en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 830
Subscribers
-124 hours
-257 days
-6330 days
Posts Archive
Way ka ood shishaysaa, Ardaygeeda waagiyo, Nin aroorta sugayoo, Nin aflaxay tin kama jarin, Nin irmaanta qaadiyo, Axad jiraba waa been, Afartiisa weedhood. Hadraawi Afkusiran 1997

Sawirkan hoose waa sawir Ai ah oo muujinaya farqigii u dhexeeyay tirada ciidammada Muslimiinta iyo kuwii gaalada ee Dagaalkii
Sawirkan hoose waa sawir Ai ah oo muujinaya farqigii u dhexeeyay tirada ciidammada Muslimiinta iyo kuwii gaalada ee Dagaalkii Mu’tah. Muslimiintu waxay maalintaas ahaayeen 3,000 oo dagaalyahan oo keliya, halka ciidamaddii gaaladuna ay gaarayeen ku dhowaad 200,000 oo askari. Waa dagaalkii ugu horreeyay ee ay Muslimiintu kula kulmaan gaalada meel ka baxsan Jasiiradda Carabeed. Inkastoo farqiga tiradu aad u weynaa, haddana Muslimiintu waxay muujiyeen geesinimo, adkaysi iyo xeelad ciidan oo aan safxadaha taariikhda ka bixin. Waa markii dadkii kor iyo hoosbo ka noolaa aduunyadaan ay maamulaayeen. Alle ha ka raali noqdo Asxaabtii nabiga ee geesiyaasha ahaa.

Sifiican baa loo dhaqayaa geesigii doqomoobay ee gaalada Madax u raariciyay
Sifiican baa loo dhaqayaa geesigii doqomoobay ee gaalada Madax u raariciyay

Inkastoo xamaalkiyoo ku jiro xoogsatada suuqa Sida xaaji weyn baa jimcaha u xaragoodaaye Waxba shaarkaan xirnahay yeysan dumarku xiiseyne Xaniinyaa ku joogaa arliga hoy xaliimooy Ha igu soo xisaabtamin hadaad xoolo Doon tahay Abwaan xareed Muhiimadeydu waa af-soomaaliga macaan

👆Waa dhacdo ka dhacday deegaan hoos tago degmada walan-weyn.

Waxaan joognaa jaahiliyo ka daran tii dadkii hore waayeel 60 jir ah oo hadana xanuunsan oo loo dilay loona gubay aano qabiil
+2
Waxaan joognaa jaahiliyo ka daran tii dadkii hore waayeel 60 jir ah oo hadana xanuunsan oo loo dilay loona gubay aano qabiil awgeed. War yaa dadkaan cawaanta noqday baro dhaqanka wanaagsan.

Qofka Alle ku xusa subaxdi, Iftiinka nuurka Alle ayaa la socda ilaa uu galabtii gaaro.”
Qofka Alle ku xusa subaxdi, Iftiinka nuurka Alle ayaa la socda ilaa uu galabtii gaaro.”

Hadad Aragto Qof Somali ah Oo Demokhradiyad Aaminsan Ama Waa Jaahil ama Waa Gaal!! Hussein Jama Runta ayuu taabtay markaan.

photo content

“Hadday dunidu beer dheef lahayd, dux iyo haaneedsi Dufankii in laga laastay, iyo dalagii hoos yaaley Ooy maanta daba-goosi tahay, dib u xasuusnaada”. Hadraawi,

Maxay tahay qadiyada soomaalida ? Jawaabta hoos ka fiiri. 👇 Qadiyada soomaalida waa in ay helaan culumo daacad ah oo kitaabka Alle iyo sunnada Rasuulkiisa ku Xukunta una horseedo amni iyo barwaaqo.

Wadaado caloolo kuus kuusanoo xoogoo shilimo lagu shubtay soomaali qadiyadeeda ma kufsan karaan. Sh xassaan xuseyn

Marwo camal xun Maangaab ninkeeda maqasho baa dhaanta. Gaariye

Umadda Muslimka ah waa inay ogaato in xasuuqa, dulmiga, iyo mashruucyada mashquulinta ay mar walba jiraan, balse awoodda iyo mustaqbalka ay gacanta ku hayaan Muslimiintu. Ha u ogolaanin in qowmiyad, dawlad, ama dano gaalo ay kaa dhigtay inaad noqoto daawade aan ficil lahayn. Haddii midnimadeenna, iimaankeena, iyo damiirkeena aan ilaashanno, waxaa suurtagal ah in aan bedelno xaaladda oo aan ka hortagno xasuuqa iyo dulmiga. Ha ka baqin inaad hadasho, u istaag xaqa, oo taageer walaalkaaga dulman — maanta ficilkaaga yar ayaa berri horseedi kara badbaado iyo sharaf weyn oo umadda Muslimka ah.

Aadamaha haduu diin iyo damiir laheyn wax walbaa ka suuroowee ma ogtihiin?? Qofkaan arxanka daran wuxuu ku faanayaa daadinta
Aadamaha haduu diin iyo damiir laheyn wax walbaa ka suuroowee ma ogtihiin?? Qofkaan arxanka daran wuxuu ku faanayaa daadinta dhiiga barimageydada.

Maxaa lagu xiray

Hadaan Guga kuu kordhaa Gabow mooyee ku tarin Garaad iyo waaya arag Illen wax ma dhaantid geed. #Gariye

Dariiq toosan soomaalidaay waa lagaa dagyyee Gabay timo cade

“Subax kasta waa fursad cusub oo aad Alle ku kasban karto. U kac salaadda, ducana ku fur.”
“Subax kasta waa fursad cusub oo aad Alle ku kasban karto. U kac salaadda, ducana ku fur.”

Diiradda saar hadafkaaga 👉 – Qor hadafkaaga oo u soco talaabo talaabo, hana ka leexan dariiqaaga.
Diiradda saar hadafkaaga 👉 – Qor hadafkaaga oo u soco talaabo talaabo, hana ka leexan dariiqaaga.