en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 388 subscribers, ranking 11 560 in the Education category and 487 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 388 subscribers.

According to the latest data from 25 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -154 over the last 30 days and by -5 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.17%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.09% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 726 views. Within the first day, a publication typically gains 189 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 26 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 388
Subscribers
-524 hours
-247 days
-15430 days
Posts Archive
Waa Buug Basic English ah oo kaa caawinaya fahanka English ta waxa idiin soo gudbinaysa bahda Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬
Waa Buug Basic English ah oo kaa caawinaya fahanka English ta waxa idiin soo gudbinaysa bahda Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬

Waa kaa buugi asxaabey halaga faaidaysto idinkoo mahadsan Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬

Buugan ma inoo soo qaadaa Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬
Buugan ma inoo soo qaadaa Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬

8.87 KB

Part 2 waxa lagu baranaa waa project design Part 3 waxa lagu barana packaging design si aad u ogaato casharada aan qadaneyno
Part 2 waxa lagu baranaa waa project design Part 3 waxa lagu barana packaging design si aad u ogaato casharada aan qadaneyno course_outlineka dib ugu laabo oo soo aqri sido kale Labadas qaybta halmar aad isdiiwan gilineysaa markale lacag lagama rabo sido kale ardayga dhameeya coursada Activiteskiisa uu fcna wuxuu heli donaa Shahaado wixii kale oo fafahin ka aqriso poster Kan ama nagala soo xiriir @suldan_fiqi ama @samewadedesign

Waa group aad wax badan ka fa'iido doonto xikmado, qormooyiin xiiso leh, sheekoyiin maad iyo madadalo leh iyo waliba hal xiraale todobaale ah fadlan ku biir groupka @xikmadosomali oo kamid noqo dadka ku xeran si aad wax badan uga faiidid mahad sanid join group https://t.me/joinchat/AAAAAEbVYshsQuwBeqpPrQ

Enjoy asxaabta waa kaa buugi Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬

Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬
Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo πŸ‘πŸ’¬

Waxaa bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee Mogadishu Awards degmada waaberi waxay u tartameysaa degmada ugu wanagsan gobolka
Waxaa bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee Mogadishu Awards degmada waaberi waxay u tartameysaa degmada ugu wanagsan gobolka banadir Wllahayga qaaliga waxaan idinka codsanayaa inaad iigu codeysaan degmada waaberi hadii ay degmadada ku jirto u codee hadaysan ku jirina anigaa kaa codsanaayo inaad degmadeyda igula codeyso mahad sanidiinπŸ™πŸ™πŸ™ https://mogadishuawards.com/voting/best-district/

Saacado kaliya aa ka dhimana inay diiwan gilinta xeranto I.a waxay xermeysaa caawa marka sacadu gaarto 12:00 Pm geeska Africa
Saacado kaliya aa ka dhimana inay diiwan gilinta xeranto I.a waxay xermeysaa caawa marka sacadu gaarto 12:00 Pm geeska Africa Fursad Waxbarasho oo free Ah Basic PhotoshopCC2020 Ku baro mudo bil ah Coursada Waa free 100% Shuruuda laga rabo qofka baranaayo waa inuu haytsaa computer ama laptop diiwan gilinta waxay bilawantay 1/10/2020 sido kale waxay ku egtahay 9/10/2020 ardayda la qadanaayona way xadidan tahay ka fa'iideyso intaysan fursadan ku dhafin ama aysan kaa buuxsamin Mahad sanid qofkii u bahan halaka xiriiro @suldan_fiqi

Martida Guud ee Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada. Gobta: Araman hall Date : 7Act 2020 Time : 3:00PM Ka soo qybgal wacan mahad
Martida Guud ee Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada. Gobta: Araman hall Date : 7Act 2020 Time : 3:00PM Ka soo qybgal wacan mahad sanid

