cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

ILA QOSOL.

Show more
Finland765The language is not specifiedHumor & Entertainment4 077
Advertising posts
9 559
Subscribers
+624 hours
+97 days
+2930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Dhaqtar Shiineys ah ayaa wuxuu meel caafimaad ka furtay dalka Mareykanka kadib wuxuu waayay macaamiil fara badan oo imaata goobtiisa, wuu fakaray kadibna meeshii ayuu ku qoray bixi labaatan doolar kaliya si laguu daaweeyo hadii aad caafimaadi waysana waxaan ku siinayaa boqol doolar. Abuukaate Mareykan ah ayaa arkay qoraalka meesha ku qoran wuxuu is yiri waa fursad fiican oo aad boqol doolar kaga qaadan karto shiineyskaan, wuxuu gudaha u soo galay goobtii dhaqtarka. Abuukaataha: Waan xanuusanahay waxaan waayay dareenka urinta waxba iima carfayaan waxbana iima urayaan. Dhaqtarka: Kalkaaliso soo bixi daawada ku jirta sanduuqa 8-aad saddex dhibcood sanka ugu shub bukaankaan. Markii ay kalkaalisada keentay dawadii oo ay furtay ayuu qeyliyay abuukaatihii intaan sanka loogu shubin wuxuuna yiri see camal waxaan waa dalwanti urkeeda inta ayaan ka dareemayaa. Dhaqtarka: Ok dareenkii urka wuu kuu soo laabtay iska bixi $20 waa fiicantahay hada. Abuukaatihii oo xanaaqsan ayaa baxay kadibna wuxuu soo laabtay laba maalin kadib wuxuuna ku yiri dhaqtarkii waxaan waayay xasuustii waxba ma xasuusan karo ee i daawee. Dhaqtarka: kalkaaliso usoo bixi dawada kujirta sanduuqa 8-aad ee bukaankaan laba qaado afka ugu shub. Abuukaataha: Taas waa tii maalin dhaweyd aad sanka iiga shubi rabtay ee iga daa. Dhaqtarka: Ok xasuustaada waa soo laabtay bixi $20 waa fiican tahay hada. Mar saddexaad ayuu hadana soo laabtay abuukaatihii asagoo at ka go'an tahay inuu markaan ka qaado $100 wuxuu ku yiri diktoorkii waxaan lumiyay aragtidii indhaha waxba uma jeedo. Dhaqtarka: waan ka xumahay kuma daaweyn karo hoo qaado boqolkaan doolar. Abuukaataha: Waxaan boqol doolar maaha waa labaatan doolar see camal. Dhaqtarka: Ok aragaaga wuu soo laabtay bixi $20. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 31πŸ‘ 8🀩 2
Haddii aad tahay qof daneeya barashada ama ku jira forex linkiga channelka hoose ku biir waxaad ka heleysaa daily Gold signals iyo waliba barashada forex oo dhameystiran nala soo tijaabi πŸ‘‡ https://t.me/+gS_SyXfE3UFjNGZk
Show all...
Kaaftoon FX Traders πŸ’΅πŸ’°πŸ“ˆ

Chennelka kaaftoon hadafka ugu weyn ee loo asaasay waa in uu kaa kaafiyo cilmiga forex iyo signals tayo leh waliba si free ah β˜† Ka kaaftoon Shaqa la'aan β˜† Ka kaaftoon Shaqaale nimo β˜† Ka kaaftoon Saboolnimo β˜† Oo uga kaaftoon, Kaaftoon channel.

