uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
4 040
Підписники
-624 години
-337 днів
-12530 день
Архів дописів
sticker.webp0.09 KB

Salafkii suubanaa (Dadkii hore) xukunka ay ka qabeen usujuudida cid aan Allaah ahayn Imaamu zuhri wuxuu yiri: (adoonku kama boxo diinka islaamka xitaa uu aaga boxo sida uu usoo galay illaa usuujidida cid aan Allaah ahayn mooyee , ama diidmo uu Allaah diido mooyee). Ibnu wahab ayaa ku soo saaray kitaabkiisa muwada' (123) sanad wanaagsan. Qataada ibnu dacaamatus-saduusiy wuxuu yiri: Anaga Wallaahiyee ma ogin in uu shirki (wadaajin) jiray waligeed illaa sadax midkood mooyee : in Allaah lala baryo ilaah kale , ama loo sujuudo cid aan Allaah ahayn, ama waxa uu gowracaayo kuma magacaabo cid aan Allaah ahayn. Dabari ayaa kusoo saaray tafsiirkiisa (13824) sanad wanaagsan. Waxaad garatay sadax walxaadbo in lagu gaaloobo: 1- Baryada cid aan Allaah ahayn iyo in Allaah lala baryo ilaah kale. 2-sujuuda loo sujuudo cid aan Allaah ahayn. 3-magacaabida cid aan Allaah ahayn marka la gowracaayo xoolaha. #Sharegareeya saaxiibayaal.

sticker.webp0.03 KB

Marka aad dhagaysanayso isuma malaynaysid in aad dhulka dul joogto cod aad u macaan Qaariga yuusufal-caydaruus #Share

sticker.webp0.09 KB

قال ابن تيمية رحمه الله: (وليس للقلوب سرور ولذة تامة إلا في محبة الله تعالى، والتقرب إليه بما يحبه، ولا تتم محبة الله إلا بالإعراض عن كل محبوب سواه، وهذا حقيقة لا إله إلا الله) 📖((مجموع الفتاوى)) (28/32). Ibnu Taymiya Allaha u naxariistee wuxuu yidhi: (quluubta malaha farxad iyo raaxo dhamaystiran marka laga reebo in ay farxada iyo raaxada oogu jirto jacaylka Allaah iyo in Allaah loogu dhawaad waxa uu jecel yahy maahane jacaylka Allaahna ma dhamaystirmaayo illaa ka jeesasho mid walba oo la jecel yahay oo Allaah kasoo haray maahane kaasna waa xaqiiqada لا إله إلا الله Laa Ilaaha Illallaah) 📖((Majmuucul-fataawaa)) (28/32). #Share

sticker.webp0.13 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Daawo : Gaalkii madax waynaha faransiiska taageeraha sawir xumeenta xabiibkeena muxamad ﷺ gaal iimaan laawe maakroon oo la kulmay dharbaaxo xilli uu ku guda jiray socdaal gudaha wadanka faransiiska. Qofka nabigeena liida oo xaqiisa ku tunto aduun sharaf oogu noolaamaayo aakhirana cadaab xanuun badan oo liidiya ayuu la kulmayaa. ﴿إِنّا كَفَيناكَ المُستَهزِئينَ﴾ [الحجر: ٩٥]

sticker.webp0.09 KB

Ilaahada reer galbeedka #UNICEF waxay bilowday u sharciyeen adoomaheeda sharciyo aad iyo aad fool xun oo ah in caruurta aan l
+1
Ilaahada reer galbeedka #UNICEF waxay bilowday u sharciyeen adoomaheeda sharciyo aad iyo aad fool xun oo ah in caruurta aan loo diidi karin daawashada filamada galmada. #UNICEF waa hay'ad hoos tagto qaramada midoobay oo sheegato in ay kaalmayso gurmadna u fidiso caruurto waxay leedahay : Daawashada caruurta aflaamta galmada waa arin aan waxba dhibaynin dadaal kasta oo la isku dayayo in looga hortago inay ka helaan waxyaabaha noocaas ah ee internetka aflaamta galmada waxaa loo arki karaayaa ku xadgudub xuquuqda aadanaha. Waxaa ceeb wayn ah in ilaah reer galbeed leeyihiin muslimiinta dhaxdooda ka yiraahdo waxaan kaalmaynayaa caruurta tolow maxaaa dan ah ay ka leeyihiin !!! Danaha ay ka leeyihiin waxaa ka mid ah in ilmahaada u sharciyeeyaan daawashada galmada. Noqo qof soo jeedo oo dhiifoon hana noqonin doqon ku dagan magacyada qurxoon ay sameestaan sida #kaalmada caruurta #xuquuqda aadanaha iyo waxa lamidka ah. #Share #Joining https://t.me/arimo1islaam

Nabigu ﷺ wuxuu yiri : "Qiraa'ada kor loo qaado kan tukanaayo ayay dhibaysaa". Reer sucuudna waxay dheheen qiraa'ada kor loo q
Nabigu ﷺ wuxuu yiri : "Qiraa'ada kor loo qaado kan tukanaayo ayay dhibaysaa". Reer sucuudna waxay dheheen qiraa'ada kor loo qaado yahuuda iyo kiristanka ayay dhibaysaa. #Abuu_Salmaan

sticker.webp0.10 KB

👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

sticker.webp0.00 KB

الإسلام يقول : (إن الحكم إلا لله ) والديمقراطية تقول : الحكم للشعب. الأول إسلام والآخر كفر اعلم أخي المسلم أن من قال : أنا ديمقراطي أنه يقول أنا كافر بالقرآن. Diinka islaamka wuxuu leeyhay: xukunka talada malaha illaa Allaah mooyee. Dimuqraadiyadana waxay leedahay: xukunka talada waxaa leh shacabka. Kan hore waa islaam Kan kalana waa gaalnimo Qofka dhahaa : aniga waxaan ahay dimuqraadi iska ogow in uu ku leeyahay ani waxaan ahay gaal ku gaaloobay qur'aanka. #Joining 👇 #Share --https://t.me/arimo1islaam

sticker.webp0.03 KB

Maxay kula tahay calanka marka loo taago soomaalinimo ? wadaniyad ? Masoo hoos galayaa hadalka nabiga ﷺ ee ahaa "qofka ka hoos dagaalama calan indha la' " ? Mise masoo hoos galaayo oo wuxuu u taaganyahay arin sharci ah ?
Anonymous voting

Muslimka isagaa laandheera ah Hadaan muslimiin nahay nagu filan in aan nahay muslimiin Rabigeena waa Allaah Nabigeena waa muxammad ﷺ Diinteenana waa islaam Wixii intaa kasoo haray waa jaahiliyo Calanka 🇸🇴 loo taagana waa jaahiliyo Qofka ku hoos dhintana wuxuu ku dhintay jaahiliyo Nabigeena muxamad ﷺ wuxuu yiri : ومن قاتل تحت راية عِمِّيَّة يغضب لِعَصَبَة، أو يدعو إلى عَصَبَة، أو ينصر عَصَبَة، فقتل، فَقِتْلَة جاهلية،  "Qofka ka hoos dagaalama calan indha la' asaga oo u caroonaayo qabyaalad darteed ama qabyaalad oogu yeera ama u hiilinaayo qabyaalad ka dibna la dilo waa dil jaahili ah...." #Share #Joining

sticker.webp0.10 KB