WALAAL🥺💔
Open in Telegram
Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah, nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.😇
Show more5 648
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
-4430 days
Posts Archive
5 648
Iyadu waa boqradii wanaaaga iyo daacadnimada !
xiliyada kala duwan ee waqtigu mar waa abaar iyo xili jiilaal ah, marna waa xilli barwaaqo ah.
Laakiin iyada wajigeedu xilli walba oo uu ku suganyahay waa waqti roobaad barwaaqo ah, oo soo dhowayn iyo farxad baa kaaga muuqanaysa si walba oo ay u dhibaataysantahay.❤️🫂
5 648
Qalbigaagu wuxuu mudanyahay farxad !
Farxadu maaha riyo iyo wax u baahan gaadhitaan, keliya waa rajayn iyo inaad rabbigaa wax wanaagsan ka filato mar walba, kuna sabarto dhibaato walba oo dhinacaaga taala, adigoo rajaynaya naxariista rabbigaa.❤️
5 648
Jacayl ha u qaadin qof waliba oo wanaagsan biloowga horre, maxaa yeelay dhamaantood way wanaagsanyihiin biloowga.
Jacayl waxaa muddan qofkii ilaa dhamaadka kuu wanaagsanaada.❤️
5 648
albaabada aad ka cabsanayso, gadaashooda waxaa ahaaday nolol u qalanta in lagu noolaado.❤️
5 648
Dhalinyaro kolay waqtigiina waxyaabo aan macno lahayn baad ku lumisaan kafaa'ideysta Crypto daa
Linkgan kubiir oo ka faa'ideyso
https://t.me/Zoo_box_on_time 👈
Hadaanad fahansanayn haka wel-welin waa lagu caawinayaa.😍❤️
5 648
Sanadku waa tirro oo keliya noloshana waxba kama bedelo, waxyaabaha maalin laha ee aad qabanayso uun baa noloshaada wax bedeli kara.
Maalmo qurux badan baan idiin rajeynayaa saaxiibayaal.❤️
5 648
Khasab maaha inaad wax weyn haysato si'aad u bilowdo, laakiin waxaa khasab ah inaad bilowdo si'aad wax weyn u hesho.
Awoow jooji cudur-daarka.🤝
5 648
Khasab maaha inaad wax weyn haysato si'aad u bilowdo, laakiin waxaa khasab ah inaad bilowdo si'aad wax weyn u hesho.
Awoow jooji cudur-daarka hada biloow.🤝
5 648
Muhasho gooran is daynay
Ayaaan milicsaday Malin
Qof bini Adam u suurad muuqda
Kolkaasaan iri bal kaadsoo
Dhab uga eeegmo bogo
Mise waaba Inan laxaad leh
Quruxda dheehiisa saaran
Horeyba aan loo sameyne
Markasaan hamiyoo rajeeyay
Inaan helo uun bal Malin
Anoo mowjado hiraaya
Jawi wacaniyo dhex jooga
Indhuhu sanado aysan dheehan
Khalqi caynkaan loo abuuray
Anoo xamasad iyo xiiso
Culeys heerkasa buuxa
Jabaq iyo dhawaaq lamaansan
Ayaaaba mar qurata
Dhagaha dhug kusoo yirahday mise waa anoba jiifa
Leey leeyaha bal Yara joogso
Mxaa kaa dhigay meydkan
Ood uba kici weyday mnta
Hday war u hayaanba xalay
Noloshan dhex maquuray
Imaba kiciyeyba mnta
Cakuye riyaaa😩🔥💔
5 648
"Hooyo caawa casho ma taalee iska seexdaa"
Waa hadal aan ka maqlay mamo 3 caruur ah haysata oo cariish ay degenayd aan soo agmaray, meel buu i taabtay hadalkaasi, waxaan isku dayayaa hooyadaa inaa kawardoono si aad u caawisaan inshallah.😢
