en
Feedback
🌷NOLOL IFEYSA-حياة مشرقة🌷

🌷NOLOL IFEYSA-حياة مشرقة🌷

Open in Telegram

Waxaad ka heli doontaa chanelkaan waxyaabo badan oo wanagsan oo aad ka faa'iidi doontid ❤️

Show more
4 795
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
July '24
July '24
+2
in 0 channels
June '24
+14
in 1 channels
Get PRO
May '24
+8
in 0 channels
Get PRO
April '24
+15
in 31 channels
Get PRO
March '24
+15
in 0 channels
Get PRO
February '24
+18
in 0 channels
Get PRO
January '24
+24
in 0 channels
Get PRO
December '23
+28
in 0 channels
Get PRO
November '23
+35
in 0 channels
Get PRO
October '23
+27
in 0 channels
Get PRO
September '23
+36
in 0 channels
Get PRO
August '23
+110
in 0 channels
Get PRO
July '23
+142
in 0 channels
Get PRO
June '23
+159
in 0 channels
Get PRO
May '23
+141
in 0 channels
Get PRO
April '23
+125
in 0 channels
Get PRO
March '23
+150
in 0 channels
Get PRO
February '23
+122
in 0 channels
Get PRO
January '23
+153
in 0 channels
Get PRO
December '22
+202
in 0 channels
Get PRO
November '22
+155
in 0 channels
Get PRO
October '22
+154
in 0 channels
Get PRO
September '22
+140
in 0 channels
Get PRO
August '22
+174
in 0 channels
Get PRO
July '22
+195
in 0 channels
Get PRO
June '22
+160
in 0 channels
Get PRO
May '22
+178
in 0 channels
Get PRO
April '22
+150
in 0 channels
Get PRO
March '22
+230
in 0 channels
Get PRO
February '22
+182
in 0 channels
Get PRO
January '22
+252
in 0 channels
Get PRO
December '21
+306
in 0 channels
Get PRO
November '21
+318
in 0 channels
Get PRO
October '21
+390
in 0 channels
Get PRO
September '21
+253
in 0 channels
Get PRO
August '21
+369
in 0 channels
Get PRO
July '21
+473
in 0 channels
Get PRO
June '21
+501
in 0 channels
Get PRO
May '21
+245
in 0 channels
Get PRO
April '21
+1 338
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
04 July+1
03 July0
02 July0
01 July+1
Channel Posts
Audio from Liibaan Waasuge

