3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
3 800
📚 dantaada garo 🥇
📮Kooxda kulmis📮
📌 oraahyo
📌 su'aalo diini ah
📌 dhiirigeliye
📌 qoraal sawir ah
📮 su'aalo
📮 dhambaal iyo xogo
📮 xigmad iyo dhiirigelin
📍 baro xadiiska nebiga
📍 xikmado
📍 baro luuqadda engliishka
🧲 samewade
🧲 iftiinshe
🧲 weheliso
🌍 aqoonkaal
🌍 quraanka iyo science
🌍 koofi meme
📮 ila qosol
📮 buug maqal ah
📮 xogta iyo waxa cusub
📎 wararka iyo siyaasadda caalamka
📎 gaarsiinta diinta
📎 kheyr wade.
🩸 qoraal qaadasho mudan
🩸 arimaha islaamka
💡 xaqiiqo tube
💡 qaado iftiinka
💡 suaalo diini ah
🎤 sahan official
🎤 niyadeena
🎤 buug walba oo aad ubaahantahay
🥇 furaha nolosha
🥇 murti somali
🥇 dhambaal jacayl
🏆 xikmado badan
🏆 dareenka dunida
🏆 Halxiraale
🕋 Mala socotaa
🕋 Murtida nolosha
🕋 Oraahside
⏰ Rajada nolosha
⏰ Somali trade idea
⏰ Taariikhda caalamka
⏰ sahanka nolosha
⏰ Noqo mufakkir.
🧲╔═══════════════╗🧲
Linkiyadan iyo xogaha
Kooxda kulmis kala soco:
@kooxda_kulmis
🧲╚═══════════════╝🧲
Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸
3 800
Somaalidii horo waxaa hal ku dhig u ahaa
"Kala bax kitaabka qaba"
Hadana waxaa hal ku dhig u ah
"Kala bax dastuurkaa qaba"
Hadaan doonayno xal waara oo wax ku ool ah oo diinta dadka dalka wax u taro waxaan ka helaynaa kitaabka samaawiga ah ee sharafta badan
Burbur iyo jah wareer ka biximayno ilaa inta qabyo qaraal san ku neefle qoray dhaqan noo yahay.
Wacyigu ha shaqeeyo
3 800
📕مصباح الظلام في الرد على من كذب على الشيخ الإمام.
(ص/ 268)
Waxaa loo leeyahay :
Waxaa un ay waajibaysaa in la rumeeyo waxa uu Rasuulka sheegay oo ay ka mid tahay sugida shafaacada idinka Alle cida uu Alle doono oo muwaxidiinta ka mid ah,
Kan waaye kan ay waajibayso rumayntiisa, ammaa rumaynta la rumeeyo in ay ¹iyaga milkiyaan shafaacada iyo in iyaga laga baryo shafaacda geerida iyo maqnaashaha ka dib kaasi waa hadal aan waxba jirin asalna aan lahayn. Mana rumeeyo warkaas illaa ahlu shirkiga baryo ilaah la jirkiisa maytada iyo maqanayaasha mooyee.
📕 Misbaaxu-dalaam fir-raddi calaa man kadaba cala-shaykhil-imaam. b 268
¹ nabiyada saalixiinta....
3 800
"Qur'aanka xifdigiisa iyo alfaadiisa oo la xifdiyo
waxay dariiqo u tahay oo lagu gaaraa
in macnahiisa iyo xukunkiisa lagu dhaqmo oo la raadiyo."
3 800
" إذا علم الرجل من حال صديقه انه تطيب نفسه بما يأخذ من ماله؛ فله أن يأخذ وإن لم يستأذنه نطقا.
وكان هذا معروفا بين كثير من الصحابة والتابعين"
شيخ الإسلام ابن تيمية / الصارم المسلول (1/ 368).
Haddii nin ka ogaado xaaladda saaxiibkiis in uu wax dhib ah u arkaynin waxa uu ka qaato xoolahiisa, markaa wuu qaadan karaa xitaa haddii uusan weyddiisan oggolaansho afka ah.
Tani waxay caan ku ahayd in badan oo saxaabada iyo taabiciinta ka mid ah.
Sheekh Al-Islaam Ibnu Taymiyah / Al-Saarim Al-Masluul (1/368).
3 800
قال العلامة ابن بطال:
[أجمع العلماء أن من أكره على الكفر فاختار القتل أنه أعظم أجرا عند الله ممن اختار الرخصة. واختلفوا فيمن أكره على غير الكفر من فعل ما لا يحل له ...]
شرح صحيح البخاري (8/ 295).
Caalimkii Ibnu Badaal wuxuu yiri:
[Culimadu waxay isku raacsan yihiin in qofkii gaalnimo lagu khasbo oo doorta dilka, in uu ka ajir weyn yahay kan doortay tanaasulka. Waxayna ku kala aragti duwanaadeen kan lagu qasbay inuu sameeyo wax aan ahayn gaalnimo oo aan isaga u bannaanayn ...]
Sharaxa Saxiixul Bukhaari (8/295).
