en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

๐Ÿ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 415 subscribers, ranking 11 608 in the Education category and 489 in the Somalia region.

๐Ÿ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 415 subscribers.

According to the latest data from 19 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -157 over the last 30 days and by 1 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.10%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.04% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 715 views. Within the first day, a publication typically gains 182 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

๐Ÿ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 20 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 415
Subscribers
+124 hours
-257 days
-15730 days
Posts Archive
FOOTBALL RESOURCES.rar15.24 MB

Codka aad buu u dheeryahay Xili firaqo aad tahay si fcn u dhagayso insha Allah wax badan oo fikrad iyo talooyiin ahna inuu idinka anfici doonan Rajeynaa Insha Allah

Voice message20:41

Voice message00:57

Voice message07:16

Quran Shorts.rar119.52 MB

Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu
Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu dadaalka Fiicna ka miro dhaliyay Dadaalkiisa Sidi kale joogtiyey inuu xirfadiisa sii hormariyo. Guul Wacan Alle haku barakeyo Xirfada aad baratay Adiga iyo dhaman Ardayda kaleba. @samewadeacademy

Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul s
Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul sido kale waxan rajeyna waxqabadkooda mudo 2 bil kadib inaan kuso bandhigno youtube channel-keena. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Bakery Resources.rar40.46 MB

Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri "ย  ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ ๏ทบ:ย ุฃูŽูู’ุถูŽู„ู ุงู„ุตู‘ููŠูŽุงู…ู ุจุนู’ุฏูŽ ุฑูŽู…ุถูŽุงู†ูŽ: ุดูŽู‡ู’ุฑู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุงู„ู…ุญุฑู‘ูŽู…ูุŒ ูˆูŽุฃูŽูู’ุถูŽู„ู ุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉู ุจูŽุนู’ุฏ ุงู„ููŽุฑููŠุถูŽุฉู: ุตูŽู„ุงุฉู ุงู„ู„ู‘ูŽูŠู’ู„ูย ุฑูˆุงู‡ ู…ุณู„ู…ูŒ." โ– Maanta oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay . Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal โ– Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan Wq:Ismail Abduweli

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

Voice message07:34

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan r
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.