en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
sticker.webp0.11 KB

🌻#أذكـار_الـصـبـاح_والـمـسـاء_الـصـحـيـحـة🌻 1⃣ ((اللَّهمَّ أنتَ ربِّي لا إلَهَ إلَّا أنتَ ، خَلقتَني وأَنا عبدُكَ ، وأَنا على عَهْدِكَ ووعدِكَ ما استطعتُ ، أعوذُ بِكَ من شرِّ ما صنعتُ ، أبوءُ لَكَ بنعمتِكَ عليَّ ، وأبوءُ لَكَ بذنبي فاغفِر لي ، فإنَّهُ لا يغفرُ الذُّنوبَ إلَّا أنتَ)). صحيح البخاري. 2⃣ (سبحانَ اللهِ وبحمدِه) مائةَ مرةٍ. صحيح مسلم. 3⃣ (أعوذُ بكلمات الله التاماتِ من شرِّ ما خلق). صحيح مسلم. 4⃣ (اللهم فاطرَ السمواتِ والأرضِ عالمَ الغيبِ والشهادةِ ربَّ كلِّ شيءٍ ومليكَه ، أشهدُ أن لا إله إلا أنت ، أعوذُ بك من شرِّ نفسي ، وشرِّ الشيطانِ وشِرْكِه). صحَّحه الألباني. 5⃣ (اللهم إني أسألُك العافيةَ في الدنيا والآخرةِ ، اللهم إني أسألُك العفوَّ والعافيةَ في ديني ودنياي وأهلي ومالي ، اللهم استرْ عورتي وآمنْ روعاتي ، اللهم احفظْني مِن بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي ، وأعوذُ بعظمتِك أن أُغتالَ مِن تحتي). صحَّحه الألباني. 6⃣ (إذا أصبح أحدُكم فلْيَقُلْ : اللهم بك أصبحْنا ، وبك أمسيْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك النُّشورُ ، وإذا أمسى فلْيَقُلْ : اللهم بك أمسَيْنا وبك أصبحْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك المصير). (صحيح الجامع). 7⃣ (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ : يومٍ مائةَ مرَّةٍ). صحيح البخاري. 8⃣ (يا حيُّ يا قيُّومُ برحمتِك أستغيثُ ، أَصلِحْ لي شأني كلَّه ، و لا تَكِلْني إلى نفسي طرفةَ عَيْنٍ). صحيح الترغيب. 9⃣ كانَ نَبِيُّ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ ، إذَا أَمْسَى قالَ : أَمْسَيْنَا وَأَمْسَى المُلْكُ لِلَّهِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لا شَرِيكَ له قالَ : أُرَاهُ قالَ فِيهِنَّ : له المُلْكُ وَلَهُ الحَمْدُ وَهو علَى كُلِّ شيءٍ قَدِيرٌ ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَخَيْرَ ما بَعْدَهَا ، وَأَعُوذُ بكَ مِن شَرِّ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَشَرِّ ما بَعْدَهَا ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِنَ الكَسَلِ وَسُوءِ الكِبَرِ ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِن عَذَابٍ في النَّارِ وَعَذَابٍ في القَبْرِ. وإذَا أَصْبَحَ قالَ ذلكَ أَيْضًا : أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ المُلْكُ لِله . صحيح مسلم. 🔟 (رضيتُ باللهِ ربًّا وبالإسلامِ دينًا وبمحمَّدٍ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ نبيًّا). ثلاث مرات. [حسَّنه الإمام ابن حجر العسقلاني]. 1⃣1⃣ (قراءة سورة الإخلاص والمعوذتين ثلاث مرات). حسَّنه الألباني. 2⃣1⃣ (بسمِ اللهِ الَّذي لا يضرُّ معَ اسمِهِ شيءٌ في الأرضِ ولَا في السَّماءِ ، وَهوَ السَّميعُ العليمُ ثلاثَ مرَّاتٍ). حسَّنه الألباني. 3⃣1⃣ (حسبيَ اللهُ لا إلهَ إلا هو عليه توكلتُ وهو ربُّ العرشِ العظيمِ) سبعَ مراتٍ. جاء موقوفا على أبي الدرداء بإسناد جيد. 4⃣1⃣ (سبحان اللهِ وبحمدِه ، عددَ خلقِه ورضَا نفسِه وزِنَةِ عرشِه ومِدادَ كلماتِه). ثلاث مرات. رواه مسلم.

