SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 399 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 597,并在 索马里 地区排名第 488 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 399 名订阅者。
根据 23 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 1,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.23%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.13% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 736 次浏览,首日通常累积 196 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 24 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 399
订阅者
+124 小时
-237 天
-15430 天
帖子存档
17 398
Jadwalka isbuucan dhaman cashiradan iyo kuwa kaleba kala soco #samewadeacademy
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
17 398
Kanaalka soyaalka nolosha waxaad ka haleysaa
📚Xikmado
📚Erayo jaceyl
📚Dhiirgelin
📚Sheekooyin
📚Qisooyinka iwm
Fadlan wll join dheh kanaalka 🔔
Admin @Khalidkhan02
https://t.me/soyaalkanolosha
17 398
file-ka degso👆👆👆👆👆👆👆👆
Ka shaqay layliga Cashirka 2aad
Maanta waa jimco mana lihin wax Cashir ah waa maalin Nasiino balse waxan ku nasan doonaa layligaas aan idin soo diray hadad ka shaqaysid jwbta kuso dir @samewadeacademy
Hadad rabtid sharaxd ku saabsan qaabka aad oga shaqaynaysid layliga halkan ka daawo
https://youtu.be/574x57K1L0g
Hadan hore u daawan Cashirka 2aad Vocabulary Everyday Thinks halkan ka daawo
https://youtu.be/GV8HL8vfpI4
Mahad Sanid, Maantana waxan idinla wadagaya jadwalka isbuucan bilawanaya Cashirada aan qadan Lahayn Insha Allah17 398
Repost from Barashada Luqada Carabiga
Buuga waa kan asigo pdf ah
Asigo original color ku dabacan Maktabadaha waad ka helaysaa waaana raqiis buuga aan qaadanayno waa midkii ugu danbeyay ee soo baxay
cashiradana kala soco waxan soo gilin doonaa
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
wixii Su'aal ama fikir aad qabtid igula wadaag
https://t.me/samewadeacademy
17 398
Repost from Barashada Luqada Carabiga
Buuga waa kan asigo pdf ah
Asigo original color ku dabacan Maktabadaha waad ka helaysaa waaana raqiis
cashiradana kala soco waxan soo gilin doonaa
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
wixii Su'aal ama fikir aad qabtid igula wadaag
https://t.me/samewadeacademy
17 398
Repost from Barashada Luqada Carabiga
Bishaaro Bishaaro
Waxaan Bilaawi doonaa Barashada luqada Carabiga 2/july/2022 waxan qadan doonaa buuga Alcarabiyah Bayna yadeyk (العربية بين يديك) waaa cashiro taxane ah jadwalka waan idinla wadaagi doonaa insha Allah.
Barashadiisa waa free waxan ugu talagalnay inay ka fa'iideystan ardayda jecel barashada luuqada carabiga waxad kala socon kartan cashirada oo soo dhigi doonaa channelka SAMEWADE ACADEMY
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
Saacad kadib waxan idinla wadaagi doonaa buuga pdf-kiisa si aad casharada ogala socotaan, buuga asigo dabacan original ah maktabadaha waad ka helaysaa waa buug caan ah maktabad kasta laga helayo mahad sanidiin
wllaha kale sii gaar siiya fursadan qaaliga ah
17 398
English Vocabulary Lesson 2
Cashirka maanta aan qadanay ka daawo sharaxaadiisa
https://www.youtube.com/watch?v=GV8HL8vfpI4
17 398
Casharada aan qadan doono isbuucan haduu rabi idmo
Cashirada waa taxane waana free maqal iyo muuqaalba wey leeyihiin
Kala soco cashirada
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg/playlist
17 398
#SAMEWADEACADEMY
Hoyga barashada luqadaha
casharada isbuucan dhaamdka ah aan qadanay
Cashirada waa taxane waana free maqal iyo muuqaalba wey leeyihiin
Kala soco cashirada
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg/playlists
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
