3 821
Subscribers
-324 hours
-237 days
-7230 days
Posts Archive
3 821
Ha cunin dadka hilibkooda
Labo dumar ayaa soomay Xilliga Nabiga Scw waxay ku sigteen oon daraadiis in ay u dhintaan , arinkaas ayaa Nabiga Scw Loo sheegay , Nabiga Scw wuu ka jeestay labadii dumar , hadana waa loo sheegay , ka dib Nabiga Scw wuu u wacay wuxuuna amray in ay is matajiyaan (hunqaac) waxay mantageen weel maal iyo dhiig iyo carun ah , iyo hilib cayriin ah , Nabiga Scw wuxuu yiri: "labadaan waxay ka soomeen wuxuu Alle uu u baneeyay , waxayna ku anfureen wuxuu Alle ka xarimay , midood ayaa tan kale la fadhiisatay waxayna guda galeen dadka hilibkooda in ay cunaan.
مسند إمام أحمد
3 821
Keenyaa moos noo soo dhoofinayso inagoo Alle na dajiyay dhulka kan oogu khayraadka badan, iyagu lama yaabani ee waxaan la yaabay nimanka u ogolaaday in ay noo soo dhoofiyaan maxaa Dan ah ay ka leeyihiin ? Ma in hodankeena tuugsado ? ma in waxiisa wanaagsan loo dacareeyo
3 821
Warbixintan oo ka soo baxday Hay’adda Tirakoobka Turkiga (Dawladda) ayaa muujinaysa is-dhaafsiga ganacsi ee u dhexeeya Turkiga iyo Israa’iil.
Qalabka lagu sheegay warbixinta ayaa u badan kiimikooyin, shidaal kiimikaad, agabka wax-soo-saarka, iyo mishiinada, waxaana ugu muhiimsan: baaruudda, hubka, iyo agabka hubka.
Baaruud = baaruud
Silah = hub
Kaliya hubka la dhoofiyay bilowgii sanadka ayaa qiimahiisu ahaa nus bilyan lira.
Tirakoobka sanadka 2023.
Kahor intaadan ka fikirin cudurdaar, ka fikir haddii tirakoobyadu ay ahaan lahaayeen waddan kale, maxay noqon lahayd falcelintaadu?
Jacaylka dhabta ah ee loo qabo dadkeena Falastiin waa in aan lagu xaddidin rabitaan hore, haddii kale waxay noqon lahayd faa'iido oo ma aha jacayl dhab ah oo loogu talagalay xidhitaanka rumaysadka.
Turjumida waa Google
منقول من قناة أبي جعفر عبد الله الخليفي
Gaalada Iyo Calmaaniyiinta Turkiga u horeeyo waxay doonayaan in islaam difaac iyo u gargaarida muslimiinta lagu amaano iyaga oo umada u gacan galiyay gaalo.
3 821
Repost from Baraarug
👉Hagaag,Hanuun, hufnaan iyo Har-wacan Shareecaa Leh,☝️
👉Hoog,Halaag,Haboow iyo Hal-daran inta-Hadhaa Leh.☝️( Dimuqraadiyo, Calmaaniyo,Libraaliyo iyo Xeer-Qoys)
#Baraarug #Cabdiraxman_Garaad
3 821
Gaza waxa ay yahuudu ku gantay 45 kun bombo💣 oo lagu kala sameeyay mareekan yurub isara'il 3 kun oo ka mid ah bambooyinkaas wali ma qarxin, 3 kun wali 🤔 waa halis kale oo hadii dhulka amaan noqdo xitaa kumanaan kale geeri u dhawaynayso Alle ha Amaansado
3 821
Gaza waxa ay yahuudu ku gantay 45 kun bombo💣 oo lagu kala sameeyay mareekan yurub isara'il 3 kun oo ka mid ah bambooyinkaas wali ma qarxin, 3 kun wali 🤔 waa halis kale oo hadii dhulka amaan noqdo xitaa kumanaan kale geeri u dhawaynayso Alle ha Amaansado
3 821
Repost from منار الأمة
• هل أتاكم نبأ المغرب؟!
في ظل انشغال الناس بغزة، تمر المغرب بمنعطف خطير يحاول فيه أرباب العلمانية فرض كلمتهم ورفع صوتهم بتغيير مدونة الأسرة تحت مظلة المساواة، وذلك بتحليل ما حرم الله، بمثل المساواة في الإرث، وعدم المعاقبة على العلاقات غير الشرعية دون سن الثامنة عشر، وتحريم الزواج في أقل من ذلك؛ بل والتعدد على الرجال، وعدم التفريق بين الأب والأم وحماية الشواذ، وحرية تصرف المرأة في أبنائها دون حق لطليقها -أب الأبناء-، وعدم درايته في ذلك، والكثير الكثير!
وفي الرد على هذا أطلق بعض الفضلاء مبادرة بعنوان: [ متقيسش عائلتي ] .
• وهي مبادرة مغربية غايتُها صدُّ العدوان العلماني على الأسرة المغربية المسلمة، وسياق إنشاء هذه المبادرة هو: تعديل مدونة الأسرة التي لم يتبقَّ على إصدارها إلا أيام قليلة، واستغلال النسويات لهاته الفرصة لهدم ثوابت الشريعة الإسلامية والمملكة المغربية.
• المبادرة على: الفيسبوك / الانستجرام.
نرجوا من كل ذي غيرة على دينه دعمها والتوعية بذلك.
3 821
Marka aan rabaano in ducadeena la ajiibo walaalaheen ayaan u ducayn jirnay.
