fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 042
مشترکین
-224 ساعت
-327 روز
-12830 روز
آرشیو پست ها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

من أراد المطالعة في كتب الإيمان فعليه بهذه الكتب:- ١-الإيمان عند السلف وعلاقته بالعمل وكشف الشبهات المعاصرين. ٢-براءة أهل الحديث والسنة من بدع المرجئة. ٣-الإيمان بين السلف والمتكلمين ٤-الفروق بين عقيدة السلف وعقيدة المرجئة. ٥-مسألة الإيمان في كفتي الميزان. ٦-حقيقة الإيمان ونقض المرجئة المعاصرة والخوارج. ٧-حقيقة الإيمان والكفر. ٨-القواعد في بيان حقيقة الإيمان . ٩-أقوال ذوي العرفان في أن أعمال الجوارح داخلة في مسمى الإيمان. ١٠-الإيمان حقيقته، خوارمه، نواقضه عند أهل السنة والجماعة. ١١-الجامع في كتب الإيمان والرد على المرجئة.

Soo ma aragtid imaamka muxamad binu muscab al-caabid in uu leeyahay: "Ilaahow qofka sheega in aadan hadlin aakhirana aan lagu arkaynin kaasi wuxuu ku gaaloobay wajigaada, kuma yaqaano, waxaan qirayaa adi in aad ahaatay carshiga korkiisa cirirka todobada ah korkooda ma aha sida ay leeyihiin colka ilaahey ee zanaadiqada aha". Hadalka oo ilaah loo diido iyo aragtida ilaahey aakhiro oo la diido ayaa imaamka agtiisa waxay tusisay mooganaan ilaah la moogyahay oo jaahil laga yahay qofka diidayana uusan ilaahey garanaynin iyo in uu ku gaaloobay jahliga uu jaahil ka yahay ilaah. Sidee baanan u dhahaynin : Mushriga caabuda cid aan ilaah ahayn ma yaqaano xaqiiqda islaamka iyo waxa anfiya ( diido) islaamnimada uu shirkiga ka mid yahay, maxaa yeelay hadii uu qalbigiisa ku sugnaan lahaa iimaankii wax ku oolka ahaa shirki ma sameeyeen mana caabudeen cid aan Allaah ahayn]. 📗Munaadaratus-soomaaliy was-suudaaniy ( b 331 )

ألا ترى الإمام محمد بن مصعب العابد، يقول: «من زعم أنك لا تتكلم ولا ترى في الآخرة فهو كافر بوجهك، لا يعرفك، أشهد أنك فوق العرش فوق سبع سماوات ليس كما يقول أعداء الله الزنادقة». نفي التكلّم عن الله ونفي رؤيته في الآخرة دلّ عند الإمام على الجهل بالله وأن النافي لا يعرف الله وأنه كافر بالجهل به. فكيف لا نقول: المشرك العابد لغير الله لا يعرف حقيقة الإسلام ولا ما ينافيه من الشرك؛ لأنه لو كان الإيمان المعتبر في قلبه لما أشرك وعبد غير الله]. مناظرة الصومالي والسوداني (ص331).

sticker.webp0.11 KB

📚 dantaada garo 🥇 📮Kooxda kulmis📮 📌 oraahyo 📌 su'aalo diini ah 📌 dhiirigeliye 📌 qoraal sawir ah 📮 su'aalo 📮 dhambaal iyo xogo 📮 xigmad iyo dhiirigelin 📍 baro xadiiska nebiga 📍 xikmado 📍 baro luuqadda engliishka 🧲 samewade 🧲 iftiinshe 🧲 weheliso 🌍 aqoonkaal 🌍 quraanka iyo science 🌍 koofi meme 📮 ila qosol 📮 buug maqal ah 📮 xogta iyo waxa cusub 📎 wararka iyo siyaasadda caalamka 📎 gaarsiinta diinta 📎 kheyr wade. 🩸 qoraal qaadasho mudan 🩸 arimaha islaamka 💡 xaqiiqo tube 💡 qaado iftiinka 💡 suaalo diini ah 🎤 sahan official 🎤 niyadeena 🎤 buug walba oo aad ubaahantahay 🥇 furaha nolosha 🥇 murti somali 🥇 dhambaal jacayl 🏆 xikmado badan 🏆 dareenka dunida 🏆 Halxiraale 🕋 Mala socotaa 🕋 Murtida nolosha 🕋 OraahsideRajada noloshaSomali trade ideaTaariikhda caalamkasahanka noloshaNoqo mufakkir. 🧲╔═══════════════╗🧲 Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis 🧲╚═══════════════╝🧲 Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan 🇰 🇺  🇱 🇲 🇮 🇸 

