Salah Muse Hassan
Kanalga Telegram’da o‘tish
4 063
Obunachilar
-224 soatlar
-337 kunlar
-12230 kunlar
Postlar arxiv
4 062
Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
4 062
Repost from Salah Muse Hassan
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi:
Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay waxaan guda galay in aan eegaayo Rasuulka Allaah iyo dayaxa, nabigu wuxuu sitay isku joog gaduudan, waaba nabigoo agtayda dayaxa ka iftiin badan kana fiican.
أخرجه الترمذي (2811) واللفظ له، والنسائي في ((السنن الكبرى)) (9640)
#Cajiib
Ha hilmaamin in aad amaanto nabiga ﷺ
#Share
4 062
Hadaad awoodo in aad u hiiliso diinta islaamka iyo muslimiinta wax yarba ha ahaadee ha dhayalsanin qoraal cod muuqaal qaadacaat talaabo qaad laga yaabo hal eray aad qorto ama duubto in muslimiinta dhibka ooga joogsado.
4 062
Repost from قناة نداء الإسلام.☝️
قائمة القنوات الإسلامية السلفية:
نقـدم لكم مجموعة من القناوات السلفية الموثوقة، ونرجوا منكم المساهة في نشر رابط القنوات في المجموعات، وصفحات التواصل؛ لتصل إلى أكبر قدر ممكن من المستفيدين،وأحتسبوا الأجر والثواب من الله عز وجل فإن الدال على الخير كفاعله،ولا شيء بعد النبوة أفضل من بث العلم.
🌺• « قناة: بداية السبيل »
➣ @abusalman22
••━═══❁✿❁═══━••
🌺• «قناة: نداء الإسلام»
➣ @Ahowmuslim
••━═══❁✿❁═══━••
🌺• «قناة: منهج الهُداة»
➣ @hudat12
••━═══❁✿❁═══━••
🌺• «قناة: كشف الشبهات»
➣ @khasfy12
••━═══❁✿❁═══━••
🌺• « قناة: الفوائد والمعلومات»
➣ @fawaid181
••━═══❁✿❁═══━••
🌺• « قناة: دار الحديث»
➣ @Daarul_Xadiith
••━═══❁✿❁═══━••
وأخيرا إعلموا أن الداعي إلى الله له من الأجر مثل أجر من تبعه إلى يوم القيامة كما في الحديث:\" من دل على هدى كان له من الأجر مثل أجر من تبعه إلى يوم القيامة.
4 062
Repost from Taariikhda Islaamka
Hindia waxa kasocda maahan wax sahlan iyo cadaawada gaamurtay ee dowlada iyo shacabka hinduuska ee lo'da caabuda ay kuhayaan shacabka islaamka ah.
4 062
Repost from Taariikhda Islaamka
Xaalada hindiya war maloo hayaa, ma ogtihiin inay xabiibkiinii scw caayen madaxda dalka hindiya?
Ma ogtihiin shacabkii laxasuuqay oo dhimashada iyo dhaawacu ay faraha kabexeen?
Ma ogtihiin in islaamkii dabad baxyada sameeyey abaalkoodi laga dhigay in la burburiyo guryadoodi.
Ma ogtahay fadumo ahayd gabdh hindiyada laguna eedeeyey inay sabab u ahayd dibadbaxyada lagaga cadhooday caydii Rasuulka scw iyada iyo ehelkeediba xabsiga laga buuxiyay gurigeediina dhulka ladhigay oo la burburiyay.
Ma ogtihiin in caalamka islaamka laga cadhooday oo la muuniyay caamo iyo culimaba balse reerka soomaaliyeed ay ka aamuseen caamo iyo culimo ba.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka
4 062
Repost from Kooxda Kulmis
Isniin wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: Faafinta diinta islaamka
✿: Bigfanpro
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: kala soco WARARKA
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Xikmada wade
✿: weheliso
✿: Hoyga sheekooyinka
✿: Dareenka dunida
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@Oraahyo
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 062
DAMBIGA HA YARAYSANIN HABA YARAADO.
