Red Sea Waves
Ir al canal en Telegram
Redsea Waves waxaad ka helaysaa:- Weekly Forecasting 📈📉 Daily setups with updates Live trading and mentoring Educational setups, video's & posts Social links ⬇️ facebook.com/Redseawavesfx www.youtube.com/c/redseawaves tiktok.com/@redseawavesfx
Mostrar más6 142
Suscriptores
Sin datos24 horas
-157 días
-8330 días
Archivo de publicaciones
6 140
Joogteyn (Consistency):
Muddo kooban gudaheed waxaan ku guuleystay inaan pass gareeyo laba funded accounts.
✅ 5K Account – Waxaan ka gudbay Phase 1 iyo Phase 2, waxaana ka sameeyay 3 withdrawals.
✅ 25K Account – Waxaan sidoo kale ka gudbay Phase 1 iyo Phase 2, halka Phase 3 aan ku sameeyay faa'iido wanaagsan.
Waxaas oo dhan kuma aanan gaarin inaan maalin kasta pair cusub raadsado ama strategy cusub tijaabiyo. Waxaan ku gaaray hal nidaam (Wave Concept) iyo inaan diiradda saaro 4 pairs oo keliya:
#EURUSD
#GBPUSD
#NZDUSD
#AUDUSD
Waxaan rumeysanahay in trader-ka isku dayaya inuu pair kasta ka trade gareeyo uu adkaanayo inuu xirfad gaar ah ku dhiso. Laakiin marka aad doorato pairs kuu gaar ah oo aad si qoto dheer u barato dhaqaaqooda, waxaad yeelanaysaa kalsooni, nidaam iyo natiijo joogto ah.
Haddii aad ilaaliso nidaamkaaga oo aadan ka leexan, waxaan aaminsanahay inaad si macquul ah bil kasta u gaari karto 6% ilaa 12%.
Waxaan idinla wadaagayo ma aha aragti ama mala-awaal. Waa waayo-aragnimo aan si dhab ah ugu dhaqmay 7 bilood, natiijadeedana maanta aan gacanta ku hayo.
Xusuusnow, guushu ma timaado hal maalin. Waxay ka dhalataa go'aanno sax ah oo maalin kasta la soo celiyo.
Guul ayaan idiin rajeynayaa dhammaantiin. Ha ka quusan hadafkiinna, hana ka leexan nidaamkiinna. Maalin maalmaha ka mid ah waxaad ku faani doontaan natiijada aad maanta u samreysaan. 🤝📈
Mahadsanid macalin @AHMEDILYAAS
Mahadsanid sxb @faatul_mo
6 140
Hambalyo hambalyo waxaa malinka barito ah meherka saxiibkeen @Nasraawi10 oo ah qofan so wada bilownay safarkii dheera ee suuqa Forex.
Masuul waxana idin rajynayaa adiga iyo marwadadaba guur barakeysan oo khayr qaba.
Waxana idin kugu duceynaya ducadii Nabigeena (SCW)
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير.
6 140
Kadib markaad nasashada fahanto sida loo akhriyo, way fududaanaysaa in aad fursadaha jirana u badasho lacag
6 140
Alxamdulillaah, Alxamdulillaah.
Marka ugu horreysa, waxaan u mahadcelinayaa Ilaahay (SWT) oo markale ii suurageliyey inaan gaaro qayb ka mid ah hammigii iyo rajadii aan muddada dheer lahaa.
Marka xigta, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Ustaad Ahmed Nuur iyo Ustaad Ahmed Ilyaas, oo sabab weyn u ahaa guusha aan maanta gaaray. Dadaalkiinna, hagiddiinna iyo waqtigiina
Waxaan idin leeyahay: Abaalkiinna Alle ha ka dhigo Jannatul Firdowsa.
6 140
Quationare buuga jaamacada ayaan qorayaa ee isoo buuxbuuxiya asxaabta. Dradline waa nahayaayee
Riix halkan
6 140
Arinta ugu cajiibsan waa in dhalintaas aysan hal dolar xitaa bixin kawaran 😂😂😂
Sxb Nin qadeeyo ayaa qado kusiin karo
Nin baahan yuu lacag ka qadan sxb suuqa lacag kasamey dheh
#AHMEDILYAAS #RedSeaWaves
6 140
Arinta ugu cajiibsan waa in dhalintaas aysan hal dolar xitaa bixin kawaran 😂😂😂
Sxb Nin qadeeyo ayaa qado kusiin karo
Nin baahan yuu lacag ka qadan sxb suuqa lacag kasamey dheh
#AHMEDILYAAS #RedSeaWaves
