4 086
مشترکین
-324 ساعت
-337 روز
-11130 روز
آرشیو پست ها
4 086
Aadamaha haduu diin iyo damiir laheyn wax walbaa ka suuroowee ma ogtihiin??
Qofkaan arxanka daran wuxuu ku faanayaa daadinta dhiiga barimageydada.
4 086
Hadaan Guga kuu kordhaa
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waaya arag
Illen wax ma dhaantid geed.
#Gariye
4 086
“Subax kasta waa fursad cusub oo aad Alle ku kasban karto. U kac salaadda, ducana ku fur.”
4 086
Diiradda saar hadafkaaga
👉 – Qor hadafkaaga oo u soco talaabo talaabo, hana ka leexan dariiqaaga.
4 086
Samir iyo dulqaad
– Wax kasta oo nolosha ku yimaada waxay u baahan yihiin waqti. Guushu ma timaado hal habeen.
4 086
Islaamku waa diin naxariis iyo xoog — naxariistu macnaheedu ma aha daciifnimo, xooguna macnahiisu ma aha dulmi. Naxariis kasta oo aan meel sax ah lagu bixin waa daciifnimo, xoog kastana oo aan meel sax ah lagu adeegsan waa dulmi.
Ad-dariifi
4 086
Bilowga iyadoo asturan ayey isa soo duubtaa marka ay cabaar joogto waxaad arkeysaa iyadoo niiko heysaa tii shalay iyada ma aha.
4 086
⚠️ Digniin Naxdin Leh oo ka socota Masar
Wiil 13 jir ah oo lagu magacaabo Yuusuf Ayman ayaa la sheegay inuu d! lay saaxiibkiis Maxamed Axmed oo 12 jir ahaa, kadib muran yar oo dhex maray.
Warbixintu waxay sheegaysaa in Yuusuf uu adeegsaday dubbe iyo miin** shaar koronto, isla markaana cunay qaybo ka mid ah hilibka saaxiibkiis, ka hor inta uusan isku dayin inuu qariyo jidhkiisa.
Booliska ayaa si degdeg ah u qabtay Yuusuf, oo qirtay dambiga. Baaritaannada ayaa muujisay inuu saameyn weyn ka helay filimaanta rabshadaha iyo taxanayaasha sida “Dexter”, kuwaas oo uu ka bartay sida falal naxdin leh loo sameeyo.
Hadda Yuusuf waxaa lagu hayaa xabsi, waxaana loo gudbin doonaa dhakhaatiirta maskaxda si loo baaro xaaladdiisa dhimirka.
Fariin Ku Socoto Waalidiinta: Carruurta waxa ay daawadaan maanta ayaa saameyn ku yeelan karta qalbiga iyo naftooda berri. Ka digtoonow waxa ay daawanayaan!.
4 086
"Ha istaagin halka aad marayso, sii wad dadaalka iyo ducooyinka".
"Waqtiga adag waa tijaabo, balse Ilaahay wuu la jiraa kuwa samra". 🤲
4 086
“Ha ka welwelin waxa dadka kaa yiraahdaan, ee ka welwel waxa Alle kaa yiraahdo, waayo hadalkooda ma ku badbaadin karo, balse raalli ahaanshihiisa way ku badbaadineysaa.”
4 086
🌸 “Ha noqon qof dadka tusaya wanaag, noqo qof wanaagga u sameeya Alle dartii, xitaa haddii aan cidina ku arkin.”
4 086
🌿 “Ha ku dadaalin in dadku ku jeclaadaan, ee ku dadaal in Alle ku jeclaado, maxaa yeelay raallinimada Alle waa furaha farxadda dhabta ah.”
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
