en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-324 hours
-207 days
-7730 days
Posts Archive
Repost from Kooxda Kulmis
Isniin wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ✿: Buug soomaali PDF ah ✿: ku baro afcarabiga qoralo ✿: Faafinta diinta islaamka ✿: Bigfanpro ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: culimada su'aashaada weydii ✿: xikmado xul ah. ✿: kala soco WARARKA ✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Love stories ✿: su'aalo guud(diini iyo maadi) ✿: Xikmado badan ✿: Buug somali maqal ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Dhambaal ✿: Dareenka dunida ✿: Buugwalba ood u baahato ✿: Xikmad iyo dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Xikmada wade ✿: weheliso ✿: Hoyga sheekooyinka ✿: Dareenka dunida ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Halxiraale ✿: Noqo mufakir ✿: Science iyo qur'aanka ✿: Buuug dhagaysi ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Su'aalo iyo jawaabo ✿: siirada nebiga SCW ✿: Oraahyo ✿: Baro af English-ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ✿: cilmi nafsiga ✿: Siyaasadda dunida ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Sahanka nolosha ✿: cilmi iyo aqoon ✿: Baro luuqada English'ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Iftiinshe ✿: Baahiyaha kheyrka ✿: Sheekooyin jacayl ✿: Qaado iftiinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: ila qosol ✿: oraahside ✿: baraaruji awoodahaaga ✿: niyadeena ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: qoraal qaadasho mudan ✿: korodhso online academy ✿: Rajada nolosha ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿:faafinta khayrka ✿: arrimaha islaamka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks 📌@xikmadbadan 📌@Oraahyo ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

DAMBIGA HA YARAYSANIN HABA YARAADO. Bilaal Binu Sacdi Wuxuu Yiri: "Ha Fiirinin Yaraanta Gafka (Dambiga) Lkn Waxaad Fiirisaa Qofka Aad Caasisay (Allaah)". 📗[AZ-zuhd War-raqaa'iq Ibnu Mubaarak] B23

Isniin wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ t.me/THEKURAN ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ❥:Buug soomaali PDF ah ❥:ku baro afcarabiga qoralo ❥:Faafinta diinta islaamka ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:culimada su'aashaada weydii ❥:xikmado xul ah. ❥:kala soco WARARKA ❥:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Love stories ❥:su'aalo guud(diini iyo maadi) ❥:Xikmado badan ❥:Buug somali maqal ah ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Dhambaal ❥:Dareenka dunida ❥:Buugwalba ood u baahato ❥:Xikmad iyo dhiirigelin ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥: weheliso ❥: Hoyga sheekooyinka ❥:Dareenka dunida ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Halxiraale ❥:Noqo mufakir ❥:Science iyo qur'aanka ❥:Buuug dhagaysi ah ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Su'aalo iyo jawaabo ❥:siirada nebiga SCW ❥:Oraahyo ❥:Baro af English-ka ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:sheekoyin qosol iyo xikmad ah ❥:cilmi nafsiga ❥:Siyaasadda dunida ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Sahanka nolosha ❥:cilmi iyo aqoon ❥:Baro luuqada English'ka ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:Iftiinshe ❥:Baahiyaha kheyrka ❥:Sheekooyin jacayl ❥:Qaado iftiinka ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:ila qosol ❥:oraahside ❥:baraaruji awoodahaaga ❥:niyadeena ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:qoraal qaadasho mudan ❥:korodhso online academy ❥:Rajada nolosha ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ❥:faafinta khayrka ❥:arrimaha islaamka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY Ҩ:@SomenAcademy Ҩ: @xikmadbadan .Ҩ:@hoyga_Akhriska Ҩ:@HoygaShekoyinka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ⭆👉 Ku Dhawaad.......Buug-Somali Free Ah iyo qaar kale oo badan haddaba hadaad buug donayso somali ah xaruntedi ayaa timi Fadlan join dheh ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Gari alley taqaane sida muuqata kooxda #JADIIDIYO ayaa ku gar-leh qodob ka ah in #SHABAAB iyo ICTISAAM isku mid ahaan jireen horayna loo dhihi jiray #AL-ITTIXAAD AL-ISLAAMI. balse jabkii ururka AL-ITTIXAAD gaadhay dagaalkii gedo 1996 kadib ay dhacday in laba garab u kala jabaan Garab doortay dacwo aan dagaal wadan manhajkoodina badalay usuul badanna ka tanaazulay iyo garab doortay in dagaalka iyo dacwado wada socdaan, Garabki dagaalka ka fadhiistay waxa ay al la baxeen ICTISAAM, raggii dagaalka looga dhuuntay ugu dambeyn waxa ay noqdeen SHABAAB Arrinka ceynkaa ah waa howl ay wada garanayaan inti waaya-joogga u aheyd dhacdooyinkaa. Marka ICTISAAM waxa looga baahan yahay laba mid un in ay jadiidiyo u qiraan in ay gar leeyihiin iyaguna ay khaldanaayeen barigii ay AL-ITTIXAAD ka ahaayeen, raalli-galin iyo magdhawna bixiyaan, iyo in ay qirtaan in ay hadda khaldan yihiin oo barigaa ay saxnaayeen, dibna u towbadkeenaan markaana SHABAAB iyo ICTISAAM iyo inti ku fikir ah oo wada socda ay JADIIDIYO ku duulaan iyaga oo mid ah.

