SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 415 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 621,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 415 名订阅者。
根据 18 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -168,过去 24 小时变化为 -2,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.08%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.10% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 711 次浏览,首日通常累积 191 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 19 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 415
订阅者
-224 小时
-317 天
-16830 天
帖子存档
17 418
Codka aad buu u dheeryahay Xili firaqo aad tahay si fcn u dhagayso insha Allah wax badan oo fikrad iyo talooyiin ahna inuu idinka anfici doonan Rajeynaa Insha Allah
17 418
Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan.
Arday kamida kuwa ugu dadaalka Fiicna ka miro dhaliyay Dadaalkiisa Sidi kale joogtiyey inuu xirfadiisa sii hormariyo.
Guul Wacan Alle haku barakeyo Xirfada aad baratay Adiga iyo dhaman Ardayda kaleba.
@samewadeacademy
17 418
Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul sido kale waxan rajeyna waxqabadkooda mudo 2 bil kadib inaan kuso bandhigno youtube channel-keena.
_________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
MahadSanid.
17 418
Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri
" قَالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ: أَفْضَلُ الصِّيَامِ بعْدَ رَمضَانَ: شَهْرُ اللَّهِ المحرَّمُ، وَأَفْضَلُ الصَّلاةِ بَعْد الفَرِيضَةِ: صَلاةُ اللَّيْلِ رواه مسلمٌ."
■Maanta oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay .
Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal
■Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan
Wq:Ismail Abduweli
17 418
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin.
Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah.
MahadSanid.
17 418
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin.
Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah.
MahadSanid.
17 418
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad
Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid.
______________________________________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
MahadSanid.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
