en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 331 subscribers, ranking 11 561 in the Education category and 485 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 331 subscribers.

According to the latest data from 28 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -173 over the last 30 days and by -13 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.22%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.11% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 732 views. Within the first day, a publication typically gains 192 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 29 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 331
Subscribers
-1324 hours
-547 days
-17330 days
Posts Archive
📣 baxsad iyo baadigoob.pdf
📣 baxsad iyo baadigoob.pdf

photo content

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ma doonaysaa wax barsho online ah oo hab casri ah ku baxaysa Waxaa labixin doonaa kaabista ardayda dugsiyada sare ICT lagugu dhigi doono habcadri ah Hadaba ha moogaan hana seegin CONTACT Telegram channel: tiigsi online Website:tiigsi technology Mng: khadar

Smc asxaabta ku xidhan groupska @samewadegroup iyo @som_read Hadiii ku haysato cilad halka telegram ka iyo groupska oo lagaa cawiyo fadlan nagalasoo xidhiid helpme

Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed masoo dhignaa buugan pdfkiisa Haa
Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed masoo dhignaa buugan pdfkiisa Haa ❤️ maya 👎 hadii 100 qof haa u codeyso waan soo dhigaynaa wiliba si shuruud la'aan ah

Smc asxaabta ku xidhan groupska @samewadegroup iyo @som_read Hadiii ku haysato cilad halka telegram ka iyo groupska oo lagaa cawiyo fadlan nagalasoo xidhiid helpme

📚chemistry form four som/land .pdf Haye asxaabta waa kaa buug ka faaidaysi Wanaagsan sidoo kale waxaan soo wadnaa bugaag badan oo ah buugta student ka ah ■ sida manhajka som/land secondary school ■ sida exam paper ■ sida exam key books By @somalibook and @buugaagbot robot

📚 chemistry form four .pdf Matahay arday maraay dugsiga sare ama arday dhameeye oo xiiseeya chemistry ga Hadab soo qarxiya l
📚 chemistry form four .pdf Matahay arday maraay dugsiga sare ama arday dhameeye oo xiiseeya chemistry ga Hadab soo qarxiya like love Ani waa iga helaysaan hadii intaa samaysaan

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 5aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 bit.ly/2Vpvodu

Haye asxaabta waa kaa habka idinka caawinaay in aad file download garaystan

Hadii aad rabto in aad buug ama sawir dagto raac habkan ayaa kaa caawinaaye bit.ly/2CcxLrz

🤔 Fakar oo hodan noqo (think and grow rich).pdf Waakan buugi ee hala soo kala kiciyo Love ka iyo like ta ❤👍 @buugaagbot

Haye asxaabta 1 saac kadib buuga wuu soo dhacay ee hala soo qarxiyo love iyo like waan idin soo fasxaynaa.

🤔Fakar oo hodan naqo.pdf Haye buugan maa lahayaa mise waan soo fasaxaa asxaabey Like iyo love iyo commentga Ha laygu tuso go
🤔Fakar oo hodan naqo.pdf Haye buugan maa lahayaa mise waan soo fasaxaa asxaabey Like iyo love iyo commentga Ha laygu tuso goor dhow buu soo dhacayaa @buugaagbot

🏆You can win (waad guulaysan kartaa).pdf Waakan buugi ee hala soo kala kiciyo Love ka iyo like ta ❤👍

Buugii you can win wuu soodhacay hada ee hala soo qarxiyo love iyo like da coverkiisa...

🔴You can win waad guuleysan kartaa .pdf Haye asxaabta hala soo qarxiyo ❤loveka iyo 👍 like Wuu soo socdaa......
🔴You can win waad guuleysan kartaa .pdf Haye asxaabta hala soo qarxiyo ❤loveka iyo 👍 like Wuu soo socdaa......

Come and join us @TIIGSI

BUUGTA UGU FIICAN AMA XULKA AH
BUUGTA UGU FIICAN AMA XULKA AH

sticker.webp0.15 KB