en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 343 subscribers, ranking 11 561 in the Education category and 485 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 343 subscribers.

According to the latest data from 28 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -173 over the last 30 days and by -13 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.22%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.11% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 732 views. Within the first day, a publication typically gains 192 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 29 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 343
Subscribers
-1324 hours
-547 days
-17330 days
Posts Archive
‼️ ATTENTION ALL‼️ πŸ‘CHANALADA/GROUPYADA SOMALIDA?πŸ‘‡ ━━━━━━━━━━━━━━━━━ πŸ”΅ somalibook health free ebooks πŸ”΅ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ 😍 somali read free group chatπŸ‘ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸ”° Tutorial Channel πŸ”° β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸ“š Tutorial Group chats πŸ‘ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ 🀀 Samewade Free group chat πŸ₯΅ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸ“•SameWade Free BookπŸ“• β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸ”΄ Kaydaka Buugta πŸ”΄ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸ•Ή TIIGSI ONLINE COLLEGE πŸ•Ή β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ 🎬Bollywood & Hollywood Somali films🎬 β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ πŸŽ‡ Get the Best Wallpapers For you phone πŸŽ‡ β–ˆβ–ˆπŸ”Ίπ—π—’π—œπ—‘ π—¨π—¦πŸ”»β–ˆβ–ˆ

Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot
Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot

Guulaysta yaashii suaashii xalay 1.Maariya maxamed 2. Maxamed ibraahim adam 3 . Hoodo abdi nazir 4.ridwaan abdi nuur 5. Suhayb abdi nasir Suaasha oo ahayd sheeg nabigii baxshay muslim? ...... jawaabta Ibrahim..... Intii ka soo jawaabtay iyo intii isku dayday mahadsanidiin

πŸ•Ήmarka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin ♻️haddii la fiirsho su'aasha waa fudeed waxaad shegtaa πŸ”΄ Nabigi bax shay magaca muslin ❓ Jawaabta halkan iigu soo dira @Som_Motivation

Ψ§Ω„Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ 🌝🌻 πŸ”­Kani waa botka @buugaagbot waxaa sameeyay dhalinyaro soomaaliyeed, inkastoo wakhti badan uu qaatay samaynta iyo qaabaynta botka hadana waxaa nahad iska leh ilaahay noo suuragaliyey dhamaystirkiisa 🀲 πŸ†Botka waxyaabaha aad ka heli karto waxaa ka mida πŸ•Ή 1.πŸ“š buug: In kabadan 500 oo buug oo soomaali ah - maalin kastana kuwo cusub ayaa lagu soo daraa. 2. πŸ•‹ Quraanka kariimka : waxaad ka helaysaa sheekh ama qaari oo ah kuwo dunida ugu caansan iyagoo akhrinaya sodonka jisba . 3. 🌴Axaadiista wxaa ka heleysaa ilaa 50 xadiis oo sixiix ah dhamaantoo. 4. πŸ’‘Dhiirigalin qaybtan waxaa ka heleysaa dhiirigalin qoraal iyo sawirba ah insha allah dhawaana waxaan kusoo daraynaa iyadoo dhagaysi ah. 5.✍maah-maahyo iyo murti waxaa ka heleysaa iyagoo si qurux badan uhabaysan. 6. πŸ“£Nashiido in ka badan 300 oo nashiido carabi ah ayaa ka heleysaa . 7.🀣Sheeko. In ka badan 70 sheeko ayaa ka heleysaa oo malin kasta qaar lagu kordhiyo. 8.❀Jacaylka. Qaybtan waxaa ka heleysaa buug jacayl ah iyo qoraalo soo jiidasho leh oo jacayl ah. 9. πŸŽ‹Xikmado. In ka badan 600 xikmadood sidoo kale mar kasta waxaa lagu soo kordhiyaa kuwo cusub. 10.β›³ chanaalo . Qaybtan waxaad ka heli kartaa channel da soomaalida ah ee telegram gaar ahaan channel da la xidhiidha botkan. 11. πŸͺ suugaan : qaybtan waxaa ka heleysaa silsiladihii sugaaneed ee somalida qaybo kamida waa soo tabinay qaarna dibu habayn baa ku socota. Ogow : qaybahan kor ku xusan mar walba wax ayaa lagu soo kordhinayaa maalinkasta, iyo asbuuckasta wax hakad leh maaha. MAHADSANI DIIN WALAALAYAAL

Waa kan buugi asxaabta dugsiga sare dhigata dhawaan waxaan idin soo wadaa buug kale oo ah kuwa dugsiga sare ah

πŸ”΄Biology exam key somaliland. PdfπŸ‘©β€πŸ«asc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 -
πŸ”΄Biology exam key somaliland. PdfπŸ‘©β€πŸ«asc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 - 2019 Ee ka faahidaysi wanaagsan sidoo kale inagsoo giijiya RATE kaπŸ‘‡

Cidii been moodaysa waa kuwaa dadka heley buuga

photo content
+2

Ψ§Ω„Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ Hanbalyo hanbalyo Hadii aad raadin jirtay buuga πŸ₯‡100 talaabo hore uqaad ee uu qoray: maxamed cali bile Hada wxaa ku heleysaa isagoo pdf ah free hadaba sidii kuwii hore oo kale shuruud wataa cidii buuxisan 15 minute kadib waa loo soo jawaabayaa fadlan shuruudan buuxi πŸ”΄ links kan ku share garee ama ku post garee FACEBOOK iyo 3group WHATSAPP ama telegram aan ahay kuwa la xidhiidha samewade groups Share or post this link:πŸ‘‰ https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA Https://t.me/samewade πŸ”΄ 2. Laba rate garee chanaalka si uu uga muuq do telegram kale ee calamka πŸ‘‰Rate πŸ”΄ 3. Intaas oodhan markaa samayso sawiro ka soo qaad si cadayn kuugu noqo to oo lagu siiyo buuga hadii intaasi kuu diyaartahay kadib udir @Som_Motivation Sug 15 minute si laguu hubiyo πŸ”΄ hadaba si buuga udalbato soo qal groupkan @boqol_talaabo

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac β€œCawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 7aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW πŸ‘‡ bit.ly/2MoQ15D

Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u cod
Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u codayso . Codka 100 hala gaadh siiyo πŸ‘‡RATEπŸ‘‡

Haye asxaabta jacayl taageerta waa kan buugi ee iga gudooma Please CHANNEL ka rate gareeya.

πŸ“šSabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana
πŸ“šSabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana

Haye asxaabta sidaa idin balan qaadnay buugi waakan halgu yaaco. Please rate our channel.

Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid
Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid

Haye asxaabtayda waa kan buug I ee ka faaidaysi wanaagsan. @somalibook

πŸ“šasaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.
πŸ“šasaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.

Haye family kayga waa kaa buugi ee iga gudooma. Good luck..

πŸ“šJidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.
πŸ“šJidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.