WALAAL🥺💔
Open in Telegram
Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah, nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.😇
Show more5 648
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
-4430 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
June '25
June '25
+28
in 0 channels
May '25
+76
in 0 channels
Get PRO
April '25
+60
in 0 channels
Get PRO
March '25
+25
in 0 channels
Get PRO
February '25
+60
in 0 channels
Get PRO
January '25
+66
in 0 channels
Get PRO
December '24
+73
in 3 channels
Get PRO
November '24
+123
in 1 channels
Get PRO
October '24
+114
in 0 channels
Get PRO
September '24
+202
in 1 channels
Get PRO
August '24
+53
in 0 channels
Get PRO
July '24
+142
in 0 channels
Get PRO
June '24
+81
in 0 channels
Get PRO
May '24
+138
in 2 channels
Get PRO
April '24
+88
in 1 channels
Get PRO
March '24
+110
in 0 channels
Get PRO
February '24
+211
in 2 channels
Get PRO
January '24
+199
in 0 channels
Get PRO
December '23
+589
in 0 channels
Get PRO
November '23
+321
in 0 channels
Get PRO
October '23
+52
in 39 channels
Get PRO
September '23
+142
in 0 channels
Get PRO
August '23
+76
in 0 channels
Get PRO
July '23
+78
in 0 channels
Get PRO
June '23
+80
in 0 channels
Get PRO
May '23
+81
in 0 channels
Get PRO
April '23
+76
in 0 channels
Get PRO
March '23
+86
in 0 channels
Get PRO
February '23
+38
in 0 channels
Get PRO
January '23
+171
in 0 channels
Get PRO
December '22
+145
in 0 channels
Get PRO
November '22
+171
in 0 channels
Get PRO
October '22
+362
in 0 channels
Get PRO
September '22
+137
in 0 channels
Get PRO
August '22
+220
in 0 channels
Get PRO
July '22
+338
in 0 channels
Get PRO
June '22
+246
in 0 channels
Get PRO
May '22
+138
in 0 channels
Get PRO
April '22
+251
in 0 channels
Get PRO
March '22
+358
in 0 channels
Get PRO
February '22
+274
in 0 channels
Get PRO
January '22
+297
in 0 channels
Get PRO
December '21
+394
in 0 channels
Get PRO
November '21
+959
in 0 channels
Get PRO
October '21
+276
in 0 channels
Get PRO
September '21
+229
in 0 channels
Get PRO
August '21
+416
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 09 June | +4 | |||
| 08 June | +5 | |||
| 07 June | +3 | |||
| 06 June | +2 | |||
| 05 June | +5 | |||
| 04 June | +1 | |||
| 03 June | +4 | |||
| 02 June | +3 | |||
| 01 June | +1 |
Channel Posts
Iyadu waa boqradii wanaaaga iyo daacadnimada !
xiliyada kala duwan ee waqtigu mar waa abaar iyo xili jiilaal ah, marna waa xilli barwaaqo ah.
Laakiin iyada wajigeedu xilli walba oo uu ku suganyahay waa waqti roobaad barwaaqo ah, oo soo dhowayn iyo farxad baa kaaga muuqanaysa si walba oo ay u dhibaataysantahay.❤️🫂
| 2 | Qalbigaagu wuxuu mudanyahay farxad !
Farxadu maaha riyo iyo wax u baahan gaadhitaan, keliya waa rajayn iyo inaad rabbigaa wax wanaagsan ka filato mar walba, kuna sabarto dhibaato walba oo dhinacaaga taala, adigoo rajaynaya naxariista rabbigaa.❤️ | 791 |
| 3 | Jacayl ha u qaadin qof waliba oo wanaagsan biloowga horre, maxaa yeelay dhamaantood way wanaagsanyihiin biloowga.
Jacayl waxaa muddan qofkii ilaa dhamaadka kuu wanaagsanaada.❤️ | 769 |
| 4 | albaabada aad ka cabsanayso, gadaashooda waxaa ahaaday nolol u qalanta in lagu noolaado.❤️ | 1 004 |
| 5 | Dhalinyaro kolay waqtigiina waxyaabo aan macno lahayn baad ku lumisaan kafaa'ideysta Crypto daa
Linkgan kubiir oo ka faa'ideyso
https://t.me/Zoo_box_on_time 👈
Hadaanad fahansanayn haka wel-welin waa lagu caawinayaa.😍❤️ | 793 |
| 6 | Sanadku waa tirro oo keliya noloshana waxba kama bedelo, waxyaabaha maalin laha ee aad qabanayso uun baa noloshaada wax bedeli kara.
