4 042
Подписчики
-224 часа
-327 дней
-12830 день
Архив постов
4 042
ليست العزوبة من الإسلام في شيء ومن دعاك إلى غير الزواج دعاك إلى غير الإسلام.
#أحمد_بن_حنبل
المغني لابن قدامة 334/7.
Guur la'aantu iskaabulanimada diinta islaamka kuma laha , qofkii kuugu yeera wax aan guur ahayn wuxuu kuugu yeeraa wax aan islaam ahayn.
#Axmad ibnu Xanbal
Al-Mughni oo uu qoray Ibnu Qudaamah 7/334.
4 042
Bahdil iyo guumeysi iyo duleeysi ka wayn ma jiro inuu gaalku ku dhiirado oo ku hadaaqo xad gudubka iyo caayda nabi muhammad [scw]
Haddii aay dili lahayeen ardaal kasta oo nabi Muhammad scw ku af-lagaadooda diinta qadarin bay u noqon lahayd islaamkana sharaf, markii aay ka gaabiyeen u hiilinta Suubanaha scw ayeey ku duloobeen dunida.
Haddii aay hawshu noqon lahayd maxaa nabigeena wax looga sheegey oo aay markaas miyir noogu dambeyn lahaa ilaahey ban ku dhaarte adduunku edebuu yeelan lahaa, gaalka maanta isagoo kibirsan sigaarna u daaran yahay ceeyda nabiga qoraya qalinka ayuu la gar gariiri lahaa nabi Muhammad bad sheegte nabi ciisan laga ag baxeen.
Ninkasta inta uu nabiga jecel iimaankiisuna dhab ka yahey ayuu ka xanuunsada xad-gudubka Suubanaha scw.
Sh_Abu salmaan xasaan xuseen Aadam
4 042
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
4 042
Waxaan maqlay shaafici oo dhahaayo :
Ibnu cajlaan wuxuu ka diiday gudoomiyaha madiina, dheereesiga macawiista maalin jumca ah, waliba dadka hortooda, gudoomiyaha wuxuu amray ibnu cajlaan in la xiro, waxaa u soo galay ibnu abii di'bi wuxu u ergeeyay ibnu cajlaan wuxuu yiri : ibnu cajlaan waa doqon wuxuu ku arkaa adoo cunaayo oo labisanaayo xaaraanta oo munkaraad badan samaynaayo mana kuu diidi jirin ma wuxuu kuu diidayaa macawiis dheeraysiga ?! Gudoomiyihee wuu sii daayay ibnu cajlaan.
📕Manaaqibu shaafici al-Bayhaqi.
4 042
🌻#أذكـار_الـصـبـاح_والـمـسـاء_الـصـحـيـحـة🌻
1⃣ ((اللَّهمَّ أنتَ ربِّي لا إلَهَ إلَّا أنتَ ، خَلقتَني وأَنا عبدُكَ ، وأَنا على عَهْدِكَ ووعدِكَ ما استطعتُ ، أعوذُ بِكَ من شرِّ ما صنعتُ ، أبوءُ لَكَ بنعمتِكَ عليَّ ، وأبوءُ لَكَ بذنبي فاغفِر لي ، فإنَّهُ لا يغفرُ الذُّنوبَ إلَّا أنتَ)). صحيح البخاري.
2⃣ (سبحانَ اللهِ وبحمدِه) مائةَ مرةٍ. صحيح مسلم.
3⃣ (أعوذُ بكلمات الله التاماتِ من شرِّ ما خلق). صحيح مسلم.
4⃣ (اللهم فاطرَ السمواتِ والأرضِ عالمَ الغيبِ والشهادةِ ربَّ كلِّ شيءٍ ومليكَه ، أشهدُ أن لا إله إلا أنت ، أعوذُ بك من شرِّ نفسي ، وشرِّ الشيطانِ وشِرْكِه). صحَّحه الألباني.
5⃣ (اللهم إني أسألُك العافيةَ في الدنيا والآخرةِ ، اللهم إني أسألُك العفوَّ والعافيةَ في ديني ودنياي وأهلي ومالي ، اللهم استرْ عورتي وآمنْ روعاتي ، اللهم احفظْني مِن بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي ، وأعوذُ بعظمتِك أن أُغتالَ مِن تحتي). صحَّحه الألباني.
