoos galaayo oo wuxuu u taaganyahay arin sharci ah ?
Anonymous voting

Muslimka isagaa laandheera ah Hadaan muslimiin nahay nagu filan in aan nahay muslimiin Rabigeena waa Allaah Nabigeena waa muxammad ﷺ Diinteenana waa islaam Wixii intaa kasoo haray waa jaahiliyo Calanka 🇸🇴 loo taagana waa jaahiliyo Qofka ku hoos dhintana wuxuu ku dhintay jaahiliyo Nabigeena muxamad ﷺ wuxuu yiri : ومن قاتل تحت راية عِمِّيَّة يغضب لِعَصَبَة، أو يدعو إلى عَصَبَة، أو ينصر عَصَبَة، فقتل، فَقِتْلَة جاهلية،  "Qofka ka hoos dagaalama calan indha la' asaga oo u caroonaayo qabyaalad darteed ama qabyaalad oogu yeera ama u hiilinaayo qabyaalad ka dibna la dilo waa dil jaahili ah...." #Share #Joining

sticker.webp0.10 KB

#Gaalada rasuulka scww ku ceebeynaya gabar yaroo 9jir ah buu guursaday maqaalkan gaarsiiya _______________ Gabadha Halkaan Ka muuqata waxaa la yiraahdaa Lina Medina, waxay kasoo jeedaa Latin America gaar ahaan Peru , waxay Uur ku qaaday ku dhashay Da'da #shanaad Ama ayadoo 5 #sano jir ah. Canuga ay dhashay waxaa la dhahaa Gerardo , waxayna dhashay 1933 dii , asagoo caafimaad qaba oon Wax Dhibaato caafimaad ah qabin, Wuxuu Gaaray da'da 40aad. 1970 maadiii ayey Guursatay Nin la yiraahdo Raul waxayna u dhashay Canugeeda Labaad Ayadoo 39 jir ah. Lina Medina Hada waa 85 jir Wali ku nool Peru , way shaqeysan jirtay, nolosheeda waxay ahayd mid caadi ah. Ha is dhihin Gabadhaas Ma qaangaarin Soo akhri Xogta laga qoray Xubanaheeda Taranka markay 5 jir ahayd waxay ahaayeen sida Gabdhaha Waaweyn oo u suuban Inay Guursadaan Tarana diyaar u ah. Markaan Soo qaadanayo 5 jir caruur dhashay kama dhigna inaan la helayn 6 jir , 7 jir , 8 jir iyo 9 jirba oo kuwaas Waa buux Hada iyo xili horeba wax Lala yaabana ma ahan Caqli ahaan iyo Saynis ahaan oo waxaa sugan Gabadha celcelis ahaan inay Caadada ugu timaado 7 jir oo markaas waxay diyaar u tahay wax walba oo Guurka la xiriir Saynis ahaan. Kama hadlayno Khiyaaliga iyo xuquuqda beenta ah ay la ordayaan Feminists ka iyo Mulxidiin isku sheegta Dawakhsan Ee aan lahayn Jiho loo raaco. W/Q: Kaahiye Buulle

sticker.webp0.09 KB

War hadaaney Xidhneyn kuwii Fusuqa lagu Sameeynayey iyo kuwii qaadka iyo Xanta lala galayey Furan yihiin, oodan Awood u lahayn inaad Xidho, intii masaajidka ku jirteyna aad tiri kasoo yaaca oo xidha Kuwana aadan Xidhi karin!! Sooraan waa nin Cajiib wuxuu dhaama wadaado badan oo Masaajida Minbarka ka garaaca bal fiiri Ninkaas Aragtidiisa!!! #Xigasho RaMe sheik

sticker.webp0.00 KB

#Gubida💥 caayaha nabiga ﷺ Imaamka ibnu kinaana ( cuthmaan binu ciisaa 186 h imaamu maalik saaxibkiis ) waxuu yiri: "Qofka yahuud ama kiristaan ah ee nabiga caaya waxaan arkaa imaamka in ay u banaan tahay in uu dab ku gubo, haduu doono wuu dilayaa ka dib baqtigiisa ayuu dab qabad siinayaa, Haduu doonana asagoo noool ayuu dab qabad siinayaa haday fududeestaan caayda nabiga ﷺ). Sh.xassaan xuseen https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.00 KB