ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 406 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 604,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 406 名订阅者。

根据 20 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -147,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.16%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.07% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 725 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 21 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 406
订阅者
-724 小时
-267
-14730
帖子存档
Labadaan app waxaad kaga kaaf toomi kartaa Telegramka waxba ugama duwana Isticmaalkiisa Walibo kan calamada saaran sameeso la
Labadaan app waxaad kaga kaaf toomi kartaa Telegramka waxba ugama duwana Isticmaalkiisa Walibo kan calamada saaran sameeso labadaba isku mid waaye Plus waxaba ogama duwana Telegram waa isku midkii tusale Numberka telegram kugu furanyahay Hadad ku furatid Group kasta iyo Channelkas iyo Qof walba aad telegram kala xiriiri jirtay Plus wey ku jiran wa isla Asagii qaab loo furto loona isticmaalo Maanta aan muuqal kasoo diyaarin doonaa Insha Allah Kala Soco Channelkeena #SamewadeAcademy 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=K-i8F0aUAUQ

photo content

Asc wr: Waxa aad lasoo dagtaan appka loo yaqaano (Vpn), markaa si caadiya buu kuugu shaqayanayaa Telegramka . https://play.google.com/store/apps/details?id=com.psiphon3.subscription - https://apps.apple.com/us/app/psiphon/id127626390 https://t.me/kamaalCenter

Insha Allah Berito Waxan qadan doona sida behance portfolio account Loo Sameysto wiliba mid qurux badan + CV Dhamaystirana ku diyaarsan waxana dhisi doonaa midkan aad u jeedan 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾https://www.behance.net/samewadeacademy

5-ta website ee bixiyo Waxbarasho iyo Shahaado lacag la'aan ah kuwaas oo dunida daafaheeda laga aqoonsan yahay. 1. Alison waa website (mareeg) bixisa free courses kala duwan oo gaaraya 4K+ (4,000) sida Information Technology (IT), caafimaadka, ganacsiga, iibinta iyo suuqgaynta, luuqada english-ka, maadooyinka dhismaha la xariiro, maamulka, hormarinta shaqsiga iyo waxbarida, waxeena bixisaa shahaado lacag la'aan ah. Waxaana maanta wax ka barta dad gaaraayo 259, 035 ku kala nool 195 wadan oo caalamka ku kala yaalo, horayna waxaa wax ugu bartay dad gaaraayo 30M. Link: https://alison.com 2. Young African Leaders Initiative (YALI NETWORK) waa shabakad aad ka heleeso courses iyo shahaado lacag la'aan ah sida hogaaminta iyo maamulka guud (leadership and public management), ganacsiga iyo hal abuurka (business and entrepreneurship) iyo iibka iyo suuqgeynta casriga ah (sales and digital marketing) iyo kuwa kale oo badan. Luuqadaha aad ku baran karto waa English, French iyo Portuguese mida aad taqaano ayaad ka dooran kartaa laakiin default waxaa ah luuqadda english-ka. YALI waxaa maalgaliyo USA qeybo kala duwan ayeyna ka kooban tahay. Link: https://yali.state.gov/courses/#more 3. Mind Luster waxee bixisaa courses kala duwan oo gaaraayo 30K (30,000), waana shabakadda ugu weyn ee online wax ku bixiso caalamka sidoo kale shahaadadeedana waa free. Courses-ka ay bixiso waxaa ka kid ah culuumta computer-ka (Computer Science/IT), Ganacsiga (Business), culuumta Caafimaadka (Health Science), Luuqadaha (Languages), Xirfadaha jilicsan (Soft Skills), Xisaabta (Mathematics), Engineering, Wax karinta (Cooking), Quruxda Dumarka (Woman Beauty) iyo kuwa kale. Hadda waxaa wax ka barato dad gaaraayo 3M+ dunida dhaafaheeda ku kala sugan. Mind Luster course- ka ay bixiso mid ka mid ah hadaad bilowdo waajib kaama dhigeeso cashirada inaad wada dhameeso tusaale 10 mowduuc haddii ay tahay course-da 50% waa inaad dhameesaa micnaha 5% noqoneeso. Link: https://www.mindluster.com/ 4. Classcentral waa mareeg (website) bixisa courses badan 150k+ (150,000), waxana ku jira cashirada jaamacadaha ugu waa weyn uguna tayada fiican caalamka sida (Harford University, Staford University, Colombia University IWM), waxa aadna ka heli kartaa markaad cashirada dhameesato shahaado free ah sida Culuumta Computer-ka (Computer Sceince), Culuumta Caafimaadka (Health Science), Ganacsiga (Business), Cilmiga Bulshada (Social Science), IWM). Link: https://www.classcentral.com/ 5. Coursera waa platform-ka ugu waa weyn waxbarasho online wax ku bixiya, waxaa ku jiro courses badan gaaraya 5,800+ waana lacag la'aan inta badan laakiin shahaadada waa lacag. Waxaana jirto qeyb financial aid laga codsado lagaana rabo 150 kalimood inaad qorto, sidoo kale Bachelor iyo Master degree ayaad ka diyaarin kartaa ay bixiyaan jaamacadaha ugu waaweyn caalamka iyo shirkado (companies), jaamacadaha waxaa ka mid ah London University, Washington University, University of California, IWM sidoo kale companies-ka waxaa ka mid ah Google,  Meta (Facebook), IBM (International Business Machine), IWM sidoo kale iskuulo waa weyn ayaa wax ka bixiya sida Georgia Institute of Technology, Institute of Future, IWM. Sidoo kale course-da markaad dhameeso waxaa jiro imtixaan tijaabo ah 15 su'aal oo doorasho ah (multiple choices) haddii 80% ka hoos marto waxaad dib ugu laabaneesaa cashiradii markaas uu kuu tilmaamo inaad dib u barato. sidoo kale Alison waa la mid. Link: https://www.coursera.org/ Ugu dambeyntii talada muhiimka ah aan kuu soo jeedinaayo kalii yeysan noqon shahaado ee aqoonta iyo xirfadda aad ka baraneeso inaad sii joogteesid isku day barashadeeda si aad ugu noqoto qof expert ah. W/Q: Liban Mohamed Hashi ✍️