Bilaal Binu Sacdi Wuxuu Yiri:
"Ha Fiirinin Yaraanta Gafka (Dambiga) Lkn Waxaad Fiirisaa Qofka Aad Caasisay (Allaah)".
📗[AZ-zuhd War-raqaa'iq Ibnu Mubaarak] B23
4 062
Isniin wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
t.me/THEKURAN
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
❥:Buug soomaali PDF ah
❥:ku baro afcarabiga qoralo
❥:Faafinta diinta islaamka
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:culimada su'aashaada weydii
❥:xikmado xul ah.
❥:kala soco WARARKA
❥:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Love stories
❥:su'aalo guud(diini iyo maadi)
❥:Xikmado badan
❥:Buug somali maqal ah
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Dhambaal
❥:Dareenka dunida
❥:Buugwalba ood u baahato
❥:Xikmad iyo dhiirigelin
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥: weheliso
❥: Hoyga sheekooyinka
❥:Dareenka dunida
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Halxiraale
❥:Noqo mufakir
❥:Science iyo qur'aanka
❥:Buuug dhagaysi ah
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Su'aalo iyo jawaabo
❥:siirada nebiga SCW
❥:Oraahyo
❥:Baro af English-ka
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:sheekoyin qosol iyo xikmad ah
❥:cilmi nafsiga
❥:Siyaasadda dunida
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Sahanka nolosha
❥:cilmi iyo aqoon
❥:Baro luuqada English'ka
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:Iftiinshe
❥:Baahiyaha kheyrka
❥:Sheekooyin jacayl
❥:Qaado iftiinka
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:ila qosol
❥:oraahside
❥:baraaruji awoodahaaga
❥:niyadeena
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:qoraal qaadasho mudan
❥:korodhso online academy
❥:Rajada nolosha
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❥:faafinta khayrka
❥:arrimaha islaamka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
Ҩ:@SomenAcademy
Ҩ: @xikmadbadan
.Ҩ:@hoyga_Akhriska
Ҩ:@HoygaShekoyinka
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
⭆👉 Ku Dhawaad.......Buug-Somali
Free Ah iyo qaar kale oo badan haddaba hadaad buug donayso somali ah xaruntedi ayaa timi
Fadlan join dheh
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 062
Gari alley taqaane sida muuqata kooxda #JADIIDIYO ayaa ku gar-leh qodob ka ah in #SHABAAB iyo ICTISAAM isku mid ahaan jireen horayna loo dhihi jiray #AL-ITTIXAAD AL-ISLAAMI.
balse jabkii ururka AL-ITTIXAAD gaadhay dagaalkii gedo 1996 kadib ay dhacday in laba garab u kala jabaan
Garab doortay dacwo aan dagaal wadan manhajkoodina badalay usuul badanna ka tanaazulay iyo garab doortay in dagaalka iyo dacwado wada socdaan,
Garabki dagaalka ka fadhiistay waxa ay al la baxeen ICTISAAM, raggii dagaalka looga dhuuntay ugu dambeyn waxa ay noqdeen SHABAAB
Arrinka ceynkaa ah waa howl ay wada garanayaan inti waaya-joogga u aheyd dhacdooyinkaa.
Marka ICTISAAM waxa looga baahan yahay laba mid un
in ay jadiidiyo u qiraan in ay gar leeyihiin iyaguna ay khaldanaayeen barigii ay AL-ITTIXAAD ka ahaayeen, raalli-galin iyo magdhawna bixiyaan, iyo in ay qirtaan in ay hadda khaldan yihiin oo barigaa ay saxnaayeen, dibna u towbadkeenaan markaana SHABAAB iyo ICTISAAM iyo inti ku fikir ah oo wada socda ay JADIIDIYO ku duulaan iyaga oo mid ah.
