ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 406 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 604,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 406 名订阅者。

根据 20 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -147,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.16%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.07% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 725 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 21 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 406
订阅者
-724 小时
-267
-14730
帖子存档
Same wade dhawaan 18 bishan waxaay bilaawaysa Fasal Online ah oo lagu baranayo Xirfada Graphic Design. Diiwan gilinta way soc
Same wade dhawaan 18 bishan waxaay bilaawaysa Fasal Online ah oo lagu baranayo Xirfada Graphic Design. Diiwan gilinta way socota Ardayda la qaadanayona waa 30 arday 15 kamida wey is diiwan giliyeen sida sawirka kaga muuqda intaysan kaa buuxsamin hada is diiwaan gili. https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Https://t.me/samewadeacademy

[◇SOOMKA CAASHUURA◇] Soomka maalinka Caashuura waa mid kamid ah Bisha illaahay ee Muxarram tirsigeeda 10 - 1 -  1445 kuna beegan maalinta barri ah Jimcaha . WAA MAXAY CAASHURA? Sida aynu kor kusoo xusnay waa maalinka 10 aad ee bisha muxarram . Waa maalinkii illaahay Swt nabi Muuse Cs ka badbaadiyay Fircoon iyo colkiisa  ee rabbi fircoon iyo kuwii la socday ku qarqoomiyay ( Haligay ) Badda . FAAIIDOOYINKEEDA Nabi Muxammed CSW markii uu soo galay magaalada Madiina ayaa waxa uu arkay Gaalada Kiristanka ( Nasaarada ) oo soomaya maalinkani aadka u qaaliga ah , Rasuulku waxa uu waydiiyay " Maxaa uu yahay maalinkan aad soomaysaan ", waxay ay ugu warceliyeen " Waa maalinkii illaahay Swt badbaadiyay Nabi muuse iyo Dadkii raacay ee illaahay Swt Halligay fircoon iyo kuwii raacsanaa , markaa illaahay ayaanu ugu mahad naqaynaa soomka maalinkan ", Rasuulku waxaa uu ugu warceliyay " Haddaa annaga ayaa idiinka xaq mudan Nabi muuse in aanu illaahay ugu mahadcelino badbaadintaasi " . Maalinkaasi ka dib rasuulku waxaa uu dadka muslimiinta ah in ay soomaan . Marka kale yaa rasuulka la waydiiyay " Rasuulkii illaahayow , Gaaladu waa ay soomaan maalinkan e, maxaanu kaga duwanaanaa? " . Rasuulku waxa uu ugu werceliyay " Maalinka 9aad 'TAASUUCA' Ayaynu soomaynaa , Haddii aan Gaadho Sanadka danbe waan soomayaa sidoo kale maalinkaasi 9aad iyo 10aad ". - Nabi muxammed waxaa uu yidhi " Soomka maalinta Caashuura waxaan illaahay kaga rajaynayaa in uu ku dhaafo danbiyada sanadkii horre " . CASHARADA KU SUGAN CAASHURA 1- Mahadnaqa illaahay Swt Xaalad walba oo Qofku ku jirro . 2- Allah in uu yahay Badbaadiyaha iyo u hiilayaha Adoomihiisa dhibaataysan iyo Abaalmariyaha kuwa Qooqa ee kibra xadkiisana dhaafa . 3- Aaminida illaahay iyo ku kalsoonaan tiisa , talasaarashadiisa  ay tahay Badbaadada & Badhaadhaha , Guusha Aduun iyo Aakhiro . Haddaba Akhriste waxaa innoo caddaatay  Fadliga iyo Ajriga ay leedahay maalinkani qiimaha leh , Miyay tahay in aynu ka qadno fadligaas ? --------------------- ! QAABKA LOO SOOMAYO Shareecadeenna islaamku waxay innoo cadaysay in soomku uu kamid yahay cibaadooyinka ugu waawaayn ee illaahay Swt loogu dhawaado . Xadiis ka sugnaaday rasuulka csw waxa uu yidhi " Illaahay ayaa waxa uu yidhi 'Soomka anigaa iska leh anigaana ka abaalmarinaya adoonka ' " . - QOFKA SOOMAYA MAXAA LA GUDBOON ? 1- Waa in uu niyeysto ( Qalbiga ku qabsado in uu soomayo caashuura ) . 2- Waa in uu suxuurto si uu u helo barakada soomka . 3- Gabadha muslimada ah ee soomaysa waa in ay Daahir ahaato . 4- Ducada oo la farabiyo gaar ahaan waqtiyada •Suxuurta • Salaadaha dabadooda • Waqtiga Afurta ka hor wax yar . 5- Qur'aanka aqriskiisa in aad loo badiyo , Wardiga , xuska illaahay , Salliga Nabiga CSW , Sadaqada                    ••• Allah ha inna waafajiyo Acmaasha wanaagsan , ikhlaas iyo Aqbalaadna ha inna siiyo . 《FAAFINTA KHAYRKA WAA QOF SAMEEYAY OO KALE AJARKIISA 》 #Shere_Faafi_شارك_مع_أصدقائك Alhidaaya center for islamic studies and development | مركز الهداية للعلوم الشريعة وتطوير الدعوة https://t.me/Alhidaayacenter

photo content

Linkiga waa kan kaso qayb gal hadad ka mid tahay Ardayda video editing-ka barata https://t.me/+XuHzWoft3JhkNTY0

Markii ugu horeysay Caawa Voice Chat aan Ardayda u furi doona oo si toos ah aan su'aalo isku weydiin doona oo ku saabsan Cashirada Video Editing. Hadii aad ku jirto Groupka Video editing Caawa hadad fursad helaysid nagala soo qayb Gal Mahadsanid 8:00 Pm.

Weydiin 06 codsi nagala Qayb qado Ra'uruurin aan Ardaydeena ka qadayno. Dhowr Jeer inaad Shaqooyin Online ku aragtay aa macqu
Weydiin 06 codsi nagala Qayb qado Ra'uruurin aan Ardaydeena ka qadayno. Dhowr Jeer inaad Shaqooyin Online ku aragtay aa macquul ah kuwa qaar aad codsi u gudbisatay Balse aad wili jwbtooda Sugoosid Ra'yi Uruurin baan wadna inaad nagala qayb qaadatid Isku day waxad fikirkaga inoogu reebi kartaa Channelkena SameWade qaybta Community ama FB-Pageken Samewade MahadSanidiin.