Dawasho Films🎥
前往频道在 Telegram
🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️
显示更多📈 Telegram 频道 Dawasho Films🎥 的分析概览
频道 Dawasho Films🎥 (@haajaro14) 是活跃参与者。目前社区聚集了 34 313 名订阅者,在 电影 类别中位列第 8 487,并在 芬兰 地区排名第 122 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 34 313 名订阅者。
根据 04 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -1 392,过去 24 小时变化为 -226,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 3.08%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.28% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 064 次浏览,首日通常累积 443 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 17。
- 主题关注点: 内容集中在 soo, saara, cusub, flim, loveta 等核心主题上。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️”
凭借高频更新(最新数据采集于 05 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 电影 类别中的关键影响点。
34 313
订阅者
-22624 小时
-1 0697 天
-1 39230 天
数据加载中...
吸引订阅者
六月 '26
六月 '260
在0个频道中
五月 '26
+3 149
在3个频道中
Get PRO
四月 '26
+6 391
在2个频道中
Get PRO
三月 '26
+15 309
在4个频道中
Get PRO
二月 '26
+13 880
在1个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 05 六月 | 0 | |||
| 04 六月 | 0 | |||
| 03 六月 | 0 | |||
| 02 六月 | 0 | |||
| 01 六月 | 0 |
频道帖子
Repost from N/a
#وكالة_شهادة:
#عاجل: مقتل وإصابة 3 عناصر من الميليشيات الحكومية وتدمير دراجة نارية كانوا يستقلونها إثر استهدافهم بتفجير نفذه مقاتلو حركة الشباب المجاهدين في الطريق الواصل بين منطقتي #بوفو و #كلم69 بولاية #شبيلي_السفلى جنوب #الصومال، كما استهدف مقاتلو الحركة بتفجير آخر تجمعا للميليشيات في مدينة #بولومرير بنفس الولاية.
تابعونا على المنصات التالية:
Substack:
https://substack.com/@shahadanewsagency
سيجنال
https://signal.group/#CjQKINBzAhk6RgTi3h4aEB9XFM74Y8j2gzO3h6yfOOYWX_TZEhDXQzYz96aB8RHeK1kJgV_I
ChirpWire:
https://chirpwire.net/Shahadanewsagency
| 2 | #وكالة_شهادة:
#عاجل: نجاة الضابط آدم مورغابي قائد شرطة مدينة #بيدوا من محاولة اغتيال إثر استهداف سيارته بتفجير نفذته مفرزة أمنية لحركة الشباب المجاهدين في نفس المدينة الواقعة بولاية #باي جنوب غربي #الصومال، وأنباء عن وقوع خسائر في صفوف حراس الضابط.
تابعونا على المنصات التالية:
Substack:
https://substack.com/@shahadanewsagency
سيجنال
https://signal.group/#CjQKINBzAhk6RgTi3h4aEB9XFM74Y8j2gzO3h6yfOOYWX_TZEhDXQzYz96aB8RHeK1kJgV_I
ChirpWire:
https://chirpwire.net/Shahadanewsagency | 290 |
| 3 | Mid Kamid ah Xildhibaannada ayaa Xasan Sheekh ku Eedeeyay, inuu Go’aansaday Laynta Madaxdii Isaga ka Horeeyay.
Ciidamo la sheegay inuu soo amray Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa Maanta is-hor-istaag ku sameeyay kolonyo galbinaysay Shariif Sheekh Axmed oo ka guuray xaafadda Miranaayo kuna sii jeeday gurigiisa ku yaalla afaafka hore ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Muddo ku dhow 40 daqiiqo ayaa la tilmaamay, in Shariif Sheekh Axmed iyo ciidamadiisa ku xayirnaayeen Bar kontarool oo Ku Talla degmada Shangaani ee gobalka Banaadir.
Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo kamid ah xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa arinkaasi ku tilmaamay isku day uu Xasan Sheekh doonayay inuu ku khaarijiyo Shariif Sheekh Axmed.
Xildhibaanka ayaa tilmaamay, in Xasan Sheekh si uu kursiga u haysto uu lasoo baxay ficillo iyo qorshalyaal uu kaga dayanayo madax digtaatoore ah oo ka jira Afrika, sida uu sheegay xildhibaanka. | 307 |
| 4 | Dawladda Kenya ayaa Sheegtay Inuu Hoos u Dhac Dhaqaale oo Xooggan Ku Socdo Miisaaniyadda Dalka.
Warbixinno iyo falanqaymo dhaqaale oo kasoo baxaya dalka Kenya ayaa muujinaya in xukumada dalkaas ay wajahayso cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya, iyadoo khubaro badan ay ka digayaan in miisaaniyadda dalka ay gaartay heer halis ah.
Dhaqaalo xumadan ayaa sii laba lixaadsanaysa iyada oo ay dowladdu si joogto ah u kordhinayso canshuuraha, si loo xoojiyo dakhliga soo galaya khasnadda xukuumada, haddana waxay falanqeeyayaashu sheegayaan in caqabadaha jira aysan ku koobnayn dakhli yaraan oo keliya.
