Red Sea Waves
前往频道在 Telegram
Redsea Waves waxaad ka helaysaa:- Weekly Forecasting 📈📉 Daily setups with updates Live trading and mentoring Educational setups, video's & posts Social links ⬇️ facebook.com/Redseawavesfx www.youtube.com/c/redseawaves tiktok.com/@redseawavesfx
显示更多6 142
订阅者
无数据24 小时
-157 天
-8330 天
帖子存档
6 141
Kadib markaad nasashada fahanto sida loo akhriyo, way fududaanaysaa in aad fursadaha jirana u badasho lacag
6 141
Alxamdulillaah, Alxamdulillaah.
Marka ugu horreysa, waxaan u mahadcelinayaa Ilaahay (SWT) oo markale ii suurageliyey inaan gaaro qayb ka mid ah hammigii iyo rajadii aan muddada dheer lahaa.
Marka xigta, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Ustaad Ahmed Nuur iyo Ustaad Ahmed Ilyaas, oo sabab weyn u ahaa guusha aan maanta gaaray. Dadaalkiinna, hagiddiinna iyo waqtigiina
Waxaan idin leeyahay: Abaalkiinna Alle ha ka dhigo Jannatul Firdowsa.
6 141
Quationare buuga jaamacada ayaan qorayaa ee isoo buuxbuuxiya asxaabta. Dradline waa nahayaayee
Riix halkan
6 141
Arinta ugu cajiibsan waa in dhalintaas aysan hal dolar xitaa bixin kawaran 😂😂😂
Sxb Nin qadeeyo ayaa qado kusiin karo
Nin baahan yuu lacag ka qadan sxb suuqa lacag kasamey dheh
#AHMEDILYAAS #RedSeaWaves
6 141
Arinta ugu cajiibsan waa in dhalintaas aysan hal dolar xitaa bixin kawaran 😂😂😂
Sxb Nin qadeeyo ayaa qado kusiin karo
Nin baahan yuu lacag ka qadan sxb suuqa lacag kasamey dheh
#AHMEDILYAAS #RedSeaWaves
