ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 388 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 560 في فئة التعليم والمرتبة 487 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 388 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 25 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -5، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.17‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.09‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 726 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 189 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 26 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 388
المشتركون
-524 ساعات
-247 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Waa Buug Basic English ah oo kaa caawinaya fahanka English ta waxa idiin soo gudbinaysa bahda Xaqiisa hala siiyo 👍💬
Waa Buug Basic English ah oo kaa caawinaya fahanka English ta waxa idiin soo gudbinaysa bahda Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Waa kaa buugi asxaabey halaga faaidaysto idinkoo mahadsan Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Buugan ma inoo soo qaadaa Xaqiisa hala siiyo 👍💬
Buugan ma inoo soo qaadaa Xaqiisa hala siiyo 👍💬

8.87 KB

Part 2 waxa lagu baranaa waa project design Part 3 waxa lagu barana packaging design si aad u ogaato casharada aan qadaneyno
Part 2 waxa lagu baranaa waa project design Part 3 waxa lagu barana packaging design si aad u ogaato casharada aan qadaneyno course_outlineka dib ugu laabo oo soo aqri sido kale Labadas qaybta halmar aad isdiiwan gilineysaa markale lacag lagama rabo sido kale ardayga dhameeya coursada Activiteskiisa uu fcna wuxuu heli donaa Shahaado wixii kale oo fafahin ka aqriso poster Kan ama nagala soo xiriir @suldan_fiqi ama @samewadedesign

Waa group aad wax badan ka fa'iido doonto xikmado, qormooyiin xiiso leh, sheekoyiin maad iyo madadalo leh iyo waliba hal xiraale todobaale ah fadlan ku biir groupka @xikmadosomali oo kamid noqo dadka ku xeran si aad wax badan uga faiidid mahad sanid join group https://t.me/joinchat/AAAAAEbVYshsQuwBeqpPrQ

Enjoy asxaabta waa kaa buugi Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo 👍💬
Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Waxaa bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee Mogadishu Awards degmada waaberi waxay u tartameysaa degmada ugu wanagsan gobolka
Waxaa bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee Mogadishu Awards degmada waaberi waxay u tartameysaa degmada ugu wanagsan gobolka banadir Wllahayga qaaliga waxaan idinka codsanayaa inaad iigu codeysaan degmada waaberi hadii ay degmadada ku jirto u codee hadaysan ku jirina anigaa kaa codsanaayo inaad degmadeyda igula codeyso mahad sanidiin🙏🙏🙏 https://mogadishuawards.com/voting/best-district/

Saacado kaliya aa ka dhimana inay diiwan gilinta xeranto I.a waxay xermeysaa caawa marka sacadu gaarto 12:00 Pm geeska Africa
Saacado kaliya aa ka dhimana inay diiwan gilinta xeranto I.a waxay xermeysaa caawa marka sacadu gaarto 12:00 Pm geeska Africa Fursad Waxbarasho oo free Ah Basic PhotoshopCC2020 Ku baro mudo bil ah Coursada Waa free 100% Shuruuda laga rabo qofka baranaayo waa inuu haytsaa computer ama laptop diiwan gilinta waxay bilawantay 1/10/2020 sido kale waxay ku egtahay 9/10/2020 ardayda la qadanaayona way xadidan tahay ka fa'iideyso intaysan fursadan ku dhafin ama aysan kaa buuxsamin Mahad sanid qofkii u bahan halaka xiriiro @suldan_fiqi

Martida Guud ee Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada. Gobta: Araman hall Date : 7Act 2020 Time : 3:00PM Ka soo qybgal wacan mahad
Martida Guud ee Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada. Gobta: Araman hall Date : 7Act 2020 Time : 3:00PM Ka soo qybgal wacan mahad sanid

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @som_movies 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

Waan ka xunay sidaad uga fal celisee buugaa hore sababtoo ah like aad saarteen iyo dadka eegay isma laha plz hanag xasdin idinkaa noo dhiiri galin aheee

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekad
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekadda“Axdi maleh raggu jacayln waa iblays”, sababtaan u doortay ciwaankan ayaa ah inaan u arkay mid mudan ka hadalid ama qorid u baahan inay tahay oo ay jiraan qalbiyo fara badan oo dhaawacan, isla markaana aysan haysan qof u hadla oo iyaga si ugu yaraan dareenka jacaylku ku dheeyanyahay ee gubaya aan u ugu tabiyo kuwada qalbiyada dhaawacaya si ay ugu yaraan ugu noqoto kiniin ama irbad shaafisa qalbigadhaawacan. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada waa Buug ku Hagaya ku tusinaayo kugu dhaqaajinaayo wadada guusha wana Buug inta badan ka koo
Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada waa Buug ku Hagaya ku tusinaayo kugu dhaqaajinaayo wadada guusha wana Buug inta badan ka kooban Jadwal 1. Hagaha diintada 2. Hagaha Cafimadkada 3. Hagaha qabnololedkaga 4. Hagaha waxbarshadada. F.G Bandhiga hagaha noloshaada wuu ka dhici donaa muqdisho gaar ahaan Arman hall Gobta: Araman hall Date : 7 Act 2020 Time : 3:00PM Kasoo qayb galka waa free waana inoo muhiim inaad Inagala soo qayb gasho Ka soo qaybgal wacan martida kasoo qayb galayso si aad u ogaato riix linkigan wixii fafahin ah la xiriir @suldan_fiqi mahad sanidiin https://www.facebook.com/102320404972812?referrer=whatsapp

KASBO-NINKAAGA-Tukaale-MD.pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup ❤️Codso: @Buugaagbot

Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz 👍 and 💬
Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz 👍 and 💬

Waa kaa buug ee xishmadiisa hala siiyo

Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz 👍 and 💬
Buugaaa ma inoo soo qaada asxaabeey Plz 👍 and 💬

📚AFGANBIGII DHICISOOBAY. Pdf ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @som_movies 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ Buugi waa kane like 👍ka hala soo qarxiy

SAMEWADE ACADEMY - إحصائيات وتحليلات قناة تيليجرام @samewade