SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 399 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 597,并在 索马里 地区排名第 488 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 399 名订阅者。
根据 23 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 1,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.23%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.13% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 736 次浏览,首日通常累积 196 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 24 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 399
订阅者
+124 小时
-237 天
-15430 天
帖子存档
17 398
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm
Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose
https://youtu.be/wzuwZI7EdM4
17 398
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm
Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose
https://youtu.be/wzuwZI7EdM4
17 398
#samewadeacademy
Insha Allah Berito waxaa inoo bilawanaya barashada luuqada carabiga gaar ahaan buuga (العربية_بين_يديك) qaybtiisa 1aad Kala soco
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
Si aad oga mid noqoto Ardayda sida joogtada ah inoola socoto ku xernow #SAMEWADEACADEMY
17 398
Hadii aad tahay Arday ku cusub #samewadeacademy raba inuu dib u daawado cashirada dhafay si Aadan ugu wareerin Cashirada ka dooro qaybta playlist, kadib u daawo cashirada sida ay u kala horeyaan.
Isbuuca soo adan waxan kuso kordhin doonaa Insha Allah Maadada Carabiga oo goor hore aan idin sii balan qaadnay Mahadsanidiin
#SamewadeAcademy 👇👇👇
https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
17 398
#jimco_wanagsan
#jadwalkaisbuuca
Waxaa inoo soo dhamaday isbuucii 3aad waxana inoo bilawan doono isbuucii 4aad Cashirada aan qadan doono waa kuwa inoo muuqdo ogow coursada waa English waxa aan qadanayno waa English Vocabulary iyo English Conversation waana Cashiro taxane ah English Conversation Lavel One 22 Cashir baa ka haray waxan soo qadanay 12 cashir isku dar waa 34 cashir hadan hore inoola socanin hada kuso biir Channelka Cashirada Mahad sanid
https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
17 398
Habeen Wanagsan
#SamewadeAcademy
Berito waa khamiis sida cadada inoo ahna waxan leenahay (Homework 3) dhaman ardaydii Vocabulary three dawatay diyaar inay u yihiin baan filaa hadan ka mid ahayn Ardayda Malinka isniinta cashirka vocabulary three dawaday hada daawo si beri aad homework oga shaqaysid Insha Allah riix linkiga kana mid noqo ardayda sida malin laha casharada oga qaadato #samewadeacademy
https://youtu.be/h-Z63mXfmT8
17 398
Ma Ogtahay In Cashirada English Conversation la qatay 10 cashir oo Level One ah waxaa ka harsan Level one 24 Cashir Si aad inoola socoto cashiradena joogtada ahna aad u qaadatid ku xernow #SAMEWADEACADEMY Halkan ka daawo cashirada ku dhaafay dhamaantood sida ay u kala horeyaan u daawo Mahad Sanid
https://www.youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp
17 398
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH
#SAMEWADEACADEMY
1/JULY/2022 Waxa toos inoogu bilawan doonto Brashada luqada carabiga Kaas oo si free ah lagugu bari doono.
Waxaan qadan doona buuga Alcarabiyah Bayna Yadeyk (العربية_بين_يديك) Gaar ahaan wuxdadiisa 1aad wuxuna cashirada ka bixi doonaa Channelka Barashada luqadaha ee SAMEWADE ACADEMY ku xernow 👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
F.G: Hada Channel-ka waxa ka socdo Cashiro taxane ah oo luqada ingiriiska lagu baranaayo.
17 398
Afkaar ganacsi
Waxa aynu kugu hagi doonaa habab iyo tallaabooyin wax ku ool ah oo aad lacag uga sameyn karto internet ka 😊☕💡💲
Fadlan inagu soo biir oo si fudud lacag uga samee internet ka.
https://t.me/Afkaar_ganacsi
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
