4 042
مشترکین
-224 ساعت
-327 روز
-12830 روز
آرشیو پست ها
4 040
الله خلقنا لعبادته فمتى أخلصنا العبادة لله نكون مسلمين موحدين ومتى أشركنا العبادة مع غيره نكون مشركين كافرين.
Allaah wuxuu noo abuuray cibaadadiisa goorta aan Allaah u barax tirno cibaadada ayaan ahaanaynaa muslimiin muwaxidiin goorta aan Allaah la wadaajino cibaadada cid kale waxaan noqonaynaa mushrikiin gaala ah
Barashada #towxiidka dadaal badan ku bixiya.
4 040
🌸🍃:
#أذكار_المساء
((اللَّهُمَّ إِنِّي أَمْسَيْتُ أُشْهِدُكَ، وَأُشْهِدُ حَمَلَةَ عَرْشِكَ، وَمَلاَئِكَتِكَ، وَجَمِيعَ خَلْقِكَ، أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُكَ وَرَسُولُكَ))
(أربعَ مَرَّاتٍ).
🍃🌻
#أذكار_المساء
((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ: فِي دِينِي وَدُنْيَايَ وَأَهْلِي، وَمَالِي، اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي، وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَينِ يَدَيَّ، وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي، وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي)).
🍃🌻
4 040
Sidoo kale nabiga scw wuxuu yiri :
(ﻟﻮ ﻛﻨﺖ ﺁﻣﺮا ﺃﺣﺪا ﺃﻥ ﻳﺴﺠﺪ ﻷﺣﺪ ﻷﻣﺮﺕ اﻟﻤﺮﺃﺓ ﺃﻥ ﺗﺴﺠﺪ ﻟﺰﻭﺟﻬﺎ، ﻟﻜﻨﻪ ﻻ ﺳﺠﻮﺩ ﻷﺣﺪ ﻓﻲ اﻹﺳﻼﻡ)
ﺃﻱ: ﻻ ﺳﺠﻮﺩ ﻷﺣﺪ ﺇﻻ ﻟﻠﻪ ﻋﺰ ﻭﺟﻞ
(Hadii aan ahaan lahaa mid qof amraayo in uu u sujuudo qof kale naagta ayaan amri lahaa in ay u sujuudo ninkeeda ha yeeshee qofna sujuud islaamka dhexdiisa ooguma sugna)
Micnaha: qof loo sujuudo aan Allaah ahayn ma jiro.
📝 شرح صحيح مسلم
Salafka oraahyadooda waxaa ka mid ahaa
Imaamu zuhri wuxuu yiri:
(adoonku kama boxo diinka islaamka xitaa uu aaga boxo sida uu usoo galay illaa usuujidida cid aan Allaah ahayn mooyee , ama diidmo uu Allaah diido mooyee).
Ibnu wahab ayaa ku soo saaray kitaabkiisa muwada' (123) sanad wanaagsan.
War gabagadiisa calanka xidigta ku taal waa ilaah la caabudo sida sawirkaba idin kaga muuqato horaanna waxay naga soo gashay gumeeste xidigta caabudo waxa idin muuqanaayana waa in uu u jeedooyinkiisa gaaray.
Allaah waxaan ka baryeenaa in uu xaqa xaqnimo noo tuso naguna arsaaqo raacitaankiisa baadilkana baadilnimo noo tuso naguna arsaaqo ka fogaanshihiisa.
4 040
Soomaalida biryahaan waxay gaalnimada oogu ordaysaa sida biyo soo fagtay oo kale
Allaah asaga ayaa jin iyo insiba abuurtay waxa uu u abuurayna waa in ay caabudaan.
#Sujuudu waxay ka mid tahay xuquuqda Allaah gaarka u leeyahay waxaana macruuf ah oo muslimiinta oo dhan isla garanayaan qofka xaq ilaahey leeyahay cid kale u leexiya ama siiya in uu diinka ka baxay oo uu gaaloobaayo.
