SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 388 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 560,并在 索马里 地区排名第 487 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 388 名订阅者。
根据 25 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -5,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.17%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.09% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 726 次浏览,首日通常累积 189 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 26 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 388
订阅者
-524 小时
-247 天
-15430 天
帖子存档
17 388
Waa Buug Basic English ah oo kaa caawinaya fahanka English ta waxa idiin soo gudbinaysa bahda
Xaqiisa hala siiyo 👍💬
17 388
Waa kaa buugi asxaabey halaga faaidaysto idinkoo mahadsan
Xaqiisa hala siiyo 👍💬
17 388
Part 2 waxa lagu baranaa waa project design
Part 3 waxa lagu barana packaging design si aad u ogaato casharada aan qadaneyno course_outlineka dib ugu laabo oo soo aqri sido kale Labadas qaybta halmar aad isdiiwan gilineysaa markale lacag lagama rabo sido kale ardayga dhameeya coursada Activiteskiisa uu fcna wuxuu heli donaa Shahaado wixii kale oo fafahin ka aqriso poster Kan ama nagala soo xiriir @suldan_fiqi ama @samewadedesign
17 388
Waa group aad wax badan ka fa'iido doonto xikmado, qormooyiin xiiso leh, sheekoyiin maad iyo madadalo leh iyo waliba hal xiraale todobaale ah fadlan ku biir groupka @xikmadosomali oo kamid noqo dadka ku xeran si aad wax badan uga faiidid mahad sanid join group https://t.me/joinchat/AAAAAEbVYshsQuwBeqpPrQ
17 388
Waxaa bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee Mogadishu Awards degmada waaberi waxay u tartameysaa degmada ugu wanagsan gobolka banadir Wllahayga qaaliga waxaan idinka codsanayaa inaad iigu codeysaan degmada waaberi hadii ay degmadada ku jirto u codee hadaysan ku jirina anigaa kaa codsanaayo inaad degmadeyda igula codeyso mahad sanidiin🙏🙏🙏 https://mogadishuawards.com/voting/best-district/
17 388
Saacado kaliya aa ka dhimana inay diiwan gilinta xeranto I.a waxay xermeysaa caawa marka sacadu gaarto 12:00 Pm geeska Africa Fursad Waxbarasho oo free Ah Basic PhotoshopCC2020 Ku baro mudo bil ah Coursada Waa free 100% Shuruuda laga rabo qofka baranaayo waa inuu haytsaa computer ama laptop diiwan gilinta waxay bilawantay 1/10/2020 sido kale waxay ku egtahay 9/10/2020 ardayda la qadanaayona way xadidan tahay ka fa'iideyso intaysan fursadan ku dhafin ama aysan kaa buuxsamin Mahad sanid qofkii u bahan halaka xiriiro @suldan_fiqi
17 388
Martida Guud ee Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada.
Gobta: Araman hall
Date : 7Act 2020
Time : 3:00PM
Ka soo qybgal wacan mahad sanid
17 388
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF
🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟
🔎JOIN US ➠: @som_wall
🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali
🔎JOIN US ➠: @somalibook
🔎JOIN US ➠: @samewade
🔎JOIN US ➠: @soomaal
🔎JOIN US ➠: @tiigsi
🔎JOIN US ➠: @som_movies
💡JOIN US ➠: @Buugaagbot
🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟
〽️SAMEWADE BOOKS 〽️
----------------------------
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 112BG .
🎯 CABIRKA ➠ 1 MB .
✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)
17 388
Waan ka xunay sidaad uga fal celisee buugaa hore sababtoo ah like aad saarteen iyo dadka eegay isma laha plz hanag xasdin idinkaa noo dhiiri galin aheee
17 388
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF
———————–---------------
🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekadda“Axdi maleh raggu jacayln waa iblays”, sababtaan u doortay ciwaankan ayaa ah inaan u arkay mid
mudan ka hadalid ama qorid u baahan inay tahay oo ay jiraan qalbiyo fara badan oo dhaawacan, isla markaana aysan haysan qof u hadla oo iyaga
si ugu yaraan dareenka jacaylku ku dheeyanyahay ee gubaya aan u ugu tabiyo kuwada qalbiyada dhaawacaya si ay ugu yaraan ugu noqoto kiniin ama irbad shaafisa qalbigadhaawacan.
📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤
〽️SAMEWADE BOOKS 〽️
----------------------------
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 112BG .
🎯 CABIRKA ➠ 1 MB .
✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)
17 388
Bandhiga Buuga Hagaha Noloshaada waa Buug ku Hagaya ku tusinaayo kugu dhaqaajinaayo wadada guusha wana Buug inta badan ka kooban Jadwal
1. Hagaha diintada
2. Hagaha Cafimadkada
3. Hagaha qabnololedkaga
4. Hagaha waxbarshadada.
F.G Bandhiga hagaha noloshaada wuu ka dhici donaa muqdisho gaar ahaan Arman hall
Gobta: Araman hall
Date : 7 Act 2020
Time : 3:00PM
Kasoo qayb galka waa free waana inoo muhiim inaad Inagala soo qayb gasho
Ka soo qaybgal wacan martida kasoo qayb galayso si aad u ogaato riix linkigan wixii fafahin ah la xiriir @suldan_fiqi mahad sanidiin
https://www.facebook.com/102320404972812?referrer=whatsapp
17 388
KASBO-NINKAAGA-Tukaale-MD.pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
❤️Codso: @Buugaagbot
17 388
📚AFGANBIGII DHICISOOBAY. Pdf
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @som_movies
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
Buugi waa kane like 👍ka hala soo qarxiy
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