Maalmo qurux badan baan idiin rajeynayaa saaxiibayaal.❤️ | 1 106 |
| 7 | Xirfadayadu waa qori
Xoog iyo anaa adag
Soomalida. | 110 |
| 8 | Khasab maaha inaad wax weyn haysato si'aad u bilowdo, laakiin waxaa khasab ah inaad bilowdo si'aad wax weyn u hesho.
Awoow jooji cudur-daarka.🤝 | 214 |
| 9 | Khasab maaha inaad wax weyn haysato si'aad u bilowdo, laakiin waxaa khasab ah inaad bilowdo si'aad wax weyn u hesho.
Awoow jooji cudur-daarka hada biloow.🤝 | 3 |
| 10 | Muhasho gooran is daynay
Ayaaan milicsaday Malin
Qof bini Adam u suurad muuqda
Kolkaasaan iri bal kaadsoo
Dhab uga eeegmo bogo
Mise waaba Inan laxaad leh
Quruxda dheehiisa saaran
Horeyba aan loo sameyne
Markasaan hamiyoo rajeeyay
Inaan helo uun bal Malin
Anoo mowjado hiraaya
Jawi wacaniyo dhex jooga
Indhuhu sanado aysan dheehan
Khalqi caynkaan loo abuuray
Anoo xamasad iyo xiiso
Culeys heerkasa buuxa
Jabaq iyo dhawaaq lamaansan
Ayaaaba mar qurata
Dhagaha dhug kusoo yirahday mise waa anoba jiifa
Leey leeyaha bal Yara joogso
Mxaa kaa dhigay meydkan
Ood uba kici weyday mnta
Hday war u hayaanba xalay
Noloshan dhex maquuray
Imaba kiciyeyba mnta
Cakuye riyaaa😩🔥💔 | 289 |
| 11 | "Hooyo caawa casho ma taalee iska seexdaa"
Waa hadal aan ka maqlay mamo 3 caruur ah haysata oo cariish ay degenayd aan soo agmaray, meel buu i taabtay hadalkaasi, waxaan isku dayayaa hooyadaa inaa kawardoono si aad u caawisaan inshallah.😢 | 20 |
| 12 | - قال رسول اللهﷺ :
- إن خير أيامكم يوم الجمعة
فأكثروا عليَّ من الصلاة فيه 🤍 ✨ | 1 143 |
| 13 | يصعب عليك قول الحق , إذا كنت مستفيداً من الباطل.
Way kugu adkaan doontaa in aad xaqa sheegto hadii aad faa'ido ku qabto baadilka.👌
@nuurkah🦋 | 1 428 |
| 14 | Asc | 1 |
| 15 | https://t.me/Hamda_Nour | 369 |
| 16 | Dunidani maaha nolol rasmi ah, qof weliba si lama filaan ah buu uga tagayaa, waxaa haboon qof walba inaad kula dhaqanto wanaag aan hadhoow qoomamo ka danbayn.🥺❤️
@nuurkah🦋 | 1 799 |
| 17 | Waxa ugu wanaagsan ee aabuhu caruurtiisa u qaban karo, waa inuu hooyadood jeclaado.❤️🫂
@nuurkah🦋 | 1 481 |
| 18 | Waxaynu ku noolnahay duni is moodsiis ah !
waxaynu aaminsanahay inaynu haysano waqti aynu ku qabano waxyaabo badan oo qalbigeena ka dhex guuxaya, laakiin ma ogid noloshuba inay tahay daqiiqadaas aad dib dhiganayso iyo gaadhitaankeeda inta u dhaxaysa.🙂
@nuurkah🦋 | 1 446 |
| 19 | Farxada aan raadiyo marka aad iga maqantahay, iyadaaba isoo raadsata marka aad garabkayga joogto.❤️🥺
@nuurkah🦋 | 1 216 |
| 20 | Oo miyaanay kalsooni iyo degenaan ku galayn marka uu xabiibkaaga muxammed(s.c.w) ku leeyahay:" hadii ay dhamaantood isku tagaan si ay kuu dhibaateeyaan waxba kuma yeeli karaan wixii alle kuu qoray mooyaane"
Xasili naftaada.❤️
@nuurkah🦋 | 1 246 |
