en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 401 subscribers, ranking 11 593 in the Education category and 488 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 401 subscribers.

According to the latest data from 22 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -157 over the last 30 days and by -3 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.30%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.11% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 749 views. Within the first day, a publication typically gains 194 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 23 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 401
Subscribers
-324 hours
-227 days
-15730 days
Posts Archive
Cashirka 25aad Page 161-163 https://youtu.be/lJd6FypNtHM

#CASHIRKA_MAANTA Wuxuu ka koobna qaybo aad iyo aad muhiim u ah 1) Sida Photoshopka loogu soo darsado Custom Shapes 5,000 (Sha
#CASHIRKA_MAANTA Wuxuu ka koobna qaybo aad iyo aad muhiim u ah 1) Sida Photoshopka loogu soo darsado Custom Shapes 5,000 (Shan kun shape kala duwan). 2) Sida Sawirka qayb kamida Shapeka loo giliyo qaybta kalena Shape-Ka laga soo dhex saaro (Pop-Out Image). 3) Sida Shape-Ka wrap loogu sameyo iyo Qaybo kale oo aan isla muuqalkan kooban ku qadanay Halkan ka daawo Cashirka MaantaπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/VRQ8GGCtbK0 Cashirada waa taxane midkii Maanta iyo kuwii hore ku dhafayba dhamantood halkan kala soco https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Mudo kooban uu Channelkena #SamewadeAcademy sameysan yahay waxan soo gilinay 100 Cashir Cashirada waxay leeyihiin Playlists 4
Mudo kooban uu Channelkena #SamewadeAcademy sameysan yahay waxan soo gilinay 100 Cashir Cashirada waxay leeyihiin Playlists 4 Course aan bilownay mid kamida waan dhameynay Enlgish Level 1 waxansa bilownay levelka xiga ee English Level 2 Cashirka danbeyay ee aan maanta qadanay https://youtu.be/oWs-aNxt3hc Dhawaan waxan kuso kordhin doona Koorso aad u muhiim ah oo ay ugu horeyso Typing Speed

OGEYSIIS MUHIIM AH Dadka markay Computerka isticmalayan waa labo nooc. Kuwa marka ay keyboard-ka wax ku qorayan hal far bey x
OGEYSIIS MUHIIM AH Dadka markay Computerka isticmalayan waa labo nooc. Kuwa marka ay keyboard-ka wax ku qorayan hal far bey xarfaha ku raadiyaan hal eray inay qoran baa daqiiqad ku qadanayso Kuwana adigo ay kuso egayan bay howshana kuu qabanayan wiliba si dhaqsi ah. Dhawaan Waxan Bilawayna Insha Allah koorso Cusub Muhiimad gaar ahna leh In badan waxan aragna marka xafiisyada tagno dad si dhaqso ah Computerka waxa ugu qoraya ama iyago melaha fiirinaya Wax qoraya, Koorsadan waxaan ku baranaynaa sida aad sare ugu qaadi lahayd xirafada qoraalka gaar ahaan dhan xawaraha. Kala Soco dhawan Faafahinta Koorsada iyo Cashirada iyo xita Challanges aan ardayda u qabanayno #samewadeacademy πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/RN3CScvSWjQ

Berito iyo Cutub Cusub Insha Allah Cutubka 6aad aan berito qadan doona waxa inoo hari doono 2 cutub oo kaliya Cashirada iyago
Berito iyo Cutub Cusub Insha Allah Cutubka 6aad aan berito qadan doona waxa inoo hari doono 2 cutub oo kaliya Cashirada iyago Taxane ah ka daawo SAMEWADEACADEMY https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Cashirka maanta aan qadanay waa page 152 buuga hadad haysatid halkas ka fiiri Sharaxaada Cashirkana ka daawo #samewadeacademy
Cashirka maanta aan qadanay waa page 152 buuga hadad haysatid halkas ka fiiri Sharaxaada Cashirkana ka daawo #samewadeacademy https://youtu.be/MGC3cR7MiP0 Hadan hore ugu xernen nagu soo biir oo ka faaiideyso cashirada maalinlaha ah

1.70 MB

Assignment-One Jwbta Kuso dir @samewadeacademy wixii Su'aal ahna isla halkas kuso dir
Assignment-One Jwbta Kuso dir @samewadeacademy wixii Su'aal ahna isla halkas kuso dir

Buuga Ama Kitaabka Aan cashirada Carabiga kasoo diyaariyo la dag waxan maraynaa Cutubka 5aad wuxu ka hadalayi (Cuntada iyo Cabitaanka). Cashirka Saaka Wuxuu ka Bilawana Bogga 143,147-149 Cashirada waa kuwa taxane ah Halkan ka daawo Cashirka saaka https://youtu.be/erb9Ty57TVw

Jadwalka Isbuucan Cashirada Aan qadan doono Insha Allah F.G: English Level 2 Maanta uu si rasmi ah u bilowday Dhaman Cashirad
Jadwalka Isbuucan Cashirada Aan qadan doono Insha Allah F.G: English Level 2 Maanta uu si rasmi ah u bilowday Dhaman Cashirada kale ee #samewadeacademy ka baxa kala soco Channelkena. Cashirka 1aad Level 2 Enlgish At The RestaurantπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/zn-bjEv0kZQ Casharada waa Taxane wuxuuna ka baxa Channelka #samewadeacademy.

SAMEWADE ACADEMY - Statistics & analytics of Telegram channel @samewade