en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 399 subscribers, ranking 11 597 in the Education category and 488 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 399 subscribers.

According to the latest data from 23 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -154 over the last 30 days and by 1 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.23%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.13% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 736 views. Within the first day, a publication typically gains 196 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 24 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 399
Subscribers
+124 hours
-237 days
-15430 days
Posts Archive
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo bii
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose https://youtu.be/wzuwZI7EdM4

Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo bii
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose https://youtu.be/wzuwZI7EdM4

#samewadeacademy Insha Allah Berito waxaa inoo bilawanaya barashada luuqada carabiga gaar ahaan buuga (Ψ§Ω„ΨΉΨ±Ψ¨ΩŠΨ©_Ψ¨ΩŠΩ†_ΩŠΨ―ΩŠΩƒ) qayb
#samewadeacademy Insha Allah Berito waxaa inoo bilawanaya barashada luuqada carabiga gaar ahaan buuga (Ψ§Ω„ΨΉΨ±Ψ¨ΩŠΨ©_Ψ¨ΩŠΩ†_ΩŠΨ―ΩŠΩƒ) qaybtiisa 1aad Kala soco https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg Si aad oga mid noqoto Ardayda sida joogtada ah inoola socoto ku xernow #SAMEWADEACADEMY

Hadii aad tahay Arday ku cusub #samewadeacademy raba inuu dib u daawado cashirada dhafay si Aadan ugu wareerin Cashirada ka d
Hadii aad tahay Arday ku cusub #samewadeacademy raba inuu dib u daawado cashirada dhafay si Aadan ugu wareerin Cashirada ka dooro qaybta playlist, kadib u daawo cashirada sida ay u kala horeyaan. Isbuuca soo adan waxan kuso kordhin doonaa Insha Allah Maadada Carabiga oo goor hore aan idin sii balan qaadnay Mahadsanidiin #SamewadeAcademy πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg

#jimco_wanagsan #jadwalkaisbuuca Waxaa inoo soo dhamaday isbuucii 3aad waxana inoo bilawan doono isbuucii 4aad Cashirada aan
#jimco_wanagsan #jadwalkaisbuuca Waxaa inoo soo dhamaday isbuucii 3aad waxana inoo bilawan doono isbuucii 4aad Cashirada aan qadan doono waa kuwa inoo muuqdo ogow coursada waa English waxa aan qadanayno waa English Vocabulary iyo English Conversation waana Cashiro taxane ah English Conversation Lavel One 22 Cashir baa ka haray waxan soo qadanay 12 cashir isku dar waa 34 cashir hadan hore inoola socanin hada kuso biir Channelka Cashirada Mahad sanid https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg

Habeen Wanagsan #SamewadeAcademy Berito waa khamiis sida cadada inoo ahna waxan leenahay (Homework 3) dhaman ardaydii Vocabulary three dawatay diyaar inay u yihiin baan filaa hadan ka mid ahayn Ardayda Malinka isniinta cashirka vocabulary three dawaday hada daawo si beri aad homework oga shaqaysid Insha Allah riix linkiga kana mid noqo ardayda sida malin laha casharada oga qaadato #samewadeacademy https://youtu.be/h-Z63mXfmT8

Ma Ogtahay In Cashirada English Conversation la qatay 10 cashir oo Level One ah waxaa ka harsan Level one 24 Cashir Si aad in
Ma Ogtahay In Cashirada English Conversation la qatay 10 cashir oo Level One ah waxaa ka harsan Level one 24 Cashir Si aad inoola socoto cashiradena joogtada ahna aad u qaadatid ku xernow #SAMEWADEACADEMY Halkan ka daawo cashirada ku dhaafay dhamaantood sida ay u kala horeyaan u daawo Mahad Sanid https://www.youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp

OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH #SAMEWADEACADEMY 1/JULY/2022 Waxa toos inoogu bilawan doonto Brashada luqada carabiga Kaas oo si
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH #SAMEWADEACADEMY 1/JULY/2022 Waxa toos inoogu bilawan doonto Brashada luqada carabiga Kaas oo si free ah lagugu bari doono. Waxaan qadan doona buuga Alcarabiyah Bayna Yadeyk (Ψ§Ω„ΨΉΨ±Ψ¨ΩŠΨ©_Ψ¨ΩŠΩ†_ΩŠΨ―ΩŠΩƒ) Gaar ahaan wuxdadiisa 1aad wuxuna cashirada ka bixi doonaa Channelka Barashada luqadaha ee SAMEWADE ACADEMY ku xernow πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg F.G: Hada Channel-ka waxa ka socdo Cashiro taxane ah oo luqada ingiriiska lagu baranaayo.

Afkaar ganacsi Waxa aynu kugu hagi doonaa habab iyo tallaabooyin wax ku ool ah oo aad lacag uga sameyn karto internet ka πŸ˜Šβ˜•πŸ’‘πŸ’² Fadlan inagu soo biir oo si fudud lacag uga samee internet ka. https://t.me/Afkaar_ganacsi