ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 415 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 621 في فئة التعليم والمرتبة 489 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 415 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 18 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -168، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -2، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.08‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.10‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 711 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 191 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 19 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 415
المشتركون
-224 ساعات
-317 أيام
-16830 أيام
أرشيف المشاركات
FOOTBALL RESOURCES.rar15.24 MB

Codka aad buu u dheeryahay Xili firaqo aad tahay si fcn u dhagayso insha Allah wax badan oo fikrad iyo talooyiin ahna inuu idinka anfici doonan Rajeynaa Insha Allah

رسالة صوتية20:41

رسالة صوتية00:57

رسالة صوتية07:16

Quran Shorts.rar119.52 MB

Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu
Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu dadaalka Fiicna ka miro dhaliyay Dadaalkiisa Sidi kale joogtiyey inuu xirfadiisa sii hormariyo. Guul Wacan Alle haku barakeyo Xirfada aad baratay Adiga iyo dhaman Ardayda kaleba. @samewadeacademy

Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul s
Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul sido kale waxan rajeyna waxqabadkooda mudo 2 bil kadib inaan kuso bandhigno youtube channel-keena. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Bakery Resources.rar40.46 MB

Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri "  قَالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ: أَفْضَلُ الصِّيَامِ بعْدَ رَمضَانَ: شَهْرُ اللَّهِ المحرَّمُ، وَأَفْضَلُ الصَّلاةِ بَعْد الفَرِيضَةِ: صَلاةُ اللَّيْلِ رواه مسلمٌ." ■Maanta oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay . Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal ■Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan Wq:Ismail Abduweli

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

رسالة صوتية07:34

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan r
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.