uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

๐Ÿ“ˆ Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 343 obunachidan iborat bo'lib, Taสผlim toifasida 11 561-o'rinni va Somali mintaqasida 485-o'rinni egallagan.

๐Ÿ“Š Auditoriya koโ€˜rsatkichlari va dinamika

ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ sanasidan buyon loyiha tez oโ€˜sib, 17 343 obunachiga ega boโ€˜ldi.

28 Iyun, 2026 dagi oxirgi maโ€™lumotlarga koโ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -173 ga, soโ€˜nggi 24 soatda esa -13 ga oโ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oโ€˜rtacha 4.22% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.11% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toโ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oโ€˜rtacha 732 marta koโ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 192 ta koโ€˜rish yigโ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oโ€˜zaro taโ€™sir: Auditoriya faol: har bir postga oโ€˜rtacha 0 ta reaksiya keladi.

๐Ÿ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida taโ€™riflaydi:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi maโ€™lumot 29 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boโ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taสผlim toifasidagi muhim taโ€™sir nuqtasiga aylantirishini koโ€˜rsatadi.

17 343
Obunachilar
-1324 soatlar
-547 kunlar
-17330 kunlar
Postlar arxiv
โ€ผ๏ธ ATTENTION ALLโ€ผ๏ธ ๐Ÿ‘CHANALADA/GROUPYADA SOMALIDA?๐Ÿ‘‡ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ”ต somalibook health free ebooks ๐Ÿ”ต โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ˜ somali read free group chat๐Ÿ‘ โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ”ฐ Tutorial Channel ๐Ÿ”ฐ โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ“š Tutorial Group chats ๐Ÿ‘ โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿคค Samewade Free group chat ๐Ÿฅต โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ“•SameWade Free Book๐Ÿ“• โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ”ด Kaydaka Buugta ๐Ÿ”ด โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐Ÿ•น TIIGSI ONLINE COLLEGE ๐Ÿ•น โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐ŸŽฌBollywood & Hollywood Somali films๐ŸŽฌ โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ ๐ŸŽ‡ Get the Best Wallpapers For you phone ๐ŸŽ‡ โ–ˆโ–ˆ๐Ÿ”บ๐—๐—ข๐—œ๐—ก ๐—จ๐—ฆ๐Ÿ”ปโ–ˆโ–ˆ

Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot
Asc mudaneyaal iyo marwooyin Ma tahay qof jecel wax akhriska Hadab buug iyo qormooyin xiiso badan Ka dalbo @buugaagbot

Guulaysta yaashii suaashii xalay 1.Maariya maxamed 2. Maxamed ibraahim adam 3 . Hoodo abdi nazir 4.ridwaan abdi nuur 5. Suhayb abdi nasir Suaasha oo ahayd sheeg nabigii baxshay muslim? ...... jawaabta Ibrahim..... Intii ka soo jawaabtay iyo intii isku dayday mahadsanidiin

๐Ÿ•นmarka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin โ™ป๏ธhaddii la fiirsho su'aasha waa fudeed waxaad shegtaa ๐Ÿ”ด Nabigi bax shay magaca muslin โ“ Jawaabta halkan iigu soo dira @Som_Motivation

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ ๐ŸŒ๐ŸŒป ๐Ÿ”ญKani waa botka @buugaagbot waxaa sameeyay dhalinyaro soomaaliyeed, inkastoo wakhti badan uu qaatay samaynta iyo qaabaynta botka hadana waxaa nahad iska leh ilaahay noo suuragaliyey dhamaystirkiisa ๐Ÿคฒ ๐Ÿ†Botka waxyaabaha aad ka heli karto waxaa ka mida ๐Ÿ•น 1.๐Ÿ“š buug: In kabadan 500 oo buug oo soomaali ah - maalin kastana kuwo cusub ayaa lagu soo daraa. 2. ๐Ÿ•‹ Quraanka kariimka : waxaad ka helaysaa sheekh ama qaari oo ah kuwo dunida ugu caansan iyagoo akhrinaya sodonka jisba . 3. ๐ŸŒดAxaadiista wxaa ka heleysaa ilaa 50 xadiis oo sixiix ah dhamaantoo. 4. ๐Ÿ’กDhiirigalin qaybtan waxaa ka heleysaa dhiirigalin qoraal iyo sawirba ah insha allah dhawaana waxaan kusoo daraynaa iyadoo dhagaysi ah. 5.โœmaah-maahyo iyo murti waxaa ka heleysaa iyagoo si qurux badan uhabaysan. 6. ๐Ÿ“ฃNashiido in ka badan 300 oo nashiido carabi ah ayaa ka heleysaa . 7.๐ŸคฃSheeko. In ka badan 70 sheeko ayaa ka heleysaa oo malin kasta qaar lagu kordhiyo. 8.โคJacaylka. Qaybtan waxaa ka heleysaa buug jacayl ah iyo qoraalo soo jiidasho leh oo jacayl ah. 9. ๐ŸŽ‹Xikmado. In ka badan 600 xikmadood sidoo kale mar kasta waxaa lagu soo kordhiyaa kuwo cusub. 10.โ›ณ chanaalo . Qaybtan waxaad ka heli kartaa channel da soomaalida ah ee telegram gaar ahaan channel da la xidhiidha botkan. 11. ๐Ÿช suugaan : qaybtan waxaa ka heleysaa silsiladihii sugaaneed ee somalida qaybo kamida waa soo tabinay qaarna dibu habayn baa ku socota. Ogow : qaybahan kor ku xusan mar walba wax ayaa lagu soo kordhinayaa maalinkasta, iyo asbuuckasta wax hakad leh maaha. MAHADSANI DIIN WALAALAYAAL