6⃣ (إذا أصبح أحدُكم فلْيَقُلْ : اللهم بك أصبحْنا ، وبك أمسيْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك النُّشورُ ، وإذا أمسى فلْيَقُلْ : اللهم بك أمسَيْنا وبك أصبحْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك المصير). (صحيح الجامع).
7⃣ (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ : يومٍ مائةَ مرَّةٍ). صحيح البخاري.
8⃣ (يا حيُّ يا قيُّومُ برحمتِك أستغيثُ ، أَصلِحْ لي شأني كلَّه ، و لا تَكِلْني إلى نفسي طرفةَ عَيْنٍ). صحيح الترغيب.
9⃣ كانَ نَبِيُّ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ ، إذَا أَمْسَى قالَ : أَمْسَيْنَا وَأَمْسَى المُلْكُ لِلَّهِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لا شَرِيكَ له قالَ : أُرَاهُ قالَ فِيهِنَّ : له المُلْكُ وَلَهُ الحَمْدُ وَهو علَى كُلِّ شيءٍ قَدِيرٌ ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَخَيْرَ ما بَعْدَهَا ، وَأَعُوذُ بكَ مِن شَرِّ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَشَرِّ ما بَعْدَهَا ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِنَ الكَسَلِ وَسُوءِ الكِبَرِ ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِن عَذَابٍ في النَّارِ وَعَذَابٍ في القَبْرِ.
وإذَا أَصْبَحَ قالَ ذلكَ أَيْضًا : أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ المُلْكُ لِله . صحيح مسلم.
🔟 (رضيتُ باللهِ ربًّا وبالإسلامِ دينًا وبمحمَّدٍ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ نبيًّا). ثلاث مرات. [حسَّنه الإمام ابن حجر العسقلاني].
1⃣1⃣ (قراءة سورة الإخلاص والمعوذتين ثلاث مرات). حسَّنه الألباني.
2⃣1⃣ (بسمِ اللهِ الَّذي لا يضرُّ معَ اسمِهِ شيءٌ في الأرضِ ولَا في السَّماءِ ، وَهوَ السَّميعُ العليمُ ثلاثَ مرَّاتٍ). حسَّنه الألباني.
3⃣1⃣ (حسبيَ اللهُ لا إلهَ إلا هو عليه توكلتُ وهو ربُّ العرشِ العظيمِ) سبعَ مراتٍ. جاء موقوفا على أبي الدرداء بإسناد جيد.
4⃣1⃣ (سبحان اللهِ وبحمدِه ، عددَ خلقِه ورضَا نفسِه وزِنَةِ عرشِه ومِدادَ كلماتِه). ثلاث مرات. رواه مسلم.
4 042
#FEMINISM_DANTA_RAGA_GUMEYSI_DUMAR
Waxaad maqasheen Ururka Feminism(Dumarnimo) wuxuu u ololeeyaa xuquuqda Dumarka Balse Arinkaas ma run baa mise waa iska mala awaal?
Marka hore iska ogoow Feminism-ku waa Diin iskeed u madax banaan oo lagu caabudo Ragga!, Haa Waa Diin Waxaana ilaah ka ah Ragga.
Qofka Ururkaas Raacsan waxaa loo yaqaanaa feminist malahan wax diin ah Aan ka ahayn Feminism.!
Hadaan kuu yara bidhaamiyo Philosophy-ga guud ee Ururkaas Waa :-
1. In Ragga Yihiin kuwa sareeya Dabci ahaan
2. In Dumarku yihiin kuwo ka hooseeya Ragga
3. In laga shaqeeyo sidii Dumarka loo gaarsiin lahaa heerka Ay Ragga Joogaan Oo lala simo.!!
4. Tusaalaha Dumarka feminists-ka ah waa Ragga , Yoolkoodu waa inay Sameeyaan wax walba oo Nin sameeyo Markaas kaliya ayey sharaf dareemi karaan
5. Haddii ay dumarnimadooda ku qancaan oo ay kala duwanaanta ogolaadaan Waxay dareemayaan Nusqaan ah inaysan Ragga heerkooda Gaarin Sidaas darteed ay Hooseeyaan.!