photo content
+1

Repost from Salah Muse Hassan
🌼🌻🌼🌻 #Guubaabo 💥 ☝️﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾☝️ Billaahi! Maalin maxaa qiimo iyo macaan nolosha ka haraayo hadii nabiga wax laga sheegaayo ka dibna aan loo hiilinaynin lana dhowraynin sharafka suubanaha ﷺ ?! Maxeynu ka dhahnaa cadaawadaan cad, iyo jeesjeeskaan muuqdo,? Ma indhahaan iska xirnaa, dhagahana ma daboolanaa, afkeenana ma xirnaa, iyada uu wadnaha ku jiro xidid dhaqdhaqaaqaayo ?? Allaha nabiga muxamad karaameeyay darajadiisana kor u qaaday baan ku dhaartayee, dhulka hoostiisa ayaa noogala jaceyl badan yahaya dhulka koorkiisa hadii aynu kari wayno in aan xaqa sheegno rasuulka xaqa ahna difaaci wayno. War hooyaay qalimaan ha ingagaano gacmana ha qalalaano gacmahaasoo kari waayay in ay qoraan✍xuruuf nabiga sharafkiisa lagu ilaalinaayo xurmada nabigana lagu difaacaayo. فإن أبي ووالده وعرضي *** لعرض محمد منكم فداء Aabahay iyo aabahiis iyo sharafteydaba Sharafka nabiga ayey furasho idinkaga yihiin. #Xigasho iswy Turjumaaye Macalin saalax macalin Share nagu biir si wada jir ah aan nabiga ﷺ uugu hiilino

Af-hayeenka madax waynaha hindiya gaalka lo' caabudka ah is mariyaha saxarada lo'da uraha aan loo dhawaanin urkiisa wacalka h
Af-hayeenka madax waynaha hindiya gaalka lo' caabudka ah is mariyaha saxarada lo'da uraha aan loo dhawaanin urkiisa wacalka hooyadii zino ku dhashay #naveen_kumaar_jindaal wuxuu Af-lagaadeeyay Nabigeena scw waxaan leenahay gaalyahow xaarka lo'da caafimaadka raadiyo markaan fursad kugu helno ama muslimiinta dowladooda helaan ayaan ku marsiinaynaa waxaad mudan tahay

Suuriyad soo barakacday ayaa teendhadeedii ka dhigtay guri iyo hoy ay ku hoydaan agoonta. Si kastaba ha ahaatee dhibaatooyinka ay shacabka reer Suuriya ku nool yihiin haddana wanaag ayaa ku haray... Alla ha ka kor qaado dhibaatooyinka.

