ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 331 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 561,并在 索马里 地区排名第 485

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 331 名订阅者。

根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -173,过去 24 小时变化为 -13,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.22%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.11% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 732 次浏览,首日通常累积 192 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 331
订阅者
-1324 小时
-547
-17330
帖子存档
📣maahmaahoyiinka la nasakhay .pdf
📣maahmaahoyiinka la nasakhay .pdf

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته asxaabta ku xidhan channelka samewade waaxaan idin leeye maanta ayaan idinka baahanay garab ee nagu caawiya RATING si qayrkeen ula tartano wxaan rabaa ugu yaraan in toban qof ay noo RATING gareeyaan waayo anag farxad ayey noo tahay SOMALI TO THE WORLD👍

photo content

DHAMBAAL.pdf1.19 MB

Dhambaal waa qormo ka waramaysa soonyaalka buugtan👆
Dhambaal waa qormo ka waramaysa soonyaalka buugtan👆

📣hadimo jacay.pdf Hala soo qarxiyo loveka iyo likeda Buug cusub na waan soo wadnaa.

❤HADIMO JACAYL.PDF 🔰Sheekadani waxa ay ka hadlaysaa wanaaga jacaylka marka labada qof raalida isku yihiin iyo sidayna waalid
❤HADIMO JACAYL.PDF 🔰Sheekadani waxa ay ka hadlaysaa wanaaga jacaylka marka labada qof raalida isku yihiin iyo sidayna waalidku u ixtiraamin jacaylka hablaha ee loogu qasbo nin aanay garanayn oo lagu siinayo dibada ayuu ka yimid ama waa lacaglay ee aan loo meel dayn mustaqbalka inanta kuna kalifaysa wiil kay is jeclayeen inuu dalkii iskaga tago oo uu bada u galo si isna bari loo yidhaa dibada ayuu ka yimid oo waa lacaglay. Haye waa idinka iyo buuga 👋

Waan soo dhignay buugii hadyad jacay si aan uga hortagno qaar yaryar oo dadka ku guumaysanaay buug aan aabohood lahay ee halagu yaaco waa yaalaaye ☝️☝️☝️☝️☝️

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 6aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 bit.ly/2ODYjZU

🔴Dhaambaal caashaq, waa fariin jaceyl oo ka timaadda ruux una timada ruux kale. Dhambaalka ayaa aadmigu waxyaabo kala duwan ku kala gudbiyaan, Waxaase laga mideysan yahay in uu yahay nafis, sababtoo ah qofkani wuxu u iska soo saarayaa wixii ku jiray isagoo, intaa ay muhiim u tahay. Middeeda kale Soomaalaa horay u tiri waxaad qarsataa wey ku qarsadaan, waayo waxaa dhacda inaa caawinaad aad heli laheyd ku weyso aamusnaantaada.

✅ GUURKAGU GODOB MAAHA .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @sun
✅ GUURKAGU GODOB MAAHA .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . Waa buug qiimo badan oo muhiim ah ...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........

Kani waa kaantus ina tusaaya kore kaca @samewade books Wxaan halkaa ku gaadhnay waa idinka thanks. Mahad sanidii. جزاك الله خيرا Stats of Same wade books for the last 7 days. 2019-11-14 4,595 +37 +0.81% 2019-11-13 4,558 +62 +1.36% 2019-11-12 4,496 +13 +0.29% 2019-11-11 4,483 +5 +0.11% 2019-11-10 4,478 +6 +0.13% 2019-11-09 4,472 +42 +0.94% 2019-11-08 4,430 0 0%

✅ HADYAD JACEYL .pdf buuga ugu xiisaha badan loogu raadinta badan yahay guud ahaan soomaalida 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . Waa buug qiimo badan oo muhiim ah ...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........

Waa kan buuga hadyad jaceyl asigoo bilaa shuruud ah mahad sanidiin halaga fa'iideysto
Waa kan buuga hadyad jaceyl asigoo bilaa shuruud ah mahad sanidiin halaga fa'iideysto

photo content
+5

photo content
+3

HANBALYO HANBALYO Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed hada waa diyaar
HANBALYO HANBALYO Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed hada waa diyaar kaliya buuxi shuruudahan 1.Labadan Links ee hose ku share garee fb ama whatsapp group ama telegram Kadib intaana wx hadal soo dirn screen shot ka soo qaad waxaa dhare garaysay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 🔴https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA 🔴https://t.me/samewade 2-deg deg luuqa ayaan ugu kala hadlaynaa hadii aan luuqa ugu so jawaabi weyno wax soo qor ok.. Soo Gal Groupka TAABO_HALKAN 👉 @hadyadj

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Hadiii sxp wxa cilad ahi kaa haysato groupska iyo channelska soo bookh si aan kaaga caawino

📚BAXSAD IYO BAADIGOOB-Pdf📚