Si arintaas loo xaqiijiyo dumarkii Ururkaas Waxay dhiirigaliyeen
1. In Dumarka ay u labistaan sida Raga
2. In dumarka madaxa u xiirtaan sida Ragga
3. Jinsi-badal(Transgender) oo ah in Dumarkii ay sameystaan Xubnaha taranka Ee Ragga oo kale
4. Maadaama ay Ragga Wax guursadaan in dumarkuna ay wax guursadaan Waana Sababta ay labo haween isku guursadaan(Lesbianism)
5. In dumarkii Loo sameeyo Tartan walba oo ay ragga galaan sida Kubada , Tennis, iwm , Ujeedkuna waa in Dumarkii Heerka Ragga la gaarsiiyo Hadii aysan Ragga waxaas sameyn lahayn Lama arkeen dumar sameeya!!!!
Markaad u fiirsato Ururkaan waxaad ogaaneysaa In Ragga la sarreysiiyey oo ay tusaale u yihiin dumarka , halka dumarka ay yihiin Qaar Ka hooseeya Ragga si ay Heerka Ragga u gaaraanna Ay Waajib tahay inay sameeyaan wax walba ooy Ragga sameeyaan dhibba haku ahaatee!!
Markaa waxaa meeshaas kacad in gumeysi Dhanka garaadka ah loo gaystay dumarkaas oo Raggii Looga dhigay Tusaale dadban
Ayaga ahaan waxay u arkaan inay hormar u tahay inay sameeyana wax walba oo ay ragga sameeyaan Balse Caksiga waa Inay gumeysi ku jiraan.
Dhanka Ragga Danta ugu weyn ee ugu jirta Feminism waa inay iska helayaan dumar free ah oo baylaha yaalla.
Diinta Raggii Ayey dumarka Khabbaan ka dhigtay Halka ay dumarka ka dhigtay Boqorro loo soo adeegayo loo soo shaqeynayo.
Feminism culayskaas ayuu Ragga ka qaadayaa Wuxuu meesha ka saarayaa inay Ragga Khabbaan u noqdaan dumarka, inay dumarka Deganaan ku joogaan oo Waxay dumarka faraysaa inay soo shaqeystaan oo ay biilkooda soo dhacsadaan.
Guurkii ayaa meesha ka baxaaya oo dumarkii Waalidkood loo tagi jiray hadeer ma jirto kaliya Ninka wuu La sheekaysan guri ayey wada kireysanayaan kadibna Girlfriend iyo boyfriend Relationship ayaa meesha ka dhacaaya guur la'aan, haduu ninka u bogi waayo wuu isaga tagayaa Ileen Qarash kagama bixin cid masuuliyad saartayna maleh.
✍Kaahiye buulle
4 042
🤔 🤔
Waxaynu maraynaa waqti culumada ay xaaraanta bulshada horteeda la soo istaagayso.
Culumo ma jirto ee waa shilin raadis aad jago ku heshid diinta dadku ha kugu sharfaano maamuus iyo magac bulshada aad ku dhax yeelatid iyo wax la mid ah,
Haday culumo daacad yihiin oo ay diinta ilaalinayaan dhibaatooyinka maanta jiro ayey mowqif culumo ka qaadan lahaayeen umadaa u baxsan leheed oo kala garan leheed cida gaalnimada faafiso oo umada fasaadinayso iyo cida islaamka saafiga wado oo uma islaaxinaayo hagaajinaayo.
Culumo hagaagsan hami umadeed xambaarsan way jirtaa lkn ma badno qof walboo is ilaali aqoonyahan isku sheeg ibliis abaahiyay yuu imaam kuu noqonin.
https://t.me/arimo1islaam
4 042
Sheekh muxamad binu ibraahiim aala sheekh ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri :
Gaalnimada wayn ee la cadeestay waxaa ka mid ah qaanuunka lacnadan in la dajiyo darajada waxii uu lasoo dagay ruuxul amiin ( jibriil ) kuna dajiyay qalbiga muxamad ﷺ si uu nabiga u noqdo mid ka mid ah kuwa digo kuna digo carab carabi ahoo cad si loogu garsooro dadka dhexdooda xagiisana loo laabto marka ay doodaan doodayaasha, waa burin iyo ku madax adeeg qowlkii rabbi ee ahaa
{ فَإِن تَنَازَعْتُمْ فِي شَيْءٍ فَرُدُّوهُ إِلَى اللَّهِ وَالرَّسُولِ إِن كُنتُمْ تُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ ۚ ذَٰلِكَ خَيْرٌ وَأَحْسَنُ تَأْوِيلًا }
[النساء : 59]،
Haddaad ku Dooddaan Arrin u Celiya Eebe iyo Rasuulka haddaad tihiin kuwo Rumeeyey Eebe iyo Maalinta Dambe (Qiyaamada) saasaana khayr roon oo Wanaag badan Xagga Abaalmarinta.