2
رمضان مبارك ٢٦ 🌙🥰 26 - nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " waxa ilaahay agtiisa acmaasha loogu jecelyahay in aad dhimato iyado
رمضان مبارك ٢٦ 🌙🥰 26 - nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " waxa ilaahay agtiisa acmaasha loogu jecelyahay in aad dhimato iyadoo carrabkaaga uu xuska alle ka qoyanyahay " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga dikriga 2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo in aynu ku dadaalno khaatumada wanaagsan # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
230
3
Audio from Liibaan Waasuge
189
4
رمضان مبارك ٢٥ 🌙🥰 25- nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " aniga iyo qofka kafaalo qaada agoonka waxa aanu isku nahay janada dh
رمضان مبارك ٢٥ 🌙🥰 25- nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " aniga iyo qofka kafaalo qaada agoonka waxa aanu isku nahay janada dhexdeeda sidaa , waxa aanu tilmaamay farta murdisada iyo far dhexada waanu yara kala durkiyay" #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga kafaalo qaadashada agoomaha 2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo ka war haynta agomaha # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
186
5
Audio from Liibaan Waasuge
162
6
رمضان مبارك ٢٤ 🌙🥰 24- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " insaanku haddii uu dhinto camalkiisu wuu go'aa saddex mootaane , s
رمضان مبارك ٢٤ 🌙🥰 24- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " insaanku haddii uu dhinto camalkiisu wuu go'aa saddex mootaane , sadaqo isaga kadib u socota mootaane ,ama cilmi lagu intifaaco oo uu dad baray , ama ilmo wanaagsan oo usoo duceeya " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- inaynu waalidiinteena dhintay duxada la ogaanno 2- naxariista ilaahay # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
155
7
Audio from Liibaan Waasuge
147
8
رمضان مبارك ٢٣🌙🥰 23- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi laba kalmadood oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus allaha raxmaan
رمضان مبارك ٢٣🌙🥰 23- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi laba kalmadood oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus allaha raxmaanka ahana agtiisa laga jecelyahay, ilaahay ayaa xumaan oo dhan ka dheer mahadna leh , waxa xumaan oo dhan ka dheer allaha waynida leh #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga dikriga 2- naxariista ilaahay # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
148
9
Audio from Liibaan Waasuge
182
10
رمضان مبارك ٢٢ 🌙🥰 22- caaisha ilaahay raali gaka ahaadee waxay nabiga ( scw ) ku tidhi : " ka waran rasuulkii alloow hadii
رمضان مبارك ٢٢ 🌙🥰 22- caaisha ilaahay raali gaka ahaadee waxay nabiga ( scw ) ku tidhi : " ka waran rasuulkii alloow hadii habeenka laylatul qadriga la i waafajiyo maxaan ku ducaystaa waxaad tidhaahdaa ilaahayoow waxaad tahay mid dambi dhaaf badan dambi dhaafkaba waad jeceshahay ee ii dambi dhaaf " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- dadaalkii caaisha 2- in habeenkaa lagu dadaalo ducadan # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
179
11
Audio from Liibaan Waasuge
199
12
رمضان مبارك ٢٠ 🌙🥰 20- - caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa marka tobannka dambe
رمضان مبارك ٢٠ 🌙🥰 20- - caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa marka tobannka dambe soo galo mid guntiga giijista habeenkiisa nooleeya ehelkiisana toosiya " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga tobanka dambe 2- in aynu dadaalno tobanka dambe # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
196
13
Audio from Liibaan Waasuge
186
14
رمضان مبارك ١٩🌙🥰 19- caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa mid ictikaafa tobanka da
رمضان مبارك ١٩🌙🥰 19- caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa mid ictikaafa tobanka dambe ee ramadaan illaa uu ilaahay oofsaday, dabeeto dumarkiisa ayaa ictikaafay isaga dabadii " #FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga ictikaafka tobanka dambe 2- ku dhaqanka iyo ku dayashada nabiga (scw ) # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG. اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
205
15
Audio from Liibaan Waasuge
215
16
رمضان مبارك ١٨ 18- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ilaahay wuxuumbuu umaddan ugu gargaara savabta inteeda taagta daran , baryad
رمضان مبارك ١٨ 18- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ilaahay wuxuumbuu umaddan ugu gargaara savabta inteeda taagta daran , baryadooda salaadooda ilaahay u gaaryeelidooda " FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- in ay kamid tahay sabab naxariista lagu helo sababta dadka taagta daran 2- in laga war hayo dadaka taagta daran # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
236
17
Audio from Liibaan Waasuge
210
18
رمضان مبارك ١٧ 14- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ducada lama celiyo inta u dhaxays aaadaanka iyo aqiimka " FAA'IDOOYINKA XADI
رمضان مبارك ١٧ 14- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ducada lama celiyo inta u dhaxays aaadaanka iyo aqiimka " FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- fadliga ducada xiliga aadaanka iyo aqiimka dhexdooda 2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo ducada # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
211
19
Audio from Liibaan Waasuge
193
20
رمضان مبارك ١٦ 16- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qof ayaa kor loo qaadayaa darajadiisa jannada markaasuu odhanayaa : siday ii
رمضان مبارك ١٦ 16- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qof ayaa kor loo qaadayaa darajadiisa jannada markaasuu odhanayaa : siday iigu sugnaatay , deeto lagu odhanayaa waa dambi dhaaf uu ilaahay kuu soo waydiiyay ilmahaagii " FAA'IDOOYINKA XADIISKA 1- samafalka waalidku ma aha ifka oo kaliya 2- in aynu u ducayno waalidiinteena dhimatay # UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
209