Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
4 040
Suscriptores
-624 horas
-337 días
-12530 días
Archivo de publicaciones
4 040
#Gaalada rasuulka scww ku ceebeynaya gabar yaroo 9jir ah buu guursaday maqaalkan gaarsiiya
_______________
Gabadha Halkaan Ka muuqata waxaa la yiraahdaa Lina Medina, waxay kasoo jeedaa Latin America gaar ahaan Peru , waxay Uur ku qaaday ku dhashay Da'da #shanaad Ama ayadoo 5 #sano jir ah.
Canuga ay dhashay waxaa la dhahaa Gerardo , waxayna dhashay 1933 dii , asagoo caafimaad qaba oon Wax Dhibaato caafimaad ah qabin, Wuxuu Gaaray da'da 40aad.
1970 maadiii ayey Guursatay Nin la yiraahdo Raul waxayna u dhashay Canugeeda Labaad Ayadoo 39 jir ah.
Lina Medina Hada waa 85 jir Wali ku nool Peru , way shaqeysan jirtay, nolosheeda waxay ahayd mid caadi ah.
Ha is dhihin Gabadhaas Ma qaangaarin Soo akhri Xogta laga qoray Xubanaheeda Taranka markay 5 jir ahayd waxay ahaayeen sida Gabdhaha Waaweyn oo u suuban Inay Guursadaan Tarana diyaar u ah.
Markaan Soo qaadanayo 5 jir caruur dhashay kama dhigna inaan la helayn 6 jir , 7 jir , 8 jir iyo 9 jirba oo kuwaas Waa buux Hada iyo xili horeba wax Lala yaabana ma ahan Caqli ahaan iyo Saynis ahaan oo waxaa sugan Gabadha celcelis ahaan inay Caadada ugu timaado 7 jir oo markaas waxay diyaar u tahay wax walba oo Guurka la xiriir Saynis ahaan.
Kama hadlayno Khiyaaliga iyo xuquuqda beenta ah ay la ordayaan Feminists ka iyo Mulxidiin isku sheegta Dawakhsan Ee aan lahayn Jiho loo raaco.
W/Q: Kaahiye Buulle
4 040
War hadaaney Xidhneyn kuwii Fusuqa lagu Sameeynayey iyo kuwii qaadka iyo Xanta lala galayey Furan yihiin, oodan Awood u lahayn inaad Xidho, intii masaajidka ku jirteyna aad tiri kasoo yaaca oo xidha Kuwana aadan Xidhi karin!!
Sooraan waa nin Cajiib wuxuu dhaama wadaado badan oo Masaajida Minbarka ka garaaca bal fiiri Ninkaas Aragtidiisa!!!
#Xigasho RaMe sheik
4 040
#Gubida💥 caayaha nabiga ﷺ
Imaamka ibnu kinaana ( cuthmaan binu ciisaa 186 h imaamu maalik saaxibkiis ) waxuu yiri:
"Qofka yahuud ama kiristaan ah ee nabiga caaya waxaan arkaa imaamka in ay u banaan tahay in uu dab ku gubo, haduu doono wuu dilayaa ka dib baqtigiisa ayuu dab qabad siinayaa,
Haduu doonana asagoo noool ayuu dab qabad siinayaa haday fududeestaan
caayda nabiga ﷺ).
Sh.xassaan xuseen
https://t.me/arimo1islaam
4 040
𝘼𝙮𝙖𝙜𝙖 𝙈𝙖 𝙞𝙡𝙡𝙤𝙤𝙗𝙖𝙖𝙣 𝙩𝙖𝙖𝙧𝙞𝙞𝙠𝙝𝙙𝙖, 𝙭𝙞𝙩𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙞𝙞 𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙙𝙞𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙡𝙤𝙬𝙙𝙖𝙖𝙣
1. Jeneraalkii Faransiiska ahaa Gouraud la dhihi jiray markuu soo galay Suuriya, isla markiiba wuxuu aaday xabaashii Saalaaxudiin Al-Ayuubi oo cagtiisa inta ku laaday ayuu ku yiri: (waa nakanaa, waa soo laabannay Salaaxu diinow).
2. Markuu jeneraalka Faransiiska Lyautey la dhihi jiray soo galay magaalada Maraakish, wuxuu aaday qabriga Yuusuf_Bin Taashifiin oo lugtiisa inta ku laaday qabriga wuxuuna ku yiri isla hadalkii Gouraud: (waa nakanaa, waa soo laabannay Ibnu Tashfinow).
3. Markay Saliibiyiintu u suurtagashay inay qabsadaan dhulka Andalus, hogaamiyihii Alfonso la dhihi jiray wuxuu tagay xabaashii Xaajib Mansuur wuxuuna teendho ka dul dhisay qabrigiisa, sariir dahab ka sameysan oo teendhada ku dhex jirtayna wuxuu kula seexday xaaskiisa wuxuuna ku yiri: (Adiga maanta waxaad aragtaa anigoo hantay wadamadii muslimiinta iyo carabta !! Waxaanan dul fadhiistay qabrigii hoggaamiyahoodii ugu weynaa).
