en
Feedback
Abdallah Journalist

Abdallah Journalist

Open in Telegram

Hel xogaha dunida daafeheeda ka dhacaya adigoo isticmaalaya aaladan Telegram.

Show more
3 079
Subscribers
No data24 hours
-97 days
-3530 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
March '25
March '250
in 0 channels
February '250
in 0 channels
Get PRO
January '25
+2
in 0 channels
Get PRO
December '24
+2
in 0 channels
Get PRO
November '24
+15
in 0 channels
Get PRO
October '24
+14
in 0 channels
Get PRO
September '24
+12
in 0 channels
Get PRO
August '24
+17
in 0 channels
Get PRO
July '24
+3
in 0 channels
Get PRO
June '24
+20
in 0 channels
Get PRO
May '24
+114
in 3 channels
Get PRO
April '240
in 0 channels
Get PRO
March '240
in 0 channels
Get PRO
February '240
in 0 channels
Get PRO
January '240
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 0 channels
Get PRO
October '230
in 0 channels
Get PRO
September '230
in 0 channels
Get PRO
August '230
in 0 channels
Get PRO
July '230
in 0 channels
Get PRO
June '230
in 0 channels
Get PRO
May '230
in 0 channels
Get PRO
April '230
in 0 channels
Get PRO
March '230
in 0 channels
Get PRO
February '230
in 0 channels
Get PRO
January '230
in 0 channels
Get PRO
December '220
in 0 channels
Get PRO
November '220
in 0 channels
Get PRO
October '22
+8
in 0 channels
Get PRO
September '22
+17
in 0 channels
Get PRO
August '22
+12
in 0 channels
Get PRO
July '22
+27
in 0 channels
Get PRO
June '22
+49
in 0 channels
Get PRO
May '22
+318
in 0 channels
Get PRO
April '22
+385
in 0 channels
Get PRO
March '22
+798
in 0 channels
Get PRO
February '22
+374
in 0 channels
Get PRO
January '22
+809
in 0 channels
Get PRO
December '21
+2 016
in 0 channels
Get PRO
November '21
+552
in 0 channels
Get PRO
October '21
+192
in 0 channels
Get PRO
September '21
+207
in 0 channels
Get PRO
August '21
+198
in 0 channels
Get PRO
July '21
+160
in 0 channels
Get PRO
June '21
+176
in 0 channels
Get PRO
May '21
+79
in 0 channels
Get PRO
April '21
+384
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
08 March0
07 March0
06 March0
05 March0
04 March0
03 March0
02 March0
01 March0
Channel Posts
Inaad hesho xogaha kala duwan ee caalamka waliba adigoo aan booqan warbaahino kala duwan waa mid cajiib ah si guudna ay baahi
Inaad hesho xogaha kala duwan ee caalamka waliba adigoo aan booqan warbaahino kala duwan waa mid cajiib ah si guudna ay baahi ugu qabto bulshadeena, waana midaas tan aan u taaganahay aniga oo Cabdallah ah. Adigoo gurigaaga joogo Update ahow lana soco wax walba oo caalamka ka dhacay ha noqoto Filistiin, Ukrain, Soomaaliya gudeheeda iyo dhamaan dhacdooyinka xiisaha leh. Ka sheekeey inta aanan lagaaga sheekeyn πŸ“° @sirabdallah