Somaalidii horo waxaa hal ku dhig u ahaa "Kala bax kitaabka qaba" Hadana waxaa hal ku dhig u ah "Kala bax dastuurkaa qaba" Hadaan doonayno xal waara oo wax ku ool ah oo diinta dadka dalka wax u taro waxaan ka helaynaa kitaabka samaawiga ah ee sharafta badan Burbur iyo jah wareer ka biximayno ilaa inta qabyo qaraal san ku neefle qoray dhaqan noo yahay. Wacyigu ha shaqeeyo

photo content

Ma fahantay qormadaan sheekha ?
Anonymous voting

📕مصباح الظلام في الرد على من كذب على الشيخ الإمام. (ص/ 268) Waxaa loo leeyahay : Waxaa un ay waajibaysaa in la rumeeyo waxa
📕مصباح الظلام في الرد على من كذب على الشيخ الإمام. (ص/ 268) Waxaa loo leeyahay : Waxaa un ay waajibaysaa in la rumeeyo waxa uu Rasuulka sheegay oo ay ka mid tahay sugida shafaacada idinka Alle cida uu Alle doono oo muwaxidiinta ka mid ah, Kan waaye kan ay waajibayso rumayntiisa, ammaa rumaynta la rumeeyo in ay ¹iyaga milkiyaan shafaacada iyo in iyaga laga baryo shafaacda geerida iyo maqnaashaha ka dib kaasi waa hadal aan waxba jirin asalna aan lahayn. Mana rumeeyo warkaas illaa ahlu shirkiga baryo ilaah la jirkiisa maytada iyo maqanayaasha mooyee. 📕 Misbaaxu-dalaam fir-raddi calaa man kadaba cala-shaykhil-imaam. b 268 ¹ nabiyada saalixiinta....

"Qur'aanka xifdigiisa iyo alfaadiisa oo la xifdiyo waxay dariiqo u tahay oo lagu gaaraa in macnahiisa iyo xukunkiisa lagu dhaqmo oo la raadiyo."

" إذا علم الرجل من حال صديقه انه تطيب نفسه بما يأخذ من ماله؛ فله أن يأخذ وإن لم يستأذنه نطقا. وكان هذا معروفا بين كثير من الصحابة والتابعين" شيخ الإسلام ابن تيمية / الصارم المسلول (1/ 368). Haddii nin ka ogaado xaaladda saaxiibkiis in uu wax dhib ah u arkaynin waxa uu ka qaato xoolahiisa, markaa wuu qaadan karaa xitaa haddii uusan weyddiisan oggolaansho afka ah. Tani waxay caan ku ahayd in badan oo saxaabada iyo taabiciinta ka mid ah. Sheekh Al-Islaam Ibnu Taymiyah / Al-Saarim Al-Masluul (1/368).

قال العلامة ابن بطال: [أجمع العلماء أن من أكره على الكفر فاختار القتل أنه أعظم أجرا عند الله ممن اختار الرخصة. واختلفوا فيمن أكره على غير الكفر من فعل ما لا يحل له ...] شرح صحيح البخاري (8/ 295). Caalimkii Ibnu Badaal wuxuu yiri: [Culimadu waxay isku raacsan yihiin in qofkii gaalnimo lagu khasbo oo doorta dilka, in uu ka ajir weyn yahay kan doortay tanaasulka. Waxayna ku kala aragti duwanaadeen kan lagu qasbay inuu sameeyo wax aan ahayn gaalnimo oo aan isaga u bannaanayn ...] Sharaxa Saxiixul Bukhaari (8/295).

🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖 📕 Gacmo wada jir bey wax ku gooyaan. 📕 ❀━┅•▣┅━❀🌹🍃❀━┅•▣┅━❀ ✯ ━━━🖇━━━ ✧ ━━━━☘━━ ✯ ➥┣◈⌁🩸@aqoonkaalmedia ➥┣◈⌁🩸@al_daaci_calal_afdal_123 ➥┣◈⌁🩸@arimo1islaam ➥┣◈⌁🩸@Dareenkadunida ➥┣◈⌁🩸@buugmaqal ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🩸@dhambaal ➥┣◈⌁🩸@dhigane9 ➥┣◈⌁🩸@dhiirigeliye156 ➥┣◈⌁🩸@furaha_nolosha ✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ✯ ➥┣◈⌁⛳️@FarfaalleAcademy ➥┣◈⌁⛳️@Gaarsiidiinta ➥┣◈⌁⛳️@halxiraale ➥┣◈⌁⛳️@Hogaan_bulsho ➥┣◈⌁⛳️@Koofi_memes ➥┣◈⌁⛳️@MaLasocota ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁📌@murti_som ➥┣◈⌁📌@niyadeena ➥┣◈⌁📌@oraahyo1 ➥┣◈⌁📌@oraahyo ➥┣◈⌁📌 @orahside ➥┣◈⌁📌 @qaraaxo1 ➥┣◈⌁📌@qoraal09 ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🚦@Qaadoiftiinka ➥┣◈⌁🚦@somalienglishcollege ➥┣◈⌁🚦@samewade ➥┣◈⌁🚦@soomaal ➥┣◈⌁🚦@Siyaasada_dunida ➥┣◈⌁🚦@suaalodiini_ah ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁💡@Samafalegroup ➥┣◈⌁💡@sahanofficial ➥┣◈⌁💡@suaalo1 ➥┣◈⌁💡@Somali_trade_idea ➥┣◈⌁💡@THEKURAN ➥ ┣◈⌁💡@taarikhda ➥ ┣◈⌁💡@weydiimo1 ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🩸@Weheliso ➥┣◈⌁🩸 @xikmadodhiirigalino ➥┣◈⌁🩸 @xikmadbadan ➥┣◈⌁🩸@XAQIIQOTUBETV ➥┣◈⌁🩸@xadiiska ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ꜱᴘᴏɴꜱᴇʀᴇᴅ ʙʏ: 🩸@xikmadbadan 🩸@oraahyo ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ 💐 Faahfaahinta linkyadan ka akhriso: @kooxda_kulmis ─── ❖ ── ── ❖ ───💐🌷🌷 Si aad kannaalkaaga linkyadan ugu darto la xidhiidh:@nabiilsulaymaan

Ibnu jariir al-dabariy ayaa ku wariyay tafsiirkiisa ibnu cabaas in uu yiri : Tafsiirka waa afar nuuc 1️⃣ Nuuc carabta luqadeeda ay ku taqaan. 2️⃣- Tasiir aan qofna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka ahaado (mooganaado). 3️⃣-Tafsiir culumada un ay garanayso. 4️⃣- Tafsiir ilaaha xuskiisu sareeyo mooyee cid kale aanay garan karin. 🔥- Tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin waa : #Towxiidka iyo cadaynta waxa kasoo horjeedo iyo waxaa kaa la midka ah oo ka mid ah arima diinka aad looga yaqaano daruuro ahaan. 📕Jaamicul-bayaan 1/57. 📝Walaalkey diinta qaaliga ah aan ku walaalownayow ma baratay tafsiirka aan cidna loogu cudur daaraynin inuu jaahil ka yahay maxaase kuu dambayn doono adoo jaahil ka ah hadaad dhimato ? Hada ayaad nooshahay oo aad baran kartaa baro qaaliyow qaaliyey.

sticker.webp0.05 KB