Waa kan buugi asxaabta dugsiga sare dhigata dhawaan waxaan idin soo wadaa buug kale oo ah kuwa dugsiga sare ah

๐Ÿ”ดBiology exam key somaliland. Pdf๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซasc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 -
๐Ÿ”ดBiology exam key somaliland. Pdf๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซasc asxaabta dugsiga sare maye hala soo qarxiyo waa buug exam and his key oo ah 2001 - 2019 Ee ka faahidaysi wanaagsan sidoo kale inagsoo giijiya RATE ka๐Ÿ‘‡

Cidii been moodaysa waa kuwaa dadka heley buuga

photo content
+2

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ Hanbalyo hanbalyo Hadii aad raadin jirtay buuga ๐Ÿฅ‡100 talaabo hore uqaad ee uu qoray: maxamed cali bile Hada wxaa ku heleysaa isagoo pdf ah free hadaba sidii kuwii hore oo kale shuruud wataa cidii buuxisan 15 minute kadib waa loo soo jawaabayaa fadlan shuruudan buuxi ๐Ÿ”ด links kan ku share garee ama ku post garee FACEBOOK iyo 3group WHATSAPP ama telegram aan ahay kuwa la xidhiidha samewade groups Share or post this link:๐Ÿ‘‰ https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA Https://t.me/samewade ๐Ÿ”ด 2. Laba rate garee chanaalka si uu uga muuq do telegram kale ee calamka ๐Ÿ‘‰Rate ๐Ÿ”ด 3. Intaas oodhan markaa samayso sawiro ka soo qaad si cadayn kuugu noqo to oo lagu siiyo buuga hadii intaasi kuu diyaartahay kadib udir @Som_Motivation Sug 15 minute si laguu hubiyo ๐Ÿ”ด hadaba si buuga udalbato soo qal groupkan @boqol_talaabo

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac โ€œCawlโ€ isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 7aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW ๐Ÿ‘‡ bit.ly/2MoQ15D

Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u cod
Asc asxaabta haye buugan aan inoo soo heley ma loo baahan yahay mise looma baahna . Hadaba codayee oo Rate taabo si aad u codayso . Codka 100 hala gaadh siiyo ๐Ÿ‘‡RATE๐Ÿ‘‡

Haye asxaabta jacayl taageerta waa kan buugi ee iga gudooma Please CHANNEL ka rate gareeya.

๐Ÿ“šSabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana
๐Ÿ“šSabool iyo Qadar Caashaq.pdf Haye asxaabta qiimiga badan iga gudooma buugana

Haye asxaabta sidaa idin balan qaadnay buugi waakan halgu yaaco. Please rate our channel.

Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid
Asc asxaabta haye buugan inoo soo heley ee ilaa 20 love hala gaadhsiiyo Mahadsanid

Haye asxaabtayda waa kan buug I ee ka faaidaysi wanaagsan. @somalibook

๐Ÿ“šasaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.
๐Ÿ“šasaaska suugaanta soomaaliyeed.pdf Haye iga qabta buugan kalena ee hala soo kalakiciyo.

Haye family kayga waa kaa buugi ee iga gudooma. Good luck..

๐Ÿ“šJidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.
๐Ÿ“šJidkii Hanuunka.pdf Haye asxaabta buugan qiimiga badan Mar dow naga filo daawuhuu saaranyee.