sticker.webp0.05 KB

#FEMINISM_DANTA_RAGA_GUMEYSI_DUMAR Waxaad maqasheen Ururka Feminism(Dumarnimo) wuxuu u ololeeyaa xuquuqda Dumarka Balse Arinkaas ma run baa mise waa iska mala awaal? Marka hore iska ogoow Feminism-ku waa Diin iskeed u madax banaan oo lagu caabudo Ragga!, Haa Waa Diin Waxaana ilaah ka ah Ragga. Qofka Ururkaas Raacsan waxaa loo yaqaanaa feminist malahan wax diin ah Aan ka ahayn Feminism.! Hadaan kuu yara bidhaamiyo Philosophy-ga guud ee Ururkaas Waa :- 1. In Ragga Yihiin kuwa sareeya Dabci ahaan 2. In Dumarku yihiin kuwo ka hooseeya Ragga 3. In laga shaqeeyo sidii Dumarka loo gaarsiin lahaa heerka Ay Ragga Joogaan Oo lala simo.!! 4. Tusaalaha Dumarka feminists-ka ah waa Ragga , Yoolkoodu waa inay Sameeyaan wax walba oo Nin sameeyo Markaas kaliya ayey sharaf dareemi karaan 5. Haddii ay dumarnimadooda ku qancaan oo ay kala duwanaanta ogolaadaan Waxay dareemayaan Nusqaan ah inaysan Ragga heerkooda Gaarin Sidaas darteed ay Hooseeyaan.! Si arintaas loo xaqiijiyo dumarkii Ururkaas Waxay dhiirigaliyeen 1. In Dumarka ay u labistaan sida Raga 2. In dumarka madaxa u xiirtaan sida Ragga 3. Jinsi-badal(Transgender) oo ah in Dumarkii ay sameystaan Xubnaha taranka Ee Ragga oo kale 4. Maadaama ay Ragga Wax guursadaan in dumarkuna ay wax guursadaan Waana Sababta ay labo haween isku guursadaan(Lesbianism) 5. In dumarkii Loo sameeyo Tartan walba oo ay ragga galaan sida Kubada , Tennis, iwm , Ujeedkuna waa in Dumarkii Heerka Ragga la gaarsiiyo Hadii aysan Ragga waxaas sameyn lahayn Lama arkeen dumar sameeya!!!! Markaad u fiirsato Ururkaan waxaad ogaaneysaa In Ragga la sarreysiiyey oo ay tusaale u yihiin dumarka , halka dumarka ay yihiin Qaar Ka hooseeya Ragga si ay Heerka Ragga u gaaraanna Ay Waajib tahay inay sameeyaan wax walba ooy Ragga sameeyaan dhibba haku ahaatee!! Markaa waxaa meeshaas kacad in gumeysi Dhanka garaadka ah loo gaystay dumarkaas oo Raggii Looga dhigay Tusaale dadban Ayaga ahaan waxay u arkaan inay hormar u tahay inay sameeyana wax walba oo ay ragga sameeyaan Balse Caksiga waa Inay gumeysi ku jiraan. Dhanka Ragga Danta ugu weyn ee ugu jirta Feminism waa inay iska helayaan dumar free ah oo baylaha yaalla. Diinta Raggii Ayey dumarka Khabbaan ka dhigtay Halka ay dumarka ka dhigtay Boqorro loo soo adeegayo loo soo shaqeynayo. Feminism culayskaas ayuu Ragga ka qaadayaa Wuxuu meesha ka saarayaa inay Ragga Khabbaan u noqdaan dumarka, inay dumarka Deganaan ku joogaan oo Waxay dumarka faraysaa inay soo shaqeystaan oo ay biilkooda soo dhacsadaan. Guurkii ayaa meesha ka baxaaya oo dumarkii Waalidkood loo tagi jiray hadeer ma jirto kaliya Ninka wuu La sheekaysan guri ayey wada kireysanayaan kadibna Girlfriend iyo boyfriend Relationship ayaa meesha ka dhacaaya guur la'aan, haduu ninka u bogi waayo wuu isaga tagayaa Ileen Qarash kagama bixin cid masuuliyad saartayna maleh. ✍Kaahiye buulle