2
πŸ‘
17
3
In qofka uu helo xogaha kala duwan ee caalamka waliba isagoo aan booqan warbaahino kala duwan waa mid ay u baahi qabo maanta
In qofka uu helo xogaha kala duwan ee caalamka waliba isagoo aan booqan warbaahino kala duwan waa mid ay u baahi qabo maanta bulshadeena, waana midaas tan aynu u taaganahay hadii aan nahay shabkada Nuxur Media 🌍 Adoo gurigaaga joogo Update ahow lana soco wax walba oo caalamka ka dhacay ha noqoto Filistiin, Ukrain, Soomaaliya gudeheeda iyo dhamaan dhacdooyinka xiisaha leh. EASY WAY πŸ”– Soo dhawoow markale mudane 🀝. @Nuxurmedia
206
4
Website ku anfici doona hadii aad tahay qof jecel barashada luqada English-ka πŸ‘‡ Riix Halkan
255
5
Maalmahaan waxaa macquul ah inaad meela badan ku aragtay Appk-ka Sweatcoin, waa sax appkan lacag waa laga sameeyaa waliba lac
Maalmahaan waxaa macquul ah inaad meela badan ku aragtay Appk-ka Sweatcoin, waa sax appkan lacag waa laga sameeyaa waliba lacag macquul ah Soomaalidana mar hore ayuu soo gaaray laakin qalad ayey ka fahmeen isticmaalkiisa, in dad badan aad appka ku cazuunto ayaad lacag fiican uga sameyn kartaa. Waxaa macquul ah in app qaldan aad mar isticmaashay misana aad wax lacag ah ka sameyn weysay, lkn iska ilow wixii hore hada isdiiwaangali hadii qoraalkan Like kala duwan aad saartaan waxaan u fahmi doonaa inaad xiiseyneysaa inaan kasoo gudbiyo macluumaad badan Insha-Allah. Ku dhufo linkiga hoose kadibna dheh accept invite kadiba ku disaas kula soo dag midka saxda ah iskana diiwaangali. Xogo dheeraad ah ayaan kasoo gudbin doonaa Insha-Allah balse marka hore adiga isku day samee mahadsanid mudane πŸ‘‹πŸ» Waa kan midka saxda ah πŸ‘‡πŸ» LA DAG
26
6
Muuqaal faahfaahin u ah wax walba si wanaagsan u daawo Insh-Allah. ii soo dir fariin πŸ“₯ https://t.me/Zuldaanxasan1
Muuqaal faahfaahin u ah wax walba si wanaagsan u daawo Insh-Allah. ii soo dir fariin πŸ“₯ https://t.me/Zuldaanxasan1
304
7
Asalaamu caleykum πŸ‘‹πŸ» Waxaan si aad ah ugu faraxsanahay in qoraalkan uu kusoo gaaray adigoo nabad qaba, waxaana kaa raali galinayaa hadii qoraalkan uu kugu dheeraado, laakin kuma qasaari doontid inaad ku faaido mooyee Insha-Allah. Soo dhawoow markale, marka laga hadlayo barashada luqad waxaa muhiim ah inaad ka baraneyso dadka u dhashay ama dad aan u dhalan oo aan dhaamin dadka u dhashay yacni si heer sare ah ugu hadla misana yaqaana xeerarka luqada. Markii aan fiiriyey dhalinyaradeena u dhexeysa 18 ilaa 30 sano kana baxay jaamacado walina aan heyn shaqo fiican, dhibaatada ugu weyn waa ineysan meel iska saarin Luqada English-ka oo maanta noqotay tan nolol badan ay ku xirantay. Waa saxantahay luqada waad baratay laakin uma marin dadkii la rabay inaad ka barato, oo aan ula jeedo waxaad ka baraneysaa muddo 10 sano ah dad adigoo kale ah oo aan kaa dhiseyn ku hadal iyo dhageysiba, waligaana lagama yaabo inaad inaad dhaafto halkan adigoo aan luqad ku baran English, yacni English ku baro English si aad adigoo dhan English u noqoto. Sidaa darteed waxaan maanta halkan kugu hayaa fursad luqad barasho tii ugu wanaagsaneed ee kusoo marta noloshaada, waxaan kuu hayaa koorso ay bixinyaan dad luqada ka wata shahaado tan ugu sareysa, waxaana koorsadan qaadan kara kan ugu hooso luqada ilaa kan joogo heerka macquulka ah ee raba dhameystirka. Koorsadaan aniga lacagta aan kasoo bixiyey iyo dhibaatada aan usoo maray inaan helo iyadoo dhmaastiran si aan idiinala soo wadaago runtii wey adkeed, laakin si fudud ayaan idiin kula wadaagi doonaa. Waxaad fiirisaa hanaanka ama wadada aan idiin diyaariyey sida aad koorsadan u qaadataan. 1-Waxaan idiin diyaariyey janal aad si fudud ugu biireysaan misana aad maalin walba ka qaadaneysaa casharada waliba hab cajiib ah tayadoodana ay sareyso. 2-Waxaan idiin diyaariyey meel aan ugu magac daray Listening Time ama xilliga dhageysiga, waa janal aad isagana ku biireyso misana aad ka dhageysaneyso English, adigoo helaya PDF-ka codka aad dhageysaneyso ileen markii aad luqada baraneyso dhageysiga wax badan ayuu kaa saacidayaa waan muhiim. 3-Waxaan idiin diyaariyey Group cajiib ah oo idiin gaar ah misana aad kuwada sheekeysan kartaa waliba luqada English-ka ayaad isku weedaarsaneysaan, ileen cilmiga ardayda dhaxdooda ayuu ku barakoobaa sooma ahan saaxiibayaal πŸ‘‹πŸ». Wixii qoris ah iyo aqrin adiga ayaan kuu daayey oo adiga iska dhis masuulna ka noqo naftaada, kawarama saaxiibayaal hadii aad casharo heshaan oo aad dhageysi heshaan oo aan idiin dhisay Group idinka idiin gaar ah saaxiibayaal soo idiinba hagar bixin run ahaanti. FG: Koorsadaan waxay ku baxeysaa English waa English To English waana habka ugu fudud ee qof ay daacad ka tahay barasho luqad uu ku barto, waxaana koorsadaan fahmi doona qof walba run ahaanti. Qofki ay daacad ka tahay misana ay ka go'an tahay barashada English-ka inuu meel iska saaro uuna ka saro maro asaagiisa uuna helo fursado qaali ah raba, ha ila soo hadlo Insha-Allah. Fadlan waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Alle ayaan kugu dhaariyee hadii aadan wax rabin hala soo xiriirin linkiga hoose mahadsanid in badan 🀝 ii soo dir fariin πŸ“₯ https://t.me/Zuldaanxasan1
272
8