3 800
🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖
📕 Gacmo wada jir bey wax ku gooyaan. 📕
❀━┅•▣┅━❀🌹🍃❀━┅•▣┅━❀
✯ ━━━🖇━━━ ✧ ━━━━☘━━ ✯
➥┣◈⌁🩸@aqoonkaalmedia
➥┣◈⌁🩸@al_daaci_calal_afdal_123
➥┣◈⌁🩸@arimo1islaam
➥┣◈⌁🩸@Dareenkadunida
➥┣◈⌁🩸@buugmaqal
✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━
➥┣◈⌁🩸@dhambaal
➥┣◈⌁🩸@dhigane9
➥┣◈⌁🩸@dhiirigeliye156
➥┣◈⌁🩸@furaha_nolosha
✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ✯
➥┣◈⌁⛳️@FarfaalleAcademy
➥┣◈⌁⛳️@Gaarsiidiinta
➥┣◈⌁⛳️@halxiraale
➥┣◈⌁⛳️@Hogaan_bulsho
➥┣◈⌁⛳️@Koofi_memes
➥┣◈⌁⛳️@MaLasocota
✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━
➥┣◈⌁📌@murti_som
➥┣◈⌁📌@niyadeena
➥┣◈⌁📌@oraahyo1
➥┣◈⌁📌@oraahyo
➥┣◈⌁📌 @orahside
➥┣◈⌁📌 @qaraaxo1
➥┣◈⌁📌@qoraal09
✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━
➥┣◈⌁🚦@Qaadoiftiinka
➥┣◈⌁🚦@somalienglishcollege
➥┣◈⌁🚦@samewade
➥┣◈⌁🚦@soomaal
➥┣◈⌁🚦@Siyaasada_dunida
➥┣◈⌁🚦@suaalodiini_ah
✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━
➥┣◈⌁💡@Samafalegroup
➥┣◈⌁💡@sahanofficial
➥┣◈⌁💡@suaalo1
➥┣◈⌁💡@Somali_trade_idea
➥┣◈⌁💡@THEKURAN
➥ ┣◈⌁💡@taarikhda
➥ ┣◈⌁💡@weydiimo1
✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━
➥┣◈⌁🩸@Weheliso
➥┣◈⌁🩸 @xikmadodhiirigalino
➥┣◈⌁🩸 @xikmadbadan
➥┣◈⌁🩸@XAQIIQOTUBETV
➥┣◈⌁🩸@xadiiska
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
ꜱᴘᴏɴꜱᴇʀᴇᴅ ʙʏ:
🩸@xikmadbadan
🩸@oraahyo
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ 💐
Faahfaahinta linkyadan ka akhriso: @kooxda_kulmis
─── ❖ ── ── ❖ ───💐🌷🌷
Si aad kannaalkaaga linkyadan ugu darto la xidhiidh:@nabiilsulaymaan
3 800
Ibnu jariir al-dabariy ayaa ku wariyay tafsiirkiisa ibnu cabaas in uu yiri :
Tafsiirka waa afar nuuc
1️⃣ Nuuc carabta luqadeeda ay ku taqaan.
2️⃣- Tasiir aan qofna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka ahaado (mooganaado).
3️⃣-Tafsiir culumada un ay garanayso.
4️⃣- Tafsiir ilaaha xuskiisu sareeyo mooyee cid kale aanay garan karin.
🔥- Tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin waa :
#Towxiidka iyo cadaynta waxa kasoo horjeedo iyo waxaa kaa la midka ah oo ka mid ah arima diinka aad looga yaqaano daruuro ahaan.
📕Jaamicul-bayaan 1/57.
📝Walaalkey diinta qaaliga ah aan ku walaalownayow ma baratay tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka yahay maxaase kuu dambayn doono adoo jaahil ka ah hadaad dhimato ?
Hada ayaad nooshahay oo aad baran kartaa baro qaaliyow qaaliyey.
3 800
ليست العزوبة من الإسلام في شيء ومن دعاك إلى غير الزواج دعاك إلى غير الإسلام.
#أحمد_بن_حنبل
المغني لابن قدامة 334/7.
Guur la'aantu iskaabulanimada diinta islaamka kuma laha , qofkii kuugu yeera wax aan guur ahayn wuxuu kuugu yeeraa wax aan islaam ahayn.
#Axmad ibnu Xanbal
Al-Mughni oo uu qoray Ibnu Qudaamah 7/334.
3 800
Bahdil iyo guumeysi iyo duleeysi ka wayn ma jiro inuu gaalku ku dhiirado oo ku hadaaqo xad gudubka iyo caayda nabi muhammad [scw]
Haddii aay dili lahayeen ardaal kasta oo nabi Muhammad scw ku af-lagaadooda diinta qadarin bay u noqon lahayd islaamkana sharaf, markii aay ka gaabiyeen u hiilinta Suubanaha scw ayeey ku duloobeen dunida.
Haddii aay hawshu noqon lahayd maxaa nabigeena wax looga sheegey oo aay markaas miyir noogu dambeyn lahaa ilaahey ban ku dhaarte adduunku edebuu yeelan lahaa, gaalka maanta isagoo kibirsan sigaarna u daaran yahay ceeyda nabiga qoraya qalinka ayuu la gar gariiri lahaa nabi Muhammad bad sheegte nabi ciisan laga ag baxeen.
Ninkasta inta uu nabiga jecel iimaankiisuna dhab ka yahey ayuu ka xanuunsada xad-gudubka Suubanaha scw.
Sh_Abu salmaan xasaan xuseen Aadam
3 800
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
3 800
Waxaan maqlay shaafici oo dhahaayo :
Ibnu cajlaan wuxuu ka diiday gudoomiyaha madiina, dheereesiga macawiista maalin jumca ah, waliba dadka hortooda, gudoomiyaha wuxuu amray ibnu cajlaan in la xiro, waxaa u soo galay ibnu abii di'bi wuxu u ergeeyay ibnu cajlaan wuxuu yiri : ibnu cajlaan waa doqon wuxuu ku arkaa adoo cunaayo oo labisanaayo xaaraanta oo munkaraad badan samaynaayo mana kuu diidi jirin ma wuxuu kuu diidayaa macawiis dheeraysiga ?! Gudoomiyihee wuu sii daayay ibnu cajlaan.
📕Manaaqibu shaafici al-Bayhaqi.