🤔 🤔 Waxaynu maraynaa waqti culumada ay xaaraanta bulshada horteeda la soo istaagayso. Culumo ma jirto ee waa shilin raadis
🤔 🤔 Waxaynu maraynaa waqti culumada ay xaaraanta bulshada horteeda la soo istaagayso. Culumo ma jirto ee waa shilin raadis aad jago ku heshid diinta dadku ha kugu sharfaano maamuus iyo magac bulshada aad ku dhax yeelatid iyo wax la mid ah, Haday culumo daacad yihiin oo ay diinta ilaalinayaan dhibaatooyinka maanta jiro ayey mowqif culumo ka qaadan lahaayeen umadaa u baxsan leheed oo kala garan leheed cida gaalnimada faafiso oo umada fasaadinayso iyo cida islaamka saafiga wado oo uma islaaxinaayo hagaajinaayo. Culumo hagaagsan hami umadeed xambaarsan way jirtaa lkn ma badno qof walboo is ilaali aqoonyahan isku sheeg ibliis abaahiyay yuu imaam kuu noqonin. https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.09 KB

Sheekh muxamad binu ibraahiim aala sheekh ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri : Gaalnimada wayn ee la cadeestay waxaa ka mid ah
Sheekh muxamad binu ibraahiim aala sheekh ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri : Gaalnimada wayn ee la cadeestay waxaa ka mid ah qaanuunka lacnadan in la dajiyo darajada waxii uu lasoo dagay ruuxul amiin ( jibriil ) kuna dajiyay qalbiga muxamad ﷺ si uu nabiga u noqdo mid ka mid ah kuwa digo kuna digo carab carabi ahoo cad si loogu garsooro dadka dhexdooda xagiisana loo laabto marka ay doodaan doodayaasha, waa burin iyo ku madax adeeg qowlkii rabbi ee ahaa { فَإِن تَنَازَعْتُمْ فِي شَيْءٍ فَرُدُّوهُ إِلَى اللَّهِ وَالرَّسُولِ إِن كُنتُمْ تُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ ۚ ذَٰلِكَ خَيْرٌ وَأَحْسَنُ تَأْوِيلًا } [النساء : 59]، Haddaad ku Dooddaan Arrin u Celiya Eebe iyo Rasuulka haddaad tihiin kuwo Rumeeyey Eebe iyo Maalinta Dambe (Qiyaamada) saasaana khayr roon oo Wanaag badan Xagga Abaalmarinta. (Mahmud Muhammad Abduh) https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.08 KB

Magacyada qurxan kaliya waa lays ku qurxiyaa, kama turjumaan xaqiiq iyo in ay magaca si dhab ah u matalaan, bal fiiri waxay l
Magacyada qurxan kaliya waa lays ku qurxiyaa, kama turjumaan xaqiiq iyo in ay magaca si dhab ah u matalaan, bal fiiri waxay la bexeen رابطة العالم الإسلامي Waxayna si'aad ah ooga xanuunsanayaan duufaanta ku dhufatay mareekanka waxayna tacsi tiiraanyo leh u direen shacabka mareekanka una rajeeyeen caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaawacmay duufaanta, iyaga oo waligood u tacsiyeynin shacabka muslimiinta suuriya iyo ciraaq darca oo ka mid ah suuriya waxaa lagu dilay 50kun kama xanuunsanin, gaal macatabla ah geeridiisana afka labadiisa ayey ku tiiraanyoodeen. Xaqiidii isku xirto muslimiin ma ahee waa kala goyso muslimiin.

