🌷NOLOL IFEYSA-حياة مشرقة🌷
Open in Telegram
Waxaad ka heli doontaa chanelkaan waxyaabo badan oo wanagsan oo aad ka faa'iidi doontid ❤️
Show more4 795
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
رمضان مبارك ٢٦ 🌙🥰
26 - nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " waxa ilaahay agtiisa acmaasha loogu jecelyahay in aad dhimato iyadoo carrabkaaga uu xuska alle ka qoyanyahay "
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga dikriga
2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo in aynu ku dadaalno khaatumada wanaagsan
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ٢٥ 🌙🥰
25- nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " aniga iyo qofka kafaalo qaada agoonka waxa aanu isku nahay janada dhexdeeda sidaa , waxa aanu tilmaamay farta murdisada iyo far dhexada waanu yara kala durkiyay"
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga kafaalo qaadashada agoomaha
2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo ka war haynta agomaha
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ٢٤ 🌙🥰
24- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi : " insaanku haddii uu dhinto camalkiisu wuu go'aa saddex mootaane , sadaqo isaga kadib u socota mootaane ,ama cilmi lagu intifaaco oo uu dad baray , ama ilmo wanaagsan oo usoo duceeya "
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- inaynu waalidiinteena dhintay duxada la ogaanno
2- naxariista ilaahay
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ٢٣🌙🥰
23- " nabigu ( scw ) waxa uu yidhi laba kalmadood oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus allaha raxmaanka ahana agtiisa laga jecelyahay, ilaahay ayaa xumaan oo dhan ka dheer mahadna leh , waxa xumaan oo dhan ka dheer allaha waynida leh
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga dikriga
2- naxariista ilaahay
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ٢٢ 🌙🥰
22- caaisha ilaahay raali gaka ahaadee waxay nabiga ( scw ) ku tidhi : " ka waran rasuulkii alloow hadii habeenka laylatul qadriga la i waafajiyo maxaan ku ducaystaa waxaad tidhaahdaa ilaahayoow waxaad tahay mid dambi dhaaf badan dambi dhaafkaba waad jeceshahay ee ii dambi dhaaf "
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- dadaalkii caaisha
2- in habeenkaa lagu dadaalo ducadan
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ٢٠ 🌙🥰
20- - caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa marka tobannka dambe soo galo mid guntiga giijista habeenkiisa nooleeya ehelkiisana toosiya "
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga tobanka dambe
2- in aynu dadaalno tobanka dambe
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ١٩🌙🥰
19- caa'isha illaahy raalli ha ka ahaadee waxa ay tidhi nabigu (scw) waxa uu ahaa mid ictikaafa tobanka dambe ee ramadaan illaa uu ilaahay oofsaday, dabeeto dumarkiisa ayaa ictikaafay isaga dabadii "
#FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga ictikaafka tobanka dambe
2- ku dhaqanka iyo ku dayashada nabiga (scw )
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG.
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا🤲🥰
رمضان مبارك ١٨
18- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ilaahay wuxuumbuu umaddan ugu gargaara savabta inteeda taagta daran , baryadooda salaadooda ilaahay u gaaryeelidooda "
FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- in ay kamid tahay sabab naxariista lagu helo sababta dadka taagta daran
2- in laga war hayo dadaka taagta daran
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
رمضان مبارك ١٧
14- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ducada lama celiyo inta u dhaxays aaadaanka iyo aqiimka "
FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga ducada xiliga aadaanka iyo aqiimka dhexdooda
2- dhiiri galin laynagu dhiiri galinayo ducada
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
رمضان مبارك ١٦
16- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qof ayaa kor loo qaadayaa darajadiisa jannada markaasuu odhanayaa : siday iigu sugnaatay , deeto lagu odhanayaa waa dambi dhaaf uu ilaahay kuu soo waydiiyay ilmahaagii "
FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- samafalka waalidku ma aha ifka oo kaliya
2- in aynu u ducayno waalidiinteena dhimatay
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا
