ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 401 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 401 名订阅者。

根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 401
订阅者
-724 小时
-227
-15430
帖子存档
Shalay Cashirka inaga baaqday maantan qadanay Waana Cutubka 7aad (Chapter 7) Wuxuu ka hadlaa Waxbarashada buugan aan hada qadanayno kaliya waxa inoo haray hal cutub Halkan ka daawo Cashirka maanta 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/xYh84c5JWHY

Resources-Ka Cashirka Maanta Sawirka Chipse iyo Mockupkiisaba halkan ka degso Cashirka Maanta Halkan ka daawo👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=OkDvVd4gbHk Isku soo day wixii Activities ahna kuso dir @samewadeacademy

photo content

photo content

Waa kan Software-ka Mavis Beacon ee lagu barto Typing Speed (Si fudud oo dhaqsi ah inaad Computerka wax ugu qortid). Cashirka Maanta: Sida Computerka loogu Shubto Mavis Beacon👇👇👇👇👇👇 3 Tusale waan qadanay iyo qaabka uu u shaqeyo mavis beacon iyo talooyiin badan oo software-ka inagu hagayo Dhameyso Muuqalka oo si degan u daawo. https://youtu.be/iXMRWILcbag Waxa jiro Group Ardayda ay Challange ku galayan hadad rabtid Linki Description-ka muuqalka hoos yaala kaga biir groupkas.

CASHIRKA 1AAD SI LOO SOO DEGSADO LOOGUNA SHUBTO SOFTWARE-KA MAVIS BEACON WAA SOFTWARE-KA AAN KU QADAN DOONO TYPING SPEED MUUQAALKA DHAMEYSO WAXAD KU ARKI DOONTA HORDHAC KOOBAN IYO SIDO KALE 3 TUSAALE OO AAN KU QADANAY https://youtu.be/iXMRWILcbag

Buuga Cashirada Carabiga ee ka baxa #samewadeacademy Alxmadullilaah Maanta waxan dhameynay Cutubkii 6aad Ee buuga 1aad ee barashada luuqada Carabiga waxa inoo haray kaliya 2 cutub Maanta Cashirka waxan ku qadanay 3 qayb oo kala duwan 1) page 169 2) page 173-175 3) page 178 Halkan ka Daawo Cashirka Maanta https://youtu.be/Mrte4acxtxo Waxad Cashirada ula socon kartaa si joogta ah isbuucii labo mar Cashirada Hore ku dhafay dhamantood waxay ku jiran 👉👉👉https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Ma ogtahay Koorsada Graphic Design ee ka baxda #samewadeacademy inay leedahay Shahaado Wiliba si free ah aad ku helayso kaliy
Ma ogtahay Koorsada Graphic Design ee ka baxda #samewadeacademy inay leedahay Shahaado Wiliba si free ah aad ku helayso kaliya laga rabo in Cashirada Practice-kooda Soo dirtid Si free wax ku baro Si free Shahaado ku hel #Baro_Xirfad_Cusub https://youtu.be/rvoE6E59L-Y Cashirada Hore loo qatay Dhamantood waxad ka helaysaa Qaybta Playlists

Maadama Maado Cusub inagu soo korortay Jadwalka Isbuuclaha isbadal baa ku yimid waxana loo qadanaya sida idin muuqata Cashirk
Maadama Maado Cusub inagu soo korortay Jadwalka Isbuuclaha isbadal baa ku yimid waxana loo qadanaya sida idin muuqata Cashirka maanta waan qadanay 6 maalin kale cashiradoda iyagana waan qadan doonaa Insha Allah F.G: TYPING SPEED waa isbuucle malinka jimcaha kaliyana qadan doona hadu rabi idmo i.a Maalin walba Kala soco #samewadeacademy Duruus Taxane ah 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/jnwtciItUxE

Bishaaro Ogeysiis Muhiim ah koorso cusub waana bilaash. Barashada Xirfada Qoraalka Waxad ku baranaysa sidad sare ugu qaadi la
Bishaaro Ogeysiis Muhiim ah koorso cusub waana bilaash. Barashada Xirfada Qoraalka Waxad ku baranaysa sidad sare ugu qaadi lahayd xirfada qoraalka Softaware-ka la isticmalayo Iyo qaabka koorsadan loo baranayo kala soco berito Insha Allah #samewadeacademy 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/YfNlDEga_74