#Sufyaanu_thowri
Ha iloobin
3 821
Repost from Kooxda Kulmis
Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0
3 821
Maalin waxaa shaam ku khudbeeyay khaliifka cabaasiga ahaa Abuu jacfar Al-mansuur wuxuu yiri:
"Dadoow waxaa idin la haboon in aad ilaah ooga mahdisaan waxa uu idinku hibeeyay sababtayda maxaa yeelay inta aan aniga madax idin ahaa ilaahey wuxuu idinka leexiyay daacuunkii idin imaan jiray.
Nin reer baadiya ahaa ayaa yiri: ilaah wuu ka sharaf badan yahay adi iyo daacuun inuu nagu kulmiyo. 😂😂
Al bidaaya wan-nihaaya
Nin reer Baadiyaha Wuxuu Taagan Yahay Adaa Daacuun Ka Ilaah Ka Sharaf Badan Adiga Iyo Daacuun Inaad Nagu Kulantaa 😂😃
3 821
Cumar Ayaa Maqlay Nin Codkiisa Kor U Qaaday Masaajidka Dhexdiisa Wuxuu Yiri: Ma Taqaanaa Meesha Aad Joogto?.
مصنف ابن أبي شيبة
Dhalin Yarta Xilligaan Joogto Waxay Ku Dhaw Yihiin Masaajidkaba In Ay U Badalaan Goob Buuq Iyo Dheel Af-Lagaado Iyo Is Bursi Masaajida Ilaahey Buuqa Ha Laga Daayo.
3 821
Ma Booqataa Qubuuraha Qaraabadaada ?
١٩ - حَدَّثَنَا أَبُو بَكْرٍ، نا مُحَمَّدُ بْنُ الْحُسَيْنِ، نا الْفَضْلُ بْنُ مُوَفَّقٍ، قَالَ: " كُنْتُ آتِي قَبْرَ أَبِي كَثِيرًا , قَالَ: شَهِدْتُ جِنَازَةً فَلَمَّا قُبِرَ صَاحِبُهَا تَعَجَّلْتُ لِي حَاجَةً وَلَمْ آتِ قَبْرَ أَبِي فَأُرِيتُهُ فِي النَّوْمِ فَقَالَ: يَا بُنَيَّ لِمَ لَمْ تَأْتِنِي؟ قَالَ: قُلْتُ: يَا أَبَتِ وَإِنَّكَ لَتَعْلَمُ بِي؟ قَالَ: إِي وَاللَّهِ يَا بُنَيَّ إِنَّكَ لَتَأْتِيني فَمَا أَزَالُ أَنْظُرُ إِلَيْكَ مِنْ حِينَ تَطْلُعُ مِنَ الْقَنْطَرَةِ حَتَّى تَقْعُدَ إِلَيَّ وَتَقُومَ مِنْ عِنْدِي , فَمَا أَزَالُ أَنْظُرُ إِلَيْكَ مُوَلِّيًا حَتَّى تَجُوزَ الْقَنْطَرَةَ "
--------
ص21 - كتاب المنامات لابن أبي الدنيا - علم الأموات بزيارة الأحياء لهم - المكتبة الشاملة
--------
الرابط:https://shamela.ws/book/13070/27#p1
3 821
Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0
3 821
"Dowlada kanada waa tii nabiga oo kale".
"Dowlada kanada waa diinl la'aan gaalo ma aha".
C/raxmaan bashiir
Ma amaan ayeey ka tahay mise aqoon daro ?
Yaab 🤔 waxaa ah in kan oo kale umada diin ka qaadato.
3 821
* Ducada Nabiga ﷺ.*
«اللَّهمَّ! إِنِّي أَسْألُكَ الرِّضَاءَ بَعْدَ الْقَضَاءِ، وبَرْدَ الْعَيْشِ بَعْدَ الْمَوْتِ، ولَذَّةَ النَّظَرِ إِلَى وَجْهِكَ، وَالشَّوْقَ إِلَى لِقَائِكَ فِي غَيْرِ ضَرَّاءَ مُضِرَّةٍ، وَلَا فِتْنَةٍ مُضِلَّةٍ».
أخرجه ابن أبي عاصم في السنة (427) عن فَضَالَةَ بن عُبَيْدٍ. الصحيح المسند (1058): والحديث صحيح.
3 821
Ma is waydiinay maxaa keenay dhaqamada xayawaannimada ?
Waxaa keenay oo muran leheen ka tigida dastuurkii Ilaahey ee lagu kala bixi jiray kitaabkii Ilaahey ee kan xun tusi lahaa wadada toosan kitaabkii Ilaahey ee isku xukmidiisa laga dhaga adeegay taas ayaa keentay xayawaannimada.
{ أَمۡ تَحۡسَبُ أَنَّ أَكۡثَرَهُمۡ یَسۡمَعُونَ أَوۡ یَعۡقِلُونَۚ إِنۡ هُمۡ إِلَّا كَٱلۡأَنۡعَـٰمِ بَلۡ هُمۡ أَضَلُّ سَبِیلًا }
[سُورَةُ الفُرۡقَانِ: ٤٤]
Waxaan u baahan-nahay u noqoshada kitaabkii Ilaahey noo soo dajiyay hal-ku dhigeenana u soo laabto sida uu ahaan jiray " kala bax kitaabkaa qabo " si ka duwan sida uu maanta yahay ee ah "kala bax dastuurka gacan ku dajiskaa qabo"
Ramadaan Mubarak
