en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

๐Ÿ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 331 subscribers, ranking 11 561 in the Education category and 485 in the Somalia region.

๐Ÿ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 331 subscribers.

According to the latest data from 28 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -173 over the last 30 days and by -13 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.22%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.11% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 732 views. Within the first day, a publication typically gains 192 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

๐Ÿ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 29 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 331
Subscribers
-1324 hours
-547 days
-17330 days
Posts Archive
๐Ÿ“ฃmaahmaahoyiinka la nasakhay .pdf
๐Ÿ“ฃmaahmaahoyiinka la nasakhay .pdf

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ asxaabta ku xidhan channelka samewade waaxaan idin leeye maanta ayaan idinka baahanay garab ee nagu caawiya RATING si qayrkeen ula tartano wxaan rabaa ugu yaraan in toban qof ay noo RATING gareeyaan waayo anag farxad ayey noo tahay SOMALI TO THE WORLD๐Ÿ‘

photo content

DHAMBAAL.pdf1.19 MB

Dhambaal waa qormo ka waramaysa soonyaalka buugtan๐Ÿ‘†
Dhambaal waa qormo ka waramaysa soonyaalka buugtan๐Ÿ‘†

๐Ÿ“ฃhadimo jacay.pdf Hala soo qarxiyo loveka iyo likeda Buug cusub na waan soo wadnaa.

โคHADIMO JACAYL.PDF ๐Ÿ”ฐSheekadani waxa ay ka hadlaysaa wanaaga jacaylka marka labada qof raalida isku yihiin iyo sidayna waalid
โคHADIMO JACAYL.PDF ๐Ÿ”ฐSheekadani waxa ay ka hadlaysaa wanaaga jacaylka marka labada qof raalida isku yihiin iyo sidayna waalidku u ixtiraamin jacaylka hablaha ee loogu qasbo nin aanay garanayn oo lagu siinayo dibada ayuu ka yimid ama waa lacaglay ee aan loo meel dayn mustaqbalka inanta kuna kalifaysa wiil kay is jeclayeen inuu dalkii iskaga tago oo uu bada u galo si isna bari loo yidhaa dibada ayuu ka yimid oo waa lacaglay. Haye waa idinka iyo buuga ๐Ÿ‘‹

Waan soo dhignay buugii hadyad jacay si aan uga hortagno qaar yaryar oo dadka ku guumaysanaay buug aan aabohood lahay ee halagu yaaco waa yaalaaye โ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac โ€œCawlโ€ isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 6aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW ๐Ÿ‘‡ bit.ly/2ODYjZU

๐Ÿ”ดDhaambaal caashaq, waa fariin jaceyl oo ka timaadda ruux una timada ruux kale. Dhambaalka ayaa aadmigu waxyaabo kala duwan ku kala gudbiyaan, Waxaase laga mideysan yahay in uu yahay nafis, sababtoo ah qofkani wuxu u iska soo saarayaa wixii ku jiray isagoo, intaa ay muhiim u tahay. Middeeda kale Soomaalaa horay u tiri waxaad qarsataa wey ku qarsadaan, waayo waxaa dhacda inaa caawinaad aad heli laheyd ku weyso aamusnaantaada.

โœ… GUURKAGU GODOB MAAHA .pdf ๐Ÿฆ‹ โž : @Som_read ๐Ÿฆ‹ โž : @som_wall ๐Ÿฆ‹ โž : @somalibook ๐Ÿฆ‹ โž : @samewade ๐Ÿฆ‹ โž : @samewadegroup ๐Ÿฆ‹ โž : @sun
โœ… GUURKAGU GODOB MAAHA .pdf ๐Ÿฆ‹ โž : @Som_read ๐Ÿฆ‹ โž : @som_wall ๐Ÿฆ‹ โž : @somalibook ๐Ÿฆ‹ โž : @samewade ๐Ÿฆ‹ โž : @samewadegroup ๐Ÿฆ‹ โž : @suncodeacademy ๐Ÿฆ‹ โž : @som_sub โค๏ธCodso: @Buugaagbot ________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo โค๏ธ๐Ÿ‘ . Waa buug qiimo badan oo muhiim ah ...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........

Kani waa kaantus ina tusaaya kore kaca @samewade books Wxaan halkaa ku gaadhnay waa idinka thanks. Mahad sanidii. ุฌุฒุงูƒ ุงู„ู„ู‡ ุฎูŠุฑุง โ€‹Stats of Same wade books for the last 7 days. 2019-11-14 4,595 +37 +0.81% 2019-11-13 4,558 +62 +1.36% 2019-11-12 4,496 +13 +0.29% 2019-11-11 4,483 +5 +0.11% 2019-11-10 4,478 +6 +0.13% 2019-11-09 4,472 +42 +0.94% 2019-11-08 4,430 0 0%

โœ… HADYAD JACEYL .pdf buuga ugu xiisaha badan loogu raadinta badan yahay guud ahaan soomaalida ๐Ÿฆ‹ โž : @Som_read ๐Ÿฆ‹ โž : @som_wall ๐Ÿฆ‹ โž : @somalibook ๐Ÿฆ‹ โž : @samewade ๐Ÿฆ‹ โž : @samewadegroup ๐Ÿฆ‹ โž : @suncodeacademy ๐Ÿฆ‹ โž : @som_sub โค๏ธCodso: @Buugaagbot ____________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo โค๏ธ๐Ÿ‘ . Waa buug qiimo badan oo muhiim ah ...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........

Waa kan buuga hadyad jaceyl asigoo bilaa shuruud ah mahad sanidiin halaga fa'iideysto
Waa kan buuga hadyad jaceyl asigoo bilaa shuruud ah mahad sanidiin halaga fa'iideysto

photo content
+5

photo content
+3

HANBALYO HANBALYO Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed hada waa diyaar
HANBALYO HANBALYO Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed hada waa diyaar kaliya buuxi shuruudahan 1.Labadan Links ee hose ku share garee fb ama whatsapp group ama telegram Kadib intaana wx hadal soo dirn screen shot ka soo qaad waxaa dhare garaysay ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ”ดhttps://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA ๐Ÿ”ดhttps://t.me/samewade 2-deg deg luuqa ayaan ugu kala hadlaynaa hadii aan luuqa ugu so jawaabi weyno wax soo qor ok.. Soo Gal Groupka TAABO_HALKAN ๐Ÿ‘‰ @hadyadj

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ Hadiii sxp wxa cilad ahi kaa haysato groupska iyo channelska soo bookh si aan kaaga caawino

๐Ÿ“šBAXSAD IYO BAADIGOOB-Pdf๐Ÿ“š