ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 343 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 561,并在 索马里 地区排名第 485

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 343 名订阅者。

根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -173,过去 24 小时变化为 -13,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.22%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.11% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 732 次浏览,首日通常累积 192 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 343
订阅者
-1324 小时
-547
-17330
帖子存档
‼️ ATTENTION ALL‼️ 👍CHANALADA/GROUPYADA SOMALIDA?👇 ━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🔵 somalibook health free ebooks 🔵 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 😍 somali read free group chat👍 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🔰 Tutorial Channel 🔰 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 📚 Tutorial Group chats 👏 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🤤 Samewade Free group chat 🥵 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 📕SameWade Free Book📕 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🔴 Kaydaka Buugta 🔴 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🕹 TIIGSI ONLINE COLLEGE 🕹 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🎬Bollywood & Hollywood Somali films🎬 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🎇 Get the Best Wallpapers For you phone 🎇 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██

Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot
Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot

Guulaysta yaashii suaashii xalay 1.Maariya maxamed 2. Maxamed ibraahim adam 3 . Hoodo abdi nazir 4.ridwaan abdi nuur 5. Suhayb abdi nasir Suaasha oo ahayd sheeg nabigii baxshay muslim? ...... jawaabta Ibrahim..... Intii ka soo jawaabtay iyo intii isku dayday mahadsanidiin

🕹marka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin ♻️haddii la fiirsho su'aasha waa fudeed waxaad shegtaa 🔴 Nabigi bax shay magaca muslin ❓ Jawaabta halkan iigu soo dira @Som_Motivation

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 🌝🌻 🔭Kani waa botka @buugaagbot waxaa sameeyay dhalinyaro soomaaliyeed, inkastoo wakhti badan uu qaatay samaynta iyo qaabaynta botka hadana waxaa nahad iska leh ilaahay noo suuragaliyey dhamaystirkiisa 🤲 🏆Botka waxyaabaha aad ka heli karto waxaa ka mida 🕹 1.📚 buug: In kabadan 500 oo buug oo soomaali ah - maalin kastana kuwo cusub ayaa lagu soo daraa. 2. 🕋 Quraanka kariimka : waxaad ka helaysaa sheekh ama qaari oo ah kuwo dunida ugu caansan iyagoo akhrinaya sodonka jisba . 3. 🌴Axaadiista wxaa ka heleysaa ilaa 50 xadiis oo sixiix ah dhamaantoo. 4. 💡Dhiirigalin qaybtan waxaa ka heleysaa dhiirigalin qoraal iyo sawirba ah insha allah dhawaana waxaan kusoo daraynaa iyadoo dhagaysi ah. 5.✍maah-maahyo iyo murti waxaa ka heleysaa iyagoo si qurux badan uhabaysan. 6. 📣Nashiido in ka badan 300 oo nashiido carabi ah ayaa ka heleysaa . 7.🤣Sheeko. In ka badan 70 sheeko ayaa ka heleysaa oo malin kasta qaar lagu kordhiyo. 8.❤Jacaylka. Qaybtan waxaa ka heleysaa buug jacayl ah iyo qoraalo soo jiidasho leh oo jacayl ah. 9. 🎋Xikmado. In ka badan 600 xikmadood sidoo kale mar kasta waxaa lagu soo kordhiyaa kuwo cusub. 10.⛳ chanaalo . Qaybtan waxaad ka heli kartaa channel da soomaalida ah ee telegram gaar ahaan channel da la xidhiidha botkan. 11. 🐪 suugaan : qaybtan waxaa ka heleysaa silsiladihii sugaaneed ee somalida qaybo kamida waa soo tabinay qaarna dibu habayn baa ku socota. Ogow : qaybahan kor ku xusan mar walba wax ayaa lagu soo kordhinayaa maalinkasta, iyo asbuuckasta wax hakad leh maaha. MAHADSANI DIIN WALAALAYAAL

Waa kan buugi asxaabta dugsiga sare dhigata dhawaan waxaan idin soo wadaa buug kale oo ah kuwa dugsiga sare ah

🔴Biology exam key somaliland. Pdf👩‍🏫asc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 -
🔴Biology exam key somaliland. Pdf👩‍🏫asc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 - 2019 Ee ka faahidaysi wanaagsan sidoo kale inagsoo giijiya RATE ka👇

Cidii been moodaysa waa kuwaa dadka heley buuga

photo content
+2

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Hanbalyo hanbalyo Hadii aad raadin jirtay buuga 🥇100 talaabo hore uqaad ee uu qoray: maxamed cali bile Hada wxaa ku heleysaa isagoo pdf ah free hadaba sidii kuwii hore oo kale shuruud wataa cidii buuxisan 15 minute kadib waa loo soo jawaabayaa fadlan shuruudan buuxi 🔴 links kan ku share garee ama ku post garee FACEBOOK iyo 3group WHATSAPP ama telegram aan ahay kuwa la xidhiidha samewade groups Share or post this link:👉 https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA Https://t.me/samewade 🔴 2. Laba rate garee chanaalka si uu uga muuq do telegram kale ee calamka 👉Rate 🔴 3. Intaas oodhan markaa samayso sawiro ka soo qaad si cadayn kuugu noqo to oo lagu siiyo buuga hadii intaasi kuu diyaartahay kadib udir @Som_Motivation Sug 15 minute si laguu hubiyo 🔴 hadaba si buuga udalbato soo qal groupkan @boqol_talaabo

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 7aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 bit.ly/2MoQ15D

Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u cod
Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u codayso . Codka 100 hala gaadh siiyo 👇RATE👇

Haye asxaabta jacayl taageerta waa kan buugi ee iga gudooma Please CHANNEL ka rate gareeya.

📚Sabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana
📚Sabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana

Haye asxaabta sidaa idin balan qaadnay buugi waakan halgu yaaco. Please rate our channel.

Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid
Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid

Haye asxaabtayda waa kan buug I ee ka faaidaysi wanaagsan. @somalibook

📚asaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.
📚asaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.

Haye family kayga waa kaa buugi ee iga gudooma. Good luck..

📚Jidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.
📚Jidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.