πŸ‘ 2🀩 1
Photo unavailableShow in Telegram
Beri baa Haweeney ninkeeda habeen ka soo daahay gabadhii baa hooyadeed oo la joogta ku tiri: Hooyo waxaan ka baqayaa in uu naag kale ku maqanyahay! πŸ˜” Duqdi waxay tiri: Shar laguma fikiree kheyr niyada u sheeg waxaa laga yaabaa in uu shil gaari galee.πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 52πŸ‘ 5πŸ€ͺ 3
πŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½ Click Here πŸ‘ˆπŸ»πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘ˆπŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘‰πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘ˆπŸΏ πŸ‘† GUJI HALKAAN❀️
Show all...
πŸ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
Gabar baa Facebook kusoo qortay ninkeyga wa wadankeyga macnaha sida wadankeyga cml ayaan ujeclahayy. Gabar kaloo comment ka bixisaa waxey tiri"wadanka Waan Wada Leenahy" πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 46πŸ‘ 5
Photo unavailableShow in Telegram
Naag ayaa ninkeeda aad ujecleyd maalin ayey kutiri ninyahow amaad naag kale ila guursataa?? Suu kujawaabay intaad nooshahay lagama yaabo?? Waxay kujawaabtay oo hadaan dhintana?? Wuxuu kuyiri hadaad dhimato waanba waalanaayee Markaasee kashakisay oo tiri hadaad waalatana?? Wuxuu kujawaabay '' Nin waalan waxwalbo kafilo" πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 72πŸ‘ 7🀩 2πŸ€ͺ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sadax gabdhood ayaa waxeey aadeen barkadda lagu dabbaasho dharka ayeyna iska bixiyeen barkadda ayeyna galeen waxaa u yimid nin wato sakeel. markaasu dhahay meesha kasoo baxa, waxeey dhaheen aqli inaa na aragto aa rabtaa miyaaa masoo baxeyno ilaa aad adig abaxdo. Markaasu dhahay war hooy aniga aragtidiina uma imaan meesha xiisana iguma heyso ee waxaan u imaaday inaan quudiyo Yaxaasyada meesha iigu jira. Gabar waliba iyadoo qeylineyso ee furdug kasoo dhahdeY meeshiii. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 55πŸ‘ 6🀩 4πŸ€ͺ 4
Photo unavailableShow in Telegram
Mid doqon ah baa dhaqtar u tagay, miisaankiisa kordhay daraadeed, marka dhaqtarkii baa wuxuu u qoray in uu ordo 5km maalin walbo alamiinto cml. Todobaad kadibne ii soo noqo baa lagu dhahay. Ninkii doqonka ahaa isbuuc kadib ayuu dhaqtarkii soo wacay wuxuuna dhahay, "Digtoore waan kaxumahay maanta ma imaan kari KISMAAYO ayaan sii marooyaa" πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 50🀩 11πŸ‘ 3
Haddii aad tahay qof daneeya ama ku jira forex linkiga channelka hoose ku biir waxaad ka heleysaa daily Gold signals iyo waliba barashada forex oo dhameystiran nala soo tijaabi πŸ‘‡ https://t.me/+gS_SyXfE3UFjNGZk
Show all...
Kaaftoon FX Traders πŸ’΅πŸ’°πŸ“ˆ

Chennelka kaaftoon hadafka ugu weyn ee loo asaasay waa in uu kaa kaafiyo cilmiga forex iyo signals tayo leh waliba si free ah β˜† Ka kaaftoon Shaqa la'aan β˜† Ka kaaftoon Shaqaale nimo β˜† Ka kaaftoon Saboolnimo β˜† Oo uga kaaftoon, Kaaftoon channel.

πŸ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
Midbaa hooyadiis MareykankaΒ  geeyay. Maalmo kadib ayuu hooyadii suuqa usoo kaxeeyay si ay usoo adeegato. Markaaseey hooyadii aragtay nin cadaan ah oo wiilkeeda ku leh Hi πŸ‘‹ see tiiri wiilkeygiyow Hi muxuu ka wada. Kadibna wiilkii ayaa usheegay maamo asalamu calaykum oo laso Gaabiyay Waaye kadiba Guriga ayeeΒ  ku labteen. Waqtiigii Salaada kadib marke salaadda kasii bixi rabtay ayay dhahday Hi Hadana Hi. πŸ˜‚ Wiilkeeda ayaa weydiiyey hooyo maxaa ka wadaa Kulahaa waa Asalamu Aleykum oo aan sooΒ  gaabiyey πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Show all...
🀣 77πŸ‘ 13🀩 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.