Allaah wuxuu kitaabkiisa ku yiri:
(لَا تَسۡجُدُوا۟ لِلشَّمۡسِ وَلَا لِلۡقَمَرِ وَٱسۡجُدُوا۟ لِلَّهِ ٱلَّذِی خَلَقَهُنَّ إِن كُنتُمۡ إِیَّاهُ تَعۡبُدُونَ)
[سورة فصلت 37]
(Ha u sujuudina qoraxda iyo dayaxa u sujuuda Allaah Allihii abuuray qoraxda iyo dayaxa waa hadaad tihiin kuwa Allaah kiligii caabudaayo)
Walaalka muslimka ahoo sifiican u fiiri qowlka Allaah ee ah
(إِن كُنتُمۡ إِیَّاهُ تَعۡبُدُونَ)
(waa hadaad tihiin kuwa Allaah kiligii caabudaayo)
Waxaa kuu muuqanaayo qofka u sujuuda Allaah cid aan ahayn sida qoraxda dayaxa xidigta iyo la midka ahba in uusan Allaah kaligii caabudin qofka aan Allaah kaligii caabudinna waa mushrik
4 040
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
4 040
🔸️Astaamaha lagu sugo islaamnimo iyo gaalnimo.🔹️
41daqiiqo
Faafi wll adoo mahadsan.
4 040
#SHARE
#Xurnimo_Ku_Sheeg
Dabacsar waa nin ilaahay aqoon diineed iyo maadi uu siiyay balse wuu dayoobay allaha soo hanuuniyo
ma waalna Caan noqo oo saamayn yeelo baa la gashay
Odayga runta ayuu taabtay markaan
#X
4 040
Yuu yahay saxaabiga magaciisa oo qayaxan lagu sheegay qur'aanka kariimka ?
4 040
جاء في كتب الأئمة الحنفية : ( قال علماؤنا : من قال : أرواح المشايخ حاضرة تعلم يكفر١
📕البحر الرائق شرح كنز الرقائق (٥/١٣٤)
علق هذا النص الشيخ عبد اللطيف رحمه الله : (فإن أراد بالعلماء : علماء الشريعة فهو حكاية للإجماع على كفر معتقد ذالك وإن أراد علماء الحنفية خاصة فهو حكاية لاتفاقهم ٢
📗البراهين الإسلامية في رد الشبهة الفارسية (٥٦)
Waxaa ku yimid kutubta culumada xanafiyada: (Culumadeena waxay yiraahdeen qofka dhahaa ruuxda sheekhyadeena waa mid xaadir ah (goob joog) waxa dhacaayana og wuu gaaloobayaa)
📕Al-baxrur-raaiq sharxu kanzur-raqaaiq
(m 5/134)
Warkaas ☝️waxaa faalo ka bixiyay sheekh cabdi ladiif Allaah ha u naxariistee:
Haduu culumada ula jeeday culumada shareecada waa soo guurin ijmaac
(isku raacsanaan) lagu ijmaacay gaalnimda qofka arinkaas rumaysan
Haduu culumada ola jeeday gaar ahaan culumada xanafiyada iyadana waa soo guurin isku raacsanaantooda.
📗Al-baraahiinul-islaamiyah fii raddish-shubhatil-faarisiyah (56).
4 040
بشرى🌿
انطلاق الدفعة الثانية ل:
دورة الخاشع التأصيلية(2)
دورة علميّة تأصيليّة تعنى بدراسة علوم اللغة العربية.
تحت إشراف فضيلة الشيخ :
محمّد محمود عطور(الخاشع)
📎 للتّفاصيل والتّسجيل:
https://forms.gle/PqQ3bJqPPNFSSmem9
-
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdTilN3OmQuUNOYv_fgtIFgXt0XcwYpdyiflVMjfv3Cc7C1CQ/viewform?usp=sf_link
Waa dowro soconayso hal sano iyo bar
Sh.khaashici
Ardayga rabo barashada
1-naxwaha
2-sarfiga
3-balaaqada
Is diwaan galinta way socotaa.
4 040
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ
شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا
إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا
تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