(Mahmud Muhammad Abduh)
https://t.me/arimo1islaam
4 042
Magacyada qurxan kaliya waa lays ku qurxiyaa, kama turjumaan xaqiiq iyo in ay magaca si dhab ah u matalaan, bal fiiri waxay la bexeen
رابطة العالم الإسلامي
Waxayna si'aad ah ooga xanuunsanayaan duufaanta ku dhufatay mareekanka waxayna tacsi tiiraanyo leh u direen shacabka mareekanka una rajeeyeen caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaawacmay duufaanta, iyaga oo waligood u tacsiyeynin shacabka muslimiinta suuriya iyo ciraaq darca oo ka mid ah suuriya waxaa lagu dilay 50kun kama xanuunsanin, gaal macatabla ah geeridiisana afka labadiisa ayey ku tiiraanyoodeen.
Xaqiidii isku xirto muslimiin ma ahee waa kala goyso muslimiin.
4 042
♫︎ Waqtigaaga ka faa'ideyso ☢︎︎
❤️Kooxda kulmis❤️
🗣 oraahyo
😄 Samafale
🖼 qoraal sawir ah
❓ su'aalo
❤️ dhambaal iyo xogo
📮 xigmad iyo dhiirigelin
📝 baro xadiiska nebiga
🎖 xikmado
📚 baro luuqadda engliishka
➡️ samewade
💟 iftiinshe
🛑 weheliso
🕹 aqoonkaal
📺 quraanka iyo science
⏳ koofi meme
😂 ila qosol
📚 buug maqal ah
🌇 hogaan bulsho
🎤 wararka iyo siyaasadda caalamka
📶 gaarsiinta diinta
📒 farfaalle academy
📝 qoraal qaadasho mudan
🗣 aqoon iswaydaarsi
📌 arimaha islaamka
📊 xaqiiqo tube
❤️ qaado iftiinka
🖼 suaalo diini ah
🎇 sahan official
😒 niyadeena
📚 buug walba oo aad u baahato
🔧 furaha nolosha
📝 murti somali
🚸 xikmado somali ah
💰 xikmado badan
⍟╔═══════════════╗⍟
Linkiyadan iyo xogaha
Kooxda kulmis kala soco:
@kooxda_kulmis
⍟╚═══════════════╝⍟
Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸
4 042
Gaalada mareekanka marka ay ka baxaayeen wadanka Afghanistan waxay gacantooda ku burburiyeen qalabkooda dagaalka.
هُوَ ٱلَّذِيٓ أَخۡرَجَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ مِن دِيَٰرِهِمۡ لِأَوَّلِ ٱلۡحَشۡرِۚ مَا ظَنَنتُمۡ أَن يَخۡرُجُواْۖ وَظَنُّوٓاْ أَنَّهُم مَّانِعَتُهُمۡ حُصُونُهُم مِّنَ ٱللَّهِ فَأَتَىٰهُمُ ٱللَّهُ مِنۡ حَيۡثُ لَمۡ يَحۡتَسِبُواْۖ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ ٱلرُّعۡبَۚ يُخۡرِبُونَ بُيُوتَهُم بِأَيۡدِيهِمۡ وَأَيۡدِي ٱلۡمُؤۡمِنِينَ فَٱعۡتَبِرُواْ يَٰٓأُوْلِي ٱلۡأَبۡصَٰرِ
(Mahmud Muhammad Abduh)
Eebe waa kan bixiyey kuwii gaaloobay ee ahlu Kitaabka ahaa «Yuhuud» Guryahoodii kulmintii hore, idinkoon u malaynin inay bixi iyana waxay u maleeyeen in Guryahoodu wax ka celin, markaasaa Eebe uga yimid meel ayan filayn, qalbigoodana wuxuu ku tuuray cabsi, guryahooda waxay ku kharribeen (ku halleeyeen) gacmahooda iyo gacmaha kuwa rumeeyey, ee dadka Caqliga leh ha waano qaato.
-سورة الحشر، آية ٢
4 042
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
4 042
Ninbaa lagu yiri : waqtiga dulmiga aad buu u dheeraday...
https://t.me/arimo1islaam
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