Gabdhan waxay noqotay qofkii ugu horreeyay ee dumar ah oo is asturtay dalka Meksiko ee waqooyiga America. Kadib dadaal dheer iyo doodo ay lagashay maxkamadaha wadanka ayay ku guuleysatay in dumarka muslimaadka ah ay xijaaban karaan waliba ay Niqaab xiran karaan. Kaniisadaha waaweyn ee wadanka arrintan ka qeylla dhaamiyay iyagoo ku tilmaamay "Meksiko oo la islaaminayo". Wasaaradda arrimaha dibadda Meksiko waxay sheegtay in gabadhu Si qiiraysan ay utiri "waxaan ahay muslimad waana ku faanayaa islaamnimada". Gabadhan muslimadda ah waxay ku guuleysatay in baasaboorkeeda lagu dhejiyo sawirkeeda cusub iyadoo muslimad asturan ah waxaana laga fujiyay sawirkeeda markii ay gaalada aheyd. Qisada gabadhan ayaa aad looga hadal hayaa waqooyiga America, gabadhan waxay ku taxadisay dhammaan maxaakimta gacan ku sameysiga Meksiko iyo kaniisadaha Nasaarada oo aan ku dhiiran karin in dumarkooda Raahibaadka ah ay asturaan. waxay tusaale fiican unoqotay dumarka kale ee soo islaami doona oo is asturi doona insha'Alaah #X

Waxay aheyd Raahibad balse hadda waa muslimad!.
Waxay aheyd Raahibad balse hadda waa muslimad!.

sticker.webp0.08 KB

Indian Wire platform: Maamulka Hindiya ayaa xira carruurta Muslimiinta ah oo u dira waxa loogu yeero dib u habeynta, iyaga oo ku qasbaya in ay bartaan Hinduuga halkii Islaamka, oo ay dhagaystaan ​​​​heesaha Hinduuga, aaway ururradii xuquuqda aadanaha? Aaway ururadii difaaca caruurtu? Aaway kuwii isku sheega culimo iyo sharci-yaqaan? Inaga muslimiinta ah Gaalada aktooda wax xuquuq ah kuma lihin #Xuquuqda_insaanka hadaad maqasho markasta maanka ku haay waxaa laga wadaa xuquuqda umadaha gaalada ah sida iyaguba cadeeyeen markii uu dilaacay dagaalkii ruush iyo Ukraine.

Murji'ada Casrigaan Ictisaam Iyo Jadiidiyo Waaye Waxa Ay Ku Noqdeen Ka Ogow Muuqaalka Murji'ada Casrigaan Waxaa Ka Mid Ah Al-baani Sh Xassaan Xuseen https://youtu.be/Xr807TmWgYc

Mala waayay awood #shuuciga_shiinaha ka hor istaagta gumaadka muslimiinta iigoor mala waayay muslimiin dareenkooda ka muujiya gumaadka muslimiinta iigoor

Isniin wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* Ҩ:Bigfanpro-barashada graphics design Ҩ:Buug soomaali PDF ah Ҩ:Aqoonkaal media Ҩ:ku baro afcarabiga qoralo Ҩ:Faafinta diinta islaamka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:culimada su'aashaada weydii Ҩ:xikmado xul ah. Ҩ:kala soco WARARKA Ҩ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: Hoyga akhriska Ҩ: Love stories Ҩ:su'aalo guud(diini iyo maadi) Ҩ:Xikmado badan Ҩ:Buug somali maqal ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Dhambaal Ҩ:Dareenka dunida Ҩ:Buugwalba ood u baahato Ҩ:Xikmad iyo dhiirigelin ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: weheliso Ҩ: Hoyga sheekooyinka Ҩ:Dareenka dunida ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: Halxiraale Ҩ:Noqo mufakir Ҩ: Science iyo qur'aanka Ҩ:Buuug dhagaysi ah ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Su'aalo iyo jawaabo Ҩ:siirada nebiga SCW Ҩ:Oraahyo Ҩ:Baro af English-ka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah Ҩ:cilmi nafsiga Ҩ:Siyaasadda dunida ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Sahanka nolosha Ҩ:cilmi iyo aqoon Ҩ: Baro luuqada English'ka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:Iftiinshe Ҩ:Baahiyaha kheyrka Ҩ:Sheekooyin jacayl Ҩ:Qaado iftiinka ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ:ila qosol Ҩ:oraahside Ҩ:baraaruji awoodahaaga Ҩ:niyadeena ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: qoraal qaadasho mudan Ҩ:korodhso online academy Ҩ:Rajada nolosha ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ Ҩ: dunida dahsoon Ҩ:faafinta khayrka Ҩ: arrimaha islaamka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY Ҩ:@kaydbooks Ҩ: @xikmadbadan Ҩ:@Oraahyo ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ⭆halkan waxaad ku baran kartaa Graphic design,adiga oo isticmaalaya moobiilkaaga. Jion soo dheh. ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