♫︎ Waqtigaaga ka faa'ideyso ☢︎︎ ❤️Kooxda kulmis❤️ 🗣 oraahyo 😄 Samafale 🖼 qoraal sawir ahsu'aalo ❤️ dhambaal iyo xogo 📮 xigmad iyo dhiirigelin 📝 baro xadiiska nebiga 🎖 xikmado 📚 baro luuqadda engliishka ➡️ samewade 💟 iftiinshe 🛑 weheliso 🕹 aqoonkaal 📺 quraanka iyo sciencekoofi meme 😂 ila qosol 📚 buug maqal ah 🌇 hogaan bulsho 🎤 wararka iyo siyaasadda caalamka 📶 gaarsiinta diinta 📒 farfaalle academy 📝 qoraal qaadasho mudan 🗣 aqoon iswaydaarsi 📌 arimaha islaamka 📊 xaqiiqo tube ❤️ qaado iftiinka 🖼 suaalo diini ah 🎇 sahan official 😒 niyadeena 📚 buug walba oo aad u baahato 🔧 furaha nolosha 📝 murti somali 🚸 xikmado somali ah 💰 xikmado badan ⍟╔═══════════════╗⍟ Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis ⍟╚═══════════════╝⍟ Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan 🇰 🇺  🇱 🇲 🇮 🇸 

Horaan umadaha waxay ahaayeen kuwa fasaado.... https://t.me/arimo1islaam

Gaalada mareekanka marka ay ka baxaayeen wadanka Afghanistan waxay gacantooda ku burburiyeen qalabkooda dagaalka. هُوَ ٱلَّذِ
+7
Gaalada mareekanka marka ay ka baxaayeen wadanka Afghanistan waxay gacantooda ku burburiyeen qalabkooda dagaalka. هُوَ ٱلَّذِيٓ أَخۡرَجَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ مِن دِيَٰرِهِمۡ لِأَوَّلِ ٱلۡحَشۡرِۚ مَا ظَنَنتُمۡ أَن يَخۡرُجُواْۖ وَظَنُّوٓاْ أَنَّهُم مَّانِعَتُهُمۡ حُصُونُهُم مِّنَ ٱللَّهِ فَأَتَىٰهُمُ ٱللَّهُ مِنۡ حَيۡثُ لَمۡ يَحۡتَسِبُواْۖ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ ٱلرُّعۡبَۚ يُخۡرِبُونَ بُيُوتَهُم بِأَيۡدِيهِمۡ وَأَيۡدِي ٱلۡمُؤۡمِنِينَ فَٱعۡتَبِرُواْ يَٰٓأُوْلِي ٱلۡأَبۡصَٰرِ (Mahmud Muhammad Abduh) Eebe waa kan bixiyey kuwii gaaloobay ee ahlu Kitaabka ahaa «Yuhuud» Guryahoodii kulmintii hore, idinkoon u malaynin inay bixi iyana waxay u maleeyeen in Guryahoodu wax ka celin, markaasaa Eebe uga yimid meel ayan filayn, qalbigoodana wuxuu ku tuuray cabsi, guryahooda waxay ku kharribeen (ku halleeyeen) gacmahooda iyo gacmaha kuwa rumeeyey, ee dadka Caqliga leh ha waano qaato. -سورة الحشر، آية ٢

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Ninbaa lagu yiri : waqtiga dulmiga aad buu u dheeraday... https://t.me/arimo1islaam

Sh xassaan xusayn oo ka hadlay #Coldoon iyo #Daalibaan https://t.me/arimo1islaam

Kama hadlaayo daalibaan iyo waxa ay amin san tahay ma saxan yihiin mise lkn ila fiiri kuwii gumeestaha la falgalay u turjiumi
Kama hadlaayo daalibaan iyo waxa ay amin san tahay ma saxan yihiin mise lkn ila fiiri kuwii gumeestaha la falgalay u turjiumi jiray ka ak dhawaa maanta halista markay dareemeen oo ay is dheheen hoos gala kuwii shalay aad luqada u turjumi jirteen waxaa loogu jawaabay "dalka hanaga soo galina sababtoo ah waxaad khatar ku tihiin amniga wadanka Uk Hadalkaas markaan arkay toos waxaa igusoo dhacaday aayada qur'aanka 👇 isku fiiri kuna cibro qaado muslimkow فَتَرَى ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ يُسَٰرِعُونَ فِيهِمۡ يَقُولُونَ نَخۡشَىٰٓ أَن تُصِيبَنَا دَآئِرَةٞۚ فَعَسَى ٱللَّهُ أَن يَأۡتِيَ بِٱلۡفَتۡحِ أَوۡ أَمۡرٖ مِّنۡ عِندِهِۦ فَيُصۡبِحُواْ عَلَىٰ مَآ أَسَرُّواْ فِيٓ أَنفُسِهِمۡ نَٰدِمِينَ (Mah) Waxaad Arkaysaan kuwa Qalbiga ka Buka (Munaafiqiinta) oo u Degdagi Dhexdooda, iyagoo Dhihi waxaannu ka Cabsan inay nagu dhacdo Dhibaato (Socota) waxay u Dhawdahay in Eebe keeno Fatxi (Gargaar) Xagiisa ah oo Markaas ay ahaadaan kuwo waxay u Qarsanayeen Naftooda (oo Gaal jacayl ah) Qoomameeya. -سورة المائدة، آية ٥٢

