en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
Soomaalida biryahaan waxay gaalnimada oogu ordaysaa sida biyo soo fagtay oo kale Allaah asaga ayaa jin iyo insiba abuurtay wa
+1
Soomaalida biryahaan waxay gaalnimada oogu ordaysaa sida biyo soo fagtay oo kale Allaah asaga ayaa jin iyo insiba abuurtay waxa uu u abuurayna waa in ay caabudaan. #Sujuudu waxay ka mid tahay xuquuqda Allaah gaarka u leeyahay waxaana macruuf ah oo muslimiinta oo dhan isla garanayaan qofka xaq ilaahey leeyahay cid kale u leexiya ama siiya in uu diinka ka baxay oo uu gaaloobaayo. Allaah wuxuu kitaabkiisa ku yiri: (لَا تَسۡجُدُوا۟ لِلشَّمۡسِ وَلَا لِلۡقَمَرِ وَٱسۡجُدُوا۟ لِلَّهِ ٱلَّذِی خَلَقَهُنَّ إِن كُنتُمۡ إِیَّاهُ تَعۡبُدُونَ) [سورة فصلت 37] (Ha u sujuudina qoraxda iyo dayaxa u sujuuda Allaah Allihii abuuray qoraxda iyo dayaxa waa hadaad tihiin kuwa Allaah kiligii caabudaayo) Walaalka muslimka ahoo sifiican u fiiri qowlka Allaah ee ah (إِن كُنتُمۡ إِیَّاهُ تَعۡبُدُونَ) (waa hadaad tihiin kuwa Allaah kiligii caabudaayo) Waxaa kuu muuqanaayo qofka u sujuuda Allaah cid aan ahayn sida qoraxda dayaxa xidigta iyo la midka ahba in uusan Allaah kaligii caabudin qofka aan Allaah kaligii caabudinna waa mushrik

sticker.webp0.10 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

sticker.webp0.10 KB

🔸️Astaamaha lagu sugo islaamnimo iyo gaalnimo.🔹️ 41daqiiqo Faafi wll adoo mahadsan.

#SHARE #Xurnimo_Ku_Sheeg Dabacsar waa nin ilaahay aqoon diineed iyo maadi uu siiyay balse wuu dayoobay allaha soo hanuuniyo ma waalna Caan noqo oo saamayn yeelo baa la gashay Odayga runta ayuu taabtay markaan #X

sticker.webp0.13 KB

Yuu yahay saxaabiga magaciisa oo qayaxan lagu sheegay qur'aanka kariimka ?
Anonymous voting

sticker.webp0.09 KB

جاء في كتب الأئمة الحنفية : ( قال علماؤنا : من قال : أرواح المشايخ حاضرة تعلم يكفر١ 📕البحر الرائق شرح كنز الرقائق (٥/١٣٤) علق هذا النص الشيخ عبد اللطيف رحمه الله : (فإن أراد بالعلماء : علماء الشريعة فهو حكاية للإجماع على كفر معتقد ذالك وإن أراد علماء الحنفية خاصة فهو حكاية لاتفاقهم ٢ 📗البراهين الإسلامية في رد الشبهة الفارسية (٥٦) Waxaa ku yimid kutubta culumada xanafiyada: (Culumadeena waxay yiraahdeen qofka dhahaa ruuxda sheekhyadeena waa mid xaadir ah (goob joog) waxa dhacaayana og wuu gaaloobayaa) 📕Al-baxrur-raaiq sharxu kanzur-raqaaiq (m 5/134) Warkaas ☝️waxaa faalo ka bixiyay sheekh cabdi ladiif Allaah ha u naxariistee: Haduu culumada ula jeeday culumada shareecada waa soo guurin ijmaac (isku raacsanaan) lagu ijmaacay gaalnimda qofka arinkaas rumaysan Haduu culumada ola jeeday gaar ahaan culumada xanafiyada iyadana waa soo guurin isku raacsanaantooda. 📗Al-baraahiinul-islaamiyah fii raddish-shubhatil-faarisiyah (56).

sticker.webp0.00 KB

بشرى🌿 انطلاق الدفعة الثانية ل: دورة الخاشع التأصيلية(2) دورة علميّة تأصيليّة تعنى بدراسة علوم اللغة العربية. تحت إشراف فضيلة الشيخ : محمّد محمود عطور(الخاشع) 📎 للتّفاصيل والتّسجيل: https://forms.gle/PqQ3bJqPPNFSSmem9 - https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdTilN3OmQuUNOYv_fgtIFgXt0XcwYpdyiflVMjfv3Cc7C1CQ/viewform?usp=sf_link Waa dowro soconayso hal sano iyo bar Sh.khaashici Ardayga rabo barashada 1-naxwaha 2-sarfiga 3-balaaqada Is diwaan galinta way socotaa.

sticker.webp0.10 KB

صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

sticker.webp0.09 KB

Salafkii suubanaa (Dadkii hore) xukunka ay ka qabeen usujuudida cid aan Allaah ahayn Imaamu zuhri wuxuu yiri: (adoonku kama boxo diinka islaamka xitaa uu aaga boxo sida uu usoo galay illaa usuujidida cid aan Allaah ahayn mooyee , ama diidmo uu Allaah diido mooyee). Ibnu wahab ayaa ku soo saaray kitaabkiisa muwada' (123) sanad wanaagsan. Qataada ibnu dacaamatus-saduusiy wuxuu yiri: Anaga Wallaahiyee ma ogin in uu shirki (wadaajin) jiray waligeed illaa sadax midkood mooyee : in Allaah lala baryo ilaah kale , ama loo sujuudo cid aan Allaah ahayn, ama waxa uu gowracaayo kuma magacaabo cid aan Allaah ahayn. Dabari ayaa kusoo saaray tafsiirkiisa (13824) sanad wanaagsan. Waxaad garatay sadax walxaadbo in lagu gaaloobo: 1- Baryada cid aan Allaah ahayn iyo in Allaah lala baryo ilaah kale. 2-sujuuda loo sujuudo cid aan Allaah ahayn. 3-magacaabida cid aan Allaah ahayn marka la gowracaayo xoolaha. #Sharegareeya saaxiibayaal.

sticker.webp0.03 KB

Marka aad dhagaysanayso isuma malaynaysid in aad dhulka dul joogto cod aad u macaan Qaariga yuusufal-caydaruus #Share

sticker.webp0.09 KB

قال ابن تيمية رحمه الله: (وليس للقلوب سرور ولذة تامة إلا في محبة الله تعالى، والتقرب إليه بما يحبه، ولا تتم محبة الله إلا بالإعراض عن كل محبوب سواه، وهذا حقيقة لا إله إلا الله) 📖((مجموع الفتاوى)) (28/32). Ibnu Taymiya Allaha u naxariistee wuxuu yidhi: (quluubta malaha farxad iyo raaxo dhamaystiran marka laga reebo in ay farxada iyo raaxada oogu jirto jacaylka Allaah iyo in Allaah loogu dhawaad waxa uu jecel yahy maahane jacaylka Allaahna ma dhamaystirmaayo illaa ka jeesasho mid walba oo la jecel yahay oo Allaah kasoo haray maahane kaasna waa xaqiiqada لا إله إلا الله Laa Ilaaha Illallaah) 📖((Majmuucul-fataawaa)) (28/32). #Share