4. Jeneraal Sophocles, ina Venizelos, oo ahaa taliyihii ciidankii Gariiga ee go'doomiyay magaalada Cusmaaniyiinta ee Bursa, wuxuu aaday xabaashii Cuthmaan Qaazi lugtiisa inta ku laaday ayuu ku qeyliyay (Kac kac cimaamad weyne, kac Cuthmaan kii weynaayow! Istaag si aad u aragto xaaladda ilmaha aad abkowga u tahay, waan duminay dowladdii aad aasaastay, waxaana u imid inaan ku dilo!).
Ayaga Ma illoobaan taariikhda, xitaa haddii aad idinka ilowdaan.
#X
Iimaan tv
4 040
Wargeyska Business Insider: Apple wuxuu diiday codsi uga yimid Facebook oo ahaa inuu ka saaro dib u eegista (qiimaynta) xun dukaankiisa ka dib markii olole caalami ah hoos u dhigay barnaamijka (Facebook) sababo la xiriira cunsuriyada lagula dhaqmayo qoraalada taageera Al-Aqsa.
Facebook wuxuu ka walaacsan yahay in qiimeynta caalamiga ay gaarto 2.3, iyo tan maxaliga ee waddamada qaar ay gaarto ilaa 1.3, taas oo saameyn ku yeelan karta macaamiisha shirkadda.
#Share #Like #Follow
4 040
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: “Adduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad.
Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. "
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
4 040
Muslimiinta bariga dhulka joogo iyo kuwa galbeedka qalbigooda waa hal mid, muslimiinta wa kuwa gacal ka dhigta Allaah iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta ah, waa kuwa la colaytamo cadawyada Allaah iyo iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta, quluubtooda runlayda ah iyo baryadooda suuban ayaa ah ciidanka aan laga adkaanin iyo ciidanka aan laga garab bixin.
Sheikh al-Islam Ibnu Taymiya, Allaha u naxariistee.
👍#Joining👇
#Share
4 040
Dhibta markay badato ayeey yidadiiladayna badataa in nalaga xoog badan yahay micnaheeda ma aha in nala wiiqaayo anaga waxaan nahay umad dhibta ku korta.
In shaa Allaah masjidka aqsaa kacbada sharafta leh iyo masjidka suubanaha wuu ka xoroobi doonaan gumaynta yahuuda iyo xuduudaynta saaykis biikoo.
Markay dhibta badato waxaa dhaw gurmadka Allaah
(أَمۡ حَسِبۡتُمۡ أَن تَدۡخُلُوا۟ ٱلۡجَنَّةَ وَلَمَّا یَأۡتِكُم مَّثَلُ ٱلَّذِینَ خَلَوۡا۟ مِن قَبۡلِكُمۖ مَّسَّتۡهُمُ ٱلۡبَأۡسَاۤءُ وَٱلضَّرَّاۤءُ وَزُلۡزِلُوا۟ حَتَّىٰ یَقُولَ ٱلرَّسُولُ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ مَعَهُۥ مَتَىٰ نَصۡرُ ٱللَّهِۗ أَلَاۤ إِنَّ نَصۡرَ ٱللَّهِ قَرِیبࣱ)
[سورة البقرة 214]
👍#Joining👇
👉t.me/arimo1islaam👈
#Share
4 040
💎Ramadaan waa tagay ha ahaatee waxaa isu haray muslimka iyo rabigiisa
War muslimoo dadaal oo yuu cadawgaada shaydaan 👹 kaa tan badinin
Haka caajisin in aad samayso qur'aan aqriskii salaatu laylkii soonkii isku day bil walba in ay kuu noqoto ramadaan oo kale hadana waxaan ku jirnaa bisha shawaal ama soon fur
عن أبي أيُّوب الأنصاري رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: ((مَن صام رمضان ثم أتبَعَه ستًّا من شوَّال، كان كصيام الدهر))؛ رواه مسلم.
Nabiga wuxuu yiri: ((Qofka sooma ramadaan ka dibna raaciya lix maalin oo shawaal ka mid ah waxay noqonaysaa sida soon sanadka oo dhan oo kale ))
Ilaah naxariistiisa waxaa ka mid in camal yar aan samaynay abaal gud wayn uu naga siiyo
📢Walaalka muslimka ahoo yuu ku dhaafin fadligaas qiimaha badan.
#Share
4 040
قال الله تعالى ::
﴿ وَلِتُكْمِلُواْ الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ ﴾ .
الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد.
تقبل الله طاعتكم
4 040
Kalimad gaaban (zakaatul fidri)
Sh.xassaan xuseen
Qodobada uu sheekha ka hadlaayo
Q1-Waajibnimadeeda
Q2-Waqtiga ay waajibto
Q3-Cida ay ku waajibto
Q4-Cida laga bixinaayo
Q5-Waxa la bixinaayo
Zakaatul fidriga lacag malagu bixin karaa ?
Waa su'aal uu sheekha ka jawaabaayo.
Ka faaidaysi wacan
Faafiya oo dadka #gaarsiiya
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