#SAMEWADE_ACADEMY OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa Bilaawatay Diiwan gilinta Dufcada 1aad ee Adobe illustrator 2023 #Ardayga
#SAMEWADE_ACADEMY OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa Bilaawatay Diiwan gilinta Dufcada 1aad ee Adobe illustrator 2023 #Ardayga Koorsada dhigta waxa uu helayo ✅ Caawinaad Joogta iyo in lala Xaliyo wax kasto oo kuso adkaada. ✅ in lala socdo waxqabadkiisa laguna kontoroolo. ✅ in lagu dari doono Fasal Online ah iyo Group ay kuwada jiran dhaman Ardayda. ✅ koorsada waxay Soconaysa 2 bil. ✅ Ardayga Wuxuu heli doona Cashir walba Resources-kiisa. ✅ Ardayga wuxuu La challange gareyna Ardayda kale ee ku Fasalka ah. Ardayda la qadanaayo Tiradooda waa 40 Arday Hada waxa is diiwan giliyay 17 Arday intaysan kaa buuxsamin Isdiiwan Gili. Si aan kuu diiwan gilino nagala soo xiriir 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Https://t.me/samewadeacademy

#SAMEWADE_ACADEMY OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa Bilaawatay Diiwan gilinta Dufcada 1aad ee Adobe illustrator 2023 #Ardayga
#SAMEWADE_ACADEMY OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa Bilaawatay Diiwan gilinta Dufcada 1aad ee Adobe illustrator 2023 #Ardayga Koorsada dhigta waxa uu helayo ✅ Caawinaad Joogta iyo in lala Xaliyo wax kasto oo kuso adkaada. ✅ in lala socdo waxqabadkiisa laguna kontoroolo. ✅ in lagu dari doono Fasal Online ah iyo Group ay kuwada jiran dhaman Ardayda. ✅ koorsada waxay Soconaysa 2 bil. ✅ Ardayga Wuxuu heli doona Cashir walba Resources-kiisa. ✅ Ardayga wuxuu La challange gareyna Ardayda kale ee ku Fasalka ah. Ardayda la qadanaayo Tiradooda waa 40 Arday Hada waxa is diiwan giliyay 17 Arday intaysan kaa buuxsamin Isdiiwan Gili. Si aan kuu diiwan gilino nagala soo xiriir 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Https://t.me/samewadeacademy