1
9
Maanta khabar weyn ayaa so socda Insha-Allah isha ku hay halkan πŸ‘
26
10
Asalaamu Caleykum πŸ‘‹πŸ» Dhalinyaro meeshaan waxaad uga barateen waxyaabo kale laakin waxaan jecleystay inaan idiinla wadaago Application kaas oo aad ka sameyn doonto dhaqaale fiican, waxaana macquul ah inaad horay aad u aragtay laakin aad mooday inoo beenyahay, balse waa xaqiiqi in appkan lacag laga sameeyo waana sababata aan u jeclaaday inaan idiinla soo wadaago oo aanan noqonin qof kaligiis cune ah πŸ‘‡πŸ» Halkan kala dag waa kan App-ka kuna gal Email-kaaga Insha-Allah πŸ‘‡πŸ» Riix Halakan oo la dag App-ka
26
11
Hadii aad tahay qof dhalinyaro ah cudur daar dambe kuuma ma harin !!! πŸ˜³πŸ‘‡πŸ» Daawo muuqaalkan
37
12
Raac shantaan talo hadii aad rabto inaad sanadkan guul fiican ka xaqiijiso barashada luqad English-ka πŸ“– πŸ‘‡πŸ» RIIX HALKAN
65
13
Muuqaallo heer saro ah oo ku siinayo talooyin wanaagsan hadii aad tahay qof barta luqada English-ka ayaa soo socda Insha-Allah πŸ”– Inta ayaadna ka heli doontaa saaxiib sare πŸ‘‡πŸ» https://t.me/riyoschool
75
14
Markaa luqada english-ka ugu hadleyso sidaan πŸ‘‰πŸ» Dadka u dhashay sidaan ayey ugu hadlaan 😳 πŸ‘‡πŸ» Riix Halkan
87
15
Waa kan muuqaalka isku day inaad meel ku qorato ereyadaas ileen waa u muhiim luqadaada English-ka πŸ“–πŸ‘‡πŸ» Daawo riix halkan
159
16
sticker.webp
1
17
Ardayda halkan ku jirta cashar English ah oo aad ku baran doonto ereyo kala duwan ayaa soo socda insha allah. Isha ku haaya halkan πŸ‘€
168
18
Dhalinyarta xiiseysa barashada luqada English-ka maxaa ku dhacay? janalkaan kusoo biira saaxiibayaal oo luqadiina dhisa mahadsanidiin πŸ“–πŸ‘‡πŸ» https://t.me/riyoschool
217
19
Talo ku anfaceyso hadii aad daneyneyso hormarinta luqadadaa English-ka πŸ‘‡πŸ» DAAWO
26
20
8 Erey oo cajiib ah oo si maalinle ah loo adeegsado. Isbar luqada si noloshaada ay isku badasho meel walba oo aad tagto πŸ‘‡πŸ» DAAWO
253