Khubarada dhaqaalaha ayaa tilmaamaya, in dhibaatada ugu weyn ay ka dhalatay kororka kharashaadka dowladda iyo habka loo maareeyo lacagaha dadweynaha, iyada masuuliyiinta ugu sareeya dalka lagu eedeeyay in ay musuq ku hayaan hantida dadwaynaha. | 240 |
| 5 | Jabhadda Amxaarada ee Faano ayaa si Adag uga Hortimid Qiimeyn uu Ururka Midowga Afrika ku Sameeyay Doorashada Itoobiya.
Maleeshiyaadka Amxaarada ee Faano ayaa ku dhaleeceeyay Midowga Afrika, Urur Goboleedka (IGAD), iyo kormeerayaasha kale ee caalamiga ah qiimeyntooda hordhaca ah ee ay ku sameeyeen doorashooyinka guud ee Itoobiya ka dhacay 1-da bishan Juun.
Faano ayaa ku dooday, in doorashooyinku aysan buuxin waxa ay ugu yeereen heerarka dimuqraadiyadda islamarkaana aan loo tixgelin inay matalaan xaqiiqada siyaasadeed ee dalka.
Warqad Faano u diray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayay ku sheegtay, in qiimeynta wanaagsan ee ay soo saareen hawlgallada kormeerayaashu ay halis gelinayso sharciyeynta doorashooyinka lagu qabto colaadaha hubaysan iyo xayiraadaha siyaasadeed. | 201 |
| 6 | Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ka fuliyay gudaha magaalada Baydhabo ee gobalka Baay, waxaana lala eegtay gaari uu la socday taliyaha saldhigga Booliiska magaalada Baydhabo, ninka lagu magacaabo Aadan Moora-gaabey.
Sarkaalkaas ayaa ka badbaaday qaraxa, balse waxa uu khasaare soo gaaray ilaaladiisa, iyada oo uu burbur soo gaaray gaarigii uu la socday. | 285 |
| 7 | #الآن شاهد القسم 21 من سلسلة إصدارات توثق الحملة الإغاثية للمتضررين من الجفاف في الولايات الإسلامية، وخاصة في ولاية بكول الإسلامية جنوب غربي الصومال.
HADDA DAAWO QAYBTA 21AAD MUUQAALO LAGU SOO BANDHIGAYO GURMADKA DADKA AY SAAMEEYEEN ABAARAHA EE WILAAYADA ISLAAMIGA EE BAKOOL.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.
https://t.me/Jjjjajjabbbabot
Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose.
https://www.facebook.com/reel/2005484250354445
https://ok.ru/video/14626473314838 | 395 |
| 8 | Mudahaaraadyo Sababay Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhacay Degaan ka Tirsan Gobalka Togdheer ee uu ka Arimiyo Maamulka la Baxay Somaliland. | 493 |
| 9 | Ciidamo kalaTaabacsan Xasan Sheekh iyo Sharif Sheekh Axmed ayaa isku Horfadhiyo Gudaha Magaalada Muqdisho. | 513 |
| 10 | Xasan Cali Kheyre Ra’isul Wasaarihii Hore ee DF-ka ayaa Sheegay, inu ka Badbaaday isku dey Dil. | 471 |
| 11 | Maanta waa maalin Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-12-1447 oo waafaqsa 05-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali. | 443 |
| 12 | Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-12-1447 oo waafaqsan 05-06-2026, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Cabdi-Khaaliq Macallin Cabdi-Wali. | 680 |
| 13 | Dad Soomaali ah ayaa Lagu Dilay Gudaha Waddanka Koonfur Afrika. | 720 |
| 14 | Masuul Sare oo Ka Tirsan Dawladda Kenya ayaa Lagu Qabtay Lunsashada Maalaayiin Shilinka Dalkaas ah. | 763 |
| 15 | Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-12-1447 oo waafaqsan 05-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali. | 651 |
| 16 | Muxuu Sheekh Aadan Sunne ku cabirayaa aqoonsigii Yahuudda ee maamulka la baxay Soomaaliland, safaaraddii uu dhawaan maamulkaas ka furtay magaala barakeysan ee Al-Qudus iyo culimadii taageertay arrinkaas? | 993 |
| 17 | Weerar qarax ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe ayay ku dileen afar askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, halka ay ku dhaawaceen lix kale. | 1 043 |
| 18 | Muxuu yahay waajibka culimada ka saran in ay bulshada xaqqa u cadeeyaan? | 1 061 |
| 19 | Maxay ku kala duwan yihiin culimada Rabaaniyiinta ah ee u adeegga diinka Allaah iyo kuwa ka shaqeeya danaha Shisheeye? | 973 |
| 20 | Dhageyso: Sheekh Aadan Sune oo ka jawaabay su'aasha ah Yaa culimo ah? | 886 |
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
