Amal caseyr
前往频道在 Telegram
نطمح إلى تربية قلبٍ سليم، وإحياء نفسٍ مطمئنة، من خلال دروس، لقاءات، ونشاطات دعوية مؤثرة شعارنا: زَكِّ نَفْسَكَ، وَبَلِّغْ أُمَّتَكَ، وَكُن نُورًا. .
显示更多5 604
订阅者
-324 小时
-47 天
+24230 天
吸引订阅者
六月 '26
六月 '26
+281
在2个频道中
五月 '26
+406
在1个频道中
Get PRO
四月 '26
+267
在3个频道中
Get PRO
三月 '26
+256
在4个频道中
Get PRO
二月 '26
+302
在5个频道中
Get PRO
一月 '26
+1 728
在6个频道中
Get PRO
十二月 '25
+114
在1个频道中
Get PRO
十一月 '25
+36
在1个频道中
Get PRO
十月 '25
+461
在5个频道中
Get PRO
九月 '25
+210
在3个频道中
Get PRO
八月 '25
+210
在3个频道中
Get PRO
七月 '25
+218
在3个频道中
Get PRO
六月 '25
+66
在1个频道中
Get PRO
五月 '25
+306
在3个频道中
Get PRO
四月 '25
+1 444
在5个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 22 六月 | 0 | |||
| 21 六月 | +2 | |||
| 20 六月 | +1 | |||
| 19 六月 | +6 | |||
| 18 六月 | +2 | |||
| 17 六月 | +1 | |||
| 16 六月 | +3 | |||
| 15 六月 | +1 | |||
| 14 六月 | +6 | |||
| 13 六月 | +4 | |||
| 12 六月 | +11 | |||
| 11 六月 | +138 | |||
| 10 六月 | +88 | |||
| 09 六月 | +3 | |||
| 08 六月 | +1 | |||
| 07 六月 | 0 | |||
| 06 六月 | +1 | |||
| 05 六月 | +4 | |||
| 04 六月 | +4 | |||
| 03 六月 | +1 | |||
| 02 六月 | +2 | |||
| 01 六月 | +2 |
频道帖子
| 2 | Waxaa aad idinkugu baaqaa inaad kasoo qeybgashaan kulankaas culumada bulshada ugu yeertay ee lakaga hadli rabo dhacdooyin ugu dambeeyay ee wadanka ka dhacay ee dhaqan xumada ahaa waalidiinta iyo gabdhaha kasoo qeyb gala insha allaah | 313 |
| 3 | Eedeen waxba ma tarto bulsho...m4a | 406 |
| 4 | Kawarama xabiibaat hadaa sameeno barnaamij aan su allahan camal ku aruurino hal mar ka wada jawaabno kulan online ah u sameeno. . | 585 |
| 5 | Jwaab.m4a | 591 |
| 6 | Jawaabta dhawaan i sha llaah | 607 |
| 7 | https://chat.whatsapp.com/EcEQIBn5Mss9Itlfx6gXil
Gabdhihi uuka buuxsamay groupki kowad we xifdiga ardayda sugaysa waakan midkii 2aad ogaysiis yada halkaasa la so dhigaaya I.a.
📌 📌 📌
Yaysan so galin gabar group ka hore kujirto | 661 |
| 8 | مشاعرُ تعجزُ الكلماتُ عن وصفها، ولا يفهمها حقَّ الفهم إلا من كان حاضرًا وشهد اللحظة🤍 | 746 |
| 9 | 🌷 Macallimiinta Barnaamijka Siraajul-Cilmi 🌷
Maamulka Barnaamijka Siraajul-Cilmi wuxuu si farxad leh ugu martiqaadayaa macallimiinta inay ka qayb qaataan hawlaha cilmiyeed iyo tarbiyadeed ee barnaamijka, kana qayb qaataan baridda Qur’aanka Kariimka ah iyo culuumta Shareecada Islaamka.
📚 Qaybaha Barnaamijka:
• Muraajacada Qur’aanka Kariimka ah
• Muraajacada Tafsiirka Qur’aanka
• Khatmada Qur’aanka Kariimka ah
• Duruus ku saabsan Culuumta Shareecada
• Muxaadarooyin cilmiyeed iyo tarbiyadeed
📍 Goobta: Masaajidka Xaaji Maxamuud Qaaje – Saybiyaano
🕌 Kormeerka: Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka Kariimka ah
✨ Si wadajir ah aynu u iftiiminno dariiqyada cilmiga, una soo saarno jiil xanbaarsan Kitaabka Alle iyo Sunnada Rasuulka ﷺ.
