Red Sea Waves
Open in Telegram
Redsea Waves waxaad ka helaysaa:- Weekly Forecasting ππ Daily setups with updates Live trading and mentoring Educational setups, video's & posts Social links β¬οΈ facebook.com/Redseawavesfx www.youtube.com/c/redseawaves tiktok.com/@redseawavesfx
Show more6 011
Subscribers
+424 hours
-207 days
-8030 days
Posts Archive
6 008
Asc Guys Course Cusub ma qabanaa madaama ay dad badan ina weydinayaan
6 008
Repost from Red Sea Waves Crypto
Lacagaha crypto waxay bixinayaan signal wanaagsan oo maalgashi π, hada way soo dhaqaaqeen, cidwalbana way ka hadlaysaa π¬ balse halkan waxaan idin kula wadaagi doonaa fursadaha waawayn ee ku jira iyo goorta ku ha oon lacagaha la maal gashan karo π°
6 008
βAlxamdulillaah! Waxa aan gadhay qayb kamida halkii an hiigsanayay ee dhammaystirka qayb kamida marxaladda cilmigi aan so bartay Guushan waxaan uga mahadcelinayaa Alle SWT, ka dibna macalinmintayda ay ugu horreyan @AHMEDILYAAS, @Ilyassudi iyo @aarbilaawe.
@ALWAYSAHMET
Waxa aan gar ugusi mahadcelinaya ustadkayga ustad abalkaga illahay jano haka dhigo @ahmed ilyaas
Waxa kale oo si gara ugu mahadcelinaya ustadkayga
@Ilyassudi
