en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 401 subscribers, ranking 11 593 in the Education category and 488 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 401 subscribers.

According to the latest data from 22 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -157 over the last 30 days and by -3 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.30%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.11% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 749 views. Within the first day, a publication typically gains 194 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 23 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 401
Subscribers
-324 hours
-227 days
-15730 days
Posts Archive
Shalay Cashirka inaga baaqday maantan qadanay Waana Cutubka 7aad (Chapter 7) Wuxuu ka hadlaa Waxbarashada buugan aan hada qadanayno kaliya waxa inoo haray hal cutub Halkan ka daawo Cashirka maanta πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/xYh84c5JWHY

Resources-Ka Cashirka Maanta Sawirka Chipse iyo Mockupkiisaba halkan ka degso Cashirka Maanta Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=OkDvVd4gbHk Isku soo day wixii Activities ahna kuso dir @samewadeacademy

photo content

photo content

Waa kan Software-ka Mavis Beacon ee lagu barto Typing Speed (Si fudud oo dhaqsi ah inaad Computerka wax ugu qortid). Cashirka Maanta: Sida Computerka loogu Shubto Mavis BeaconπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ 3 Tusale waan qadanay iyo qaabka uu u shaqeyo mavis beacon iyo talooyiin badan oo software-ka inagu hagayo Dhameyso Muuqalka oo si degan u daawo. https://youtu.be/iXMRWILcbag Waxa jiro Group Ardayda ay Challange ku galayan hadad rabtid Linki Description-ka muuqalka hoos yaala kaga biir groupkas.

CASHIRKA 1AAD SI LOO SOO DEGSADO LOOGUNA SHUBTO SOFTWARE-KA MAVIS BEACON WAA SOFTWARE-KA AAN KU QADAN DOONO TYPING SPEED MUUQAALKA DHAMEYSO WAXAD KU ARKI DOONTA HORDHAC KOOBAN IYO SIDO KALE 3 TUSAALE OO AAN KU QADANAY https://youtu.be/iXMRWILcbag

Buuga Cashirada Carabiga ee ka baxa #samewadeacademy Alxmadullilaah Maanta waxan dhameynay Cutubkii 6aad Ee buuga 1aad ee barashada luuqada Carabiga waxa inoo haray kaliya 2 cutub Maanta Cashirka waxan ku qadanay 3 qayb oo kala duwan 1) page 169 2) page 173-175 3) page 178 Halkan ka Daawo Cashirka Maanta https://youtu.be/Mrte4acxtxo Waxad Cashirada ula socon kartaa si joogta ah isbuucii labo mar Cashirada Hore ku dhafay dhamantood waxay ku jiran πŸ‘‰πŸ‘‰πŸ‘‰https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Ma ogtahay Koorsada Graphic Design ee ka baxda #samewadeacademy inay leedahay Shahaado Wiliba si free ah aad ku helayso kaliy
Ma ogtahay Koorsada Graphic Design ee ka baxda #samewadeacademy inay leedahay Shahaado Wiliba si free ah aad ku helayso kaliya laga rabo in Cashirada Practice-kooda Soo dirtid Si free wax ku baro Si free Shahaado ku hel #Baro_Xirfad_Cusub https://youtu.be/rvoE6E59L-Y Cashirada Hore loo qatay Dhamantood waxad ka helaysaa Qaybta Playlists

Maadama Maado Cusub inagu soo korortay Jadwalka Isbuuclaha isbadal baa ku yimid waxana loo qadanaya sida idin muuqata Cashirk
Maadama Maado Cusub inagu soo korortay Jadwalka Isbuuclaha isbadal baa ku yimid waxana loo qadanaya sida idin muuqata Cashirka maanta waan qadanay 6 maalin kale cashiradoda iyagana waan qadan doonaa Insha Allah F.G: TYPING SPEED waa isbuucle malinka jimcaha kaliyana qadan doona hadu rabi idmo i.a Maalin walba Kala soco #samewadeacademy Duruus Taxane ah πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/jnwtciItUxE

Bishaaro Ogeysiis Muhiim ah koorso cusub waana bilaash. Barashada Xirfada Qoraalka Waxad ku baranaysa sidad sare ugu qaadi la
Bishaaro Ogeysiis Muhiim ah koorso cusub waana bilaash. Barashada Xirfada Qoraalka Waxad ku baranaysa sidad sare ugu qaadi lahayd xirfada qoraalka Softaware-ka la isticmalayo Iyo qaabka koorsadan loo baranayo kala soco berito Insha Allah #samewadeacademy πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/YfNlDEga_74