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF πŸŒŸβ”β”β”β”β”β” πŸ’‘ ━━━━━━ 🌟 πŸ”ŽJOIN US ➠: @som_wall πŸ”ŽJOIN US ➠: @xikmadosomali πŸ”ŽJOIN US ➠: @somalibook πŸ”ŽJOIN US ➠: @samewade πŸ”ŽJOIN US ➠: @soomaal πŸ”ŽJOIN US ➠: @tiigsi πŸ”ŽJOIN US ➠: @som_movies πŸ’‘JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ πŸ’‘β”β”β”β”β”β” 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . πŸ“– BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

Waan ka xunay sidaad uga fal celisee buugaa hore sababtoo ah like aad saarteen iyo dadka eegay isma laha plz hanag xasdin idinkaa noo dhiiri galin aheee

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- πŸ—žDhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekad
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- πŸ—žDhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekaddaβ€œAxdi maleh raggu jacayln waa iblays”, sababtaan u doortay ciwaankan ayaa ah inaan u arkay mid mudan ka hadalid ama qorid u baahan inay tahay oo ay jiraan qalbiyo fara badan oo dhaawacan, isla markaana aysan haysan qof u hadla oo iyaga si ugu yaraan dareenka jacaylku ku dheeyanyahay ee gubaya aan u ugu tabiyo kuwada qalbiyada dhaawacaya si ay ugu yaraan ugu noqoto kiniin ama irbad shaafisa qalbigadhaawacan. πŸ“ŒHALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❀ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . πŸ“– BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada waa Buug ku Hagaya ku tusinaayo kugu dhaqaajinaayo wadada guusha wana Buug inta badan ka koo
Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada waa Buug ku Hagaya ku tusinaayo kugu dhaqaajinaayo wadada guusha wana Buug inta badan ka kooban Jadwal 1. Hagaha diintada 2. Hagaha Cafimadkada 3. Hagaha qabnololedkaga 4. Hagaha waxbarshadada. F.G Bandhiga hagaha noloshaada wuu ka dhici donaa muqdisho gaar ahaan Arman hall Gobta: Araman hall Date : 7 Act 2020 Time : 3:00PM Kasoo qayb galka waa free waana inoo muhiim inaad Inagala soo qayb gasho Ka soo qaybgal wacan martida kasoo qayb galayso si aad u ogaato riix linkigan wixii fafahin ah la xiriir @suldan_fiqi mahad sanidiin https://www.facebook.com/102320404972812?referrer=whatsapp

KASBO-NINKAAGA-Tukaale-MD.pdf πŸ¦‹ ➠: @Som_read πŸ¦‹ ➠: @som_wall πŸ¦‹ ➠: @somalibook πŸ¦‹ ➠: @samewade πŸ¦‹ ➠: @samewadegroup ❀️Codso: @Buugaagbot

Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz πŸ‘ and πŸ’¬
Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz πŸ‘ and πŸ’¬

Waa kaa buug ee xishmadiisa hala siiyo

Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz πŸ‘ and πŸ’¬
Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz πŸ‘ and πŸ’¬

πŸ“šAFGANBIGII DHICISOOBAY. Pdf βœͺΰΌΊ β”€β”€β€’β—ˆβ€’β”€β”€ β”€β”€β€’β—ˆβ€’β”€β”€ΰΌ»βœͺ πŸ”Join us ➠: @Som_read πŸ”Join us ➠: @som_wall πŸ”Join us ➠: @somalibook πŸ”Join us ➠: @samewade πŸ”Join us ➠: @samewadegroup πŸ”Join us ➠: @suncodeacademy πŸ”Join us ➠: @som_sub πŸ”Join us ➠: @som_movies πŸ“šJoin us ➠: @Buugaagbot βœͺΰΌΊ β”€β”€β€’β—ˆβ€’β”€β”€ β”€β”€β€’β—ˆβ€’β”€β”€ΰΌ»βœͺ Buugi waa kane like πŸ‘ka hala soo qarxiy