uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegram’da o‘tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 399 obunachidan iborat bo'lib, Taʼlim toifasida 11 597-o'rinni va Somali mintaqasida 488-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 17 399 obunachiga ega bo‘ldi.

23 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -154 ga, so‘nggi 24 soatda esa 1 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 4.23% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.13% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 736 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 196 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 0 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 24 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taʼlim toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

17 399
Obunachilar
+124 soatlar
-237 kunlar
-15430 kunlar
Postlar arxiv
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo bii
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose https://youtu.be/wzuwZI7EdM4

Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo bii
Asc walaaliyaal kusoo biira kanaalka Gaarsiiye Channel waxaad ka heleysaa Taarikhaha iyo dhiiragelinta iwm Si aad uga soo biirto fadlan riix linkiga hoose https://youtu.be/wzuwZI7EdM4

#samewadeacademy Insha Allah Berito waxaa inoo bilawanaya barashada luuqada carabiga gaar ahaan buuga (العربية_بين_يديك) qayb
#samewadeacademy Insha Allah Berito waxaa inoo bilawanaya barashada luuqada carabiga gaar ahaan buuga (العربية_بين_يديك) qaybtiisa 1aad Kala soco https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg Si aad oga mid noqoto Ardayda sida joogtada ah inoola socoto ku xernow #SAMEWADEACADEMY

Hadii aad tahay Arday ku cusub #samewadeacademy raba inuu dib u daawado cashirada dhafay si Aadan ugu wareerin Cashirada ka d
Hadii aad tahay Arday ku cusub #samewadeacademy raba inuu dib u daawado cashirada dhafay si Aadan ugu wareerin Cashirada ka dooro qaybta playlist, kadib u daawo cashirada sida ay u kala horeyaan. Isbuuca soo adan waxan kuso kordhin doonaa Insha Allah Maadada Carabiga oo goor hore aan idin sii balan qaadnay Mahadsanidiin #SamewadeAcademy 👇👇👇 https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg

#jimco_wanagsan #jadwalkaisbuuca Waxaa inoo soo dhamaday isbuucii 3aad waxana inoo bilawan doono isbuucii 4aad Cashirada aan
#jimco_wanagsan #jadwalkaisbuuca Waxaa inoo soo dhamaday isbuucii 3aad waxana inoo bilawan doono isbuucii 4aad Cashirada aan qadan doono waa kuwa inoo muuqdo ogow coursada waa English waxa aan qadanayno waa English Vocabulary iyo English Conversation waana Cashiro taxane ah English Conversation Lavel One 22 Cashir baa ka haray waxan soo qadanay 12 cashir isku dar waa 34 cashir hadan hore inoola socanin hada kuso biir Channelka Cashirada Mahad sanid https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg

Habeen Wanagsan #SamewadeAcademy Berito waa khamiis sida cadada inoo ahna waxan leenahay (Homework 3) dhaman ardaydii Vocabulary three dawatay diyaar inay u yihiin baan filaa hadan ka mid ahayn Ardayda Malinka isniinta cashirka vocabulary three dawaday hada daawo si beri aad homework oga shaqaysid Insha Allah riix linkiga kana mid noqo ardayda sida malin laha casharada oga qaadato #samewadeacademy https://youtu.be/h-Z63mXfmT8

Ma Ogtahay In Cashirada English Conversation la qatay 10 cashir oo Level One ah waxaa ka harsan Level one 24 Cashir Si aad in
Ma Ogtahay In Cashirada English Conversation la qatay 10 cashir oo Level One ah waxaa ka harsan Level one 24 Cashir Si aad inoola socoto cashiradena joogtada ahna aad u qaadatid ku xernow #SAMEWADEACADEMY Halkan ka daawo cashirada ku dhaafay dhamaantood sida ay u kala horeyaan u daawo Mahad Sanid https://www.youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp

OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH #SAMEWADEACADEMY 1/JULY/2022 Waxa toos inoogu bilawan doonto Brashada luqada carabiga Kaas oo si
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH #SAMEWADEACADEMY 1/JULY/2022 Waxa toos inoogu bilawan doonto Brashada luqada carabiga Kaas oo si free ah lagugu bari doono. Waxaan qadan doona buuga Alcarabiyah Bayna Yadeyk (العربية_بين_يديك) Gaar ahaan wuxdadiisa 1aad wuxuna cashirada ka bixi doonaa Channelka Barashada luqadaha ee SAMEWADE ACADEMY ku xernow 👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg F.G: Hada Channel-ka waxa ka socdo Cashiro taxane ah oo luqada ingiriiska lagu baranaayo.

Afkaar ganacsi Waxa aynu kugu hagi doonaa habab iyo tallaabooyin wax ku ool ah oo aad lacag uga sameyn karto internet ka 😊☕💡💲 Fadlan inagu soo biir oo si fudud lacag uga samee internet ka. https://t.me/Afkaar_ganacsi

SAMEWADE ACADEMY - Telegram kanali @samewade statistikasi va tahlili