Hadii aad diyaar tahay kusoo biir
https://chat.whatsapp.com/G5nc9f05Zqo66DI0ahqsVp | 1 105 |
| 10 | sticker.webp | 1 |
| 11 | Hooyo kasto ilmaheeda iska mashquuliso ha ogaato maalin u baahantahay inuu ka mashquuli doono waliba wax aysan ogoleyn kaga mashquuli doono maxaa yeelay adba hada waa ku mashquulineysaa wax aan fiicneen adigoo og inee fiicneen | 1 128 |
| 12 | 🌙 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌙
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Carabiga wuxuu dhammaan muslimiinta ku casuumayaa ka qeybgalka:
✨ BARNAAMIJKA SIRAAJUL CILMI ✨
Barnaamijkan oo ah barnaamij cilmiyeed bille ah waxa uu ka kooban yahay:
📖 Sardi Tafsiir
📖 Sardi Qur’aan
📚 Sardi Culuumta Shareecada
🌹 Khatmo Qur’aan
🎙️ Muxaadaro Cilmiyah
📍 Goobta: Masaajidka Xaaji Maxamuud Qaaje – Saybiyaano
📅 Taariikhda: Jimce, 19/06/2026
🕗 Waqtiga: 8:00 Subaxnimo
Barnaamijkani waa barnaamij bille ah oo uu qabto Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim, laguna faafiyo cilmiga diinta iyo fahamka Qur’aanka Kariimka ah.
Ku soo dhowaada walaalayaal, kana faa’iidaysta fadhiyadan cilmiga iyo khayrka ku dhisan.
"Qofkii mara jid uu cilmi ku raadinayo, Allaah wuxuu u fududeeyaa jidka Jannada."
https://chat.whatsapp.com/GxbeAGhKemMDaf45HOIRYT
Diyaar hada tahay bis soo gal groupkaas h galin hadaa ku jirto 2group ee horay u buuxsamay markaa gasho magacaaga iyo qeybta ka qeyb galeyso soo qor | 1 384 |
| 13 | Asc Dhamantinba inad wacantinban idin rajenya idinka iyo family ginba🤲🤲🤲
Inta kadib
Video waa inoo muhiim🫶❤️ | 974 |
| 14 | 没有文字... | 1 038 |
| 15 | Geedkaas maanta aad ugu fiirsaday oo ku fakaray anigoo kaligey ah hadii aan la waraabbin laga war qabin meeshaas lagu ridin siduu noqon lahaa anakane hadaa xus iyo xasuusta alle ka tagno siduu noqon lahaa geedkaad inaa noqoneeno...
Kaaga sii daran waa geed aan dhulka xidido ku laheyn allow awoodada weynaa allahey beeray geed aan xidido dhulka ku laheyn sow inama siinaayo arsaaqdeena kaami ah💗 | 1 240 |
| 16 | 🌿 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌿
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka Kariimka wuxuu si sharaf leh ugu martiqaadayaa dhammaan ardayda iyo dadka jecel cilmiga inay ka soo qaybgalaan:
✨ Barnaamijka SIRAAJUL CILMI ✨
📖 Qeybaha Barnaamijka:
• Muraajacada Qur’aanka Kariimka
• Muraajacada Tafsiirka
• Khatmadda Qur’aanka Kariimka
🗓️ Maalinta: Khamiis
📅 Taariikhda: 18/06/2026
🕘 Waqtiga: 9:00
📍 Goobta: Dib ayaa laga soo sheegi doonaa Inshaa Allaah.
Ku soo dhowaada barnaamij cilmiyeed faa’iido badan leh oo lagu xoojinayo xiriirka Qur’aanka Kariimka iyo cilmiga shareecada.
"Nashrul-cilmi fariidah calaa kulli Muslimin wa Muslimah."
🌷 Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim
https://chat.whatsapp.com/DxPRn4F5cOVEqfgTMPLODc
Linkigaas yy glin qof horay u galay groupka ardayda mogdisho | 1 382 |
| 17 | مواقف_أم_سليم_الأنصارية_د_جيلاني_001.m4a | 2 |
| 18 | 语音消息 | 1 344 |
| 19 | Audio from أستاذة: أمل. ابراهيم ابوب | 1 413 |
| 20 | Audio from أستاذة: أمل. ابراهيم ابوب | 1 536 |
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