📈 🖇📌KOOXDA KULMIS📌🖇📊 ✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓ ✯ ━━━🖇━━━ ✧ ━━━━☘━━ ✯ ☘Join us ➠: @dhigane9 📌Join us ➠: @nuuriye198 ☘Join us ➠: @weydiimo1 📌Join us ➠: @samewade ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @soomaal 📌Join us ➠: @dhambaal ☘Join us ➠: @suaalo1 📌Join us ➠: @somalibook ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @xikmadosomali 📌Join us ➠: @qaraaxo1 ☘Join us ➠: @THEKURAN 📌Join us ➠: @buugmaqal ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @murti_som 📌Join us ➠: @qaadoiftiinka ☘Join us ➠: @arimo1islaam 📌Join us ➠: @XAQIIQOTUBETV ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us➠ : https://t.me/oraahyo 📌Join us ➠: @somalienglishcollege ☘Join us ➠: @kobciaqoontaada2 📌Join us ➠: @madashaaqoonta ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠:@aqoonkaalmedia 📌Join us ➠: @Koofi_memes ☘Join us ➠: @Samafalegroup 📌Join us ➠: @FarfaalleAcademy ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @Aqoonisweydaarsi1 📌Join us ➠: @Sualo_iyo_jawaabo ☘Join us ➠: @Faafinta_khayrka 📌Join us ➠: @Siyaasada_dunida ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @xadiiska 📌Join us ➠: @kulan01 ☘Join us ➠: @oraahyo1 📌Join us ➠: @furaha_nolosha ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @Siiradii_Nabiga_scw 📌Join us ➠: @qoraal09 ☘Join us ➠: @Gaarsiidiinta 📌Join us ➠: @ifiyaha_nolosha3 ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ 📌Join us ➠:@Weheliso ☘Join us ➠:@shabdinasir ____🚥🚦🚦______________________🚦🚦 ///////////////////////////////////// Si aad kooxda xog badan uga ogaato,kanaalkaagana ugu darto booqo:https://t.me/joinchat/4YCPEAyi1IZlYWJk _///////////////////////////////////________⛳️

Wacdi Kooban & Aayado Quraan Ah Oo Qalbiga Dhaqaajinaaya || Sh. Xassaan & Qaari Muxaysani Share dheh walal

Risaalo ay qoreen qaar ka mid ah ardayda sheekhii imaamka ahaa muxamad ina cabdul-wahaab waxaa ku yimid iyagoo ka war bixinaayaa xaaladii xumayd ay najdi ku jirtay xiligaas waxay yireen : "Diinteena sheekhaan hortiisa kama harsaneen ilaa sheegad iyo magac maahane, shirkigii ayaan ku dhacnay, shayaadiinta ayaan u gowrici jirnay dadka wanaagsan ayaan baryi jirnay faalalowyaashà ayaan u tagi jirnay ma kala saari jirin xigtada Allaha Raxmaanka ah iyo xigtada shaydaanka Mana kala saari jirin towxiidka rabinimo oo ay gaalada carabta qirsanaayeen iyo towxiidka ilaahnimo kaasoo ahaa kan rususha dadka ay oogu yeeri jereen, mana kala saari jirin sunno iyo bidco Shikiga ( in ilaah wax lala wadaajiyo ) minbaradeena ayaa loogu khudbeen jiray, sidoo kale in wax kama jiraan lagasoo qaado sifaadka rabbi ( tilmaamaha ilaah leeyahay).." [Culumaa'u Najd ee Al-Bassam j 4 bogga 367] Dhagax iyo qabri soomaalida qaar caabudo hoos ka daawo Share dheh walal