4 062
Repost from Salah Muse Hassan
🌼🌻🌼🌻
#Guubaabo 💥
☝️﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾☝️
Billaahi! Maalin maxaa qiimo iyo macaan nolosha ka haraayo hadii nabiga wax laga sheegaayo ka dibna aan loo hiilinaynin lana dhowraynin sharafka suubanaha ﷺ ?!
Maxeynu ka dhahnaa cadaawadaan cad, iyo jeesjeeskaan muuqdo,? Ma indhahaan iska xirnaa, dhagahana ma daboolanaa, afkeenana ma xirnaa, iyada uu wadnaha ku jiro xidid dhaqdhaqaaqaayo ??
Allaha nabiga muxamad karaameeyay darajadiisana kor u qaaday baan ku dhaartayee, dhulka hoostiisa ayaa noogala jaceyl badan yahaya dhulka koorkiisa hadii aynu kari wayno in aan xaqa sheegno rasuulka xaqa ahna difaaci wayno.
War hooyaay qalimaan ha ingagaano gacmana ha qalalaano gacmahaasoo kari waayay in ay qoraan✍xuruuf nabiga sharafkiisa lagu ilaalinaayo xurmada nabigana lagu difaacaayo.
فإن أبي ووالده وعرضي *** لعرض محمد منكم فداء
Aabahay iyo aabahiis iyo sharafteydaba
Sharafka nabiga ayey furasho idinkaga yihiin.
#Xigasho
iswy
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
Share nagu biir si wada jir ah aan nabiga ﷺ uugu hiilino
4 062
Af-hayeenka madax waynaha hindiya gaalka lo' caabudka ah is mariyaha saxarada lo'da uraha aan loo dhawaanin urkiisa wacalka hooyadii zino ku dhashay #naveen_kumaar_jindaal wuxuu Af-lagaadeeyay Nabigeena scw waxaan leenahay gaalyahow xaarka lo'da caafimaadka raadiyo markaan fursad kugu helno ama muslimiinta dowladooda helaan ayaan ku marsiinaynaa waxaad mudan tahay
4 062
Suuriyad soo barakacday ayaa teendhadeedii ka dhigtay guri iyo hoy ay ku hoydaan agoonta. Si kastaba ha ahaatee dhibaatooyinka ay shacabka reer Suuriya ku nool yihiin haddana wanaag ayaa ku haray... Alla ha ka kor qaado dhibaatooyinka.
4 062
Gabdhan waxay noqotay qofkii ugu horreeyay ee dumar ah oo is asturtay dalka Meksiko ee waqooyiga America.
Kadib dadaal dheer iyo doodo ay lagashay maxkamadaha wadanka ayay ku guuleysatay in dumarka muslimaadka ah ay xijaaban karaan waliba ay Niqaab xiran karaan.
Kaniisadaha waaweyn ee wadanka arrintan ka qeylla dhaamiyay iyagoo ku tilmaamay "Meksiko oo la islaaminayo".
Wasaaradda arrimaha dibadda Meksiko waxay sheegtay in gabadhu Si qiiraysan ay utiri "waxaan ahay muslimad waana ku faanayaa islaamnimada".
Gabadhan muslimadda ah waxay ku guuleysatay in baasaboorkeeda lagu dhejiyo sawirkeeda cusub iyadoo muslimad asturan ah waxaana laga fujiyay sawirkeeda markii ay gaalada aheyd.
Qisada gabadhan ayaa aad looga hadal hayaa waqooyiga America, gabadhan waxay ku taxadisay dhammaan maxaakimta gacan ku sameysiga Meksiko iyo kaniisadaha Nasaarada oo aan ku dhiiran karin in dumarkooda Raahibaadka ah ay asturaan.
waxay tusaale fiican unoqotay dumarka kale ee soo islaami doona oo is asturi doona insha'Alaah
#X
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
