ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 399 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 597 في فئة التعليم والمرتبة 488 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 399 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 23 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار 1، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.23‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.13‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 736 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 196 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 24 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 399
المشتركون
+124 ساعات
-237 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Labadaan app waxaad kaga kaaf toomi kartaa Telegramka waxba ugama duwana Isticmaalkiisa Walibo kan calamada saaran sameeso la
Labadaan app waxaad kaga kaaf toomi kartaa Telegramka waxba ugama duwana Isticmaalkiisa Walibo kan calamada saaran sameeso labadaba isku mid waaye Plus waxaba ogama duwana Telegram waa isku midkii tusale Numberka telegram kugu furanyahay Hadad ku furatid Group kasta iyo Channelkas iyo Qof walba aad telegram kala xiriiri jirtay Plus wey ku jiran wa isla Asagii qaab loo furto loona isticmaalo Maanta aan muuqal kasoo diyaarin doonaa Insha Allah Kala Soco Channelkeena #SamewadeAcademy 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=K-i8F0aUAUQ

photo content

Asc wr: Waxa aad lasoo dagtaan appka loo yaqaano (Vpn), markaa si caadiya buu kuugu shaqayanayaa Telegramka . https://play.google.com/store/apps/details?id=com.psiphon3.subscription - https://apps.apple.com/us/app/psiphon/id127626390 https://t.me/kamaalCenter

Insha Allah Berito Waxan qadan doona sida behance portfolio account Loo Sameysto wiliba mid qurux badan + CV Dhamaystirana ku diyaarsan waxana dhisi doonaa midkan aad u jeedan 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾https://www.behance.net/samewadeacademy

5-ta website ee bixiyo Waxbarasho iyo Shahaado lacag la'aan ah kuwaas oo dunida daafaheeda laga aqoonsan yahay. 1. Alison waa website (mareeg) bixisa free courses kala duwan oo gaaraya 4K+ (4,000) sida Information Technology (IT), caafimaadka, ganacsiga, iibinta iyo suuqgaynta, luuqada english-ka, maadooyinka dhismaha la xariiro, maamulka, hormarinta shaqsiga iyo waxbarida, waxeena bixisaa shahaado lacag la'aan ah. Waxaana maanta wax ka barta dad gaaraayo 259, 035 ku kala nool 195 wadan oo caalamka ku kala yaalo, horayna waxaa wax ugu bartay dad gaaraayo 30M. Link: https://alison.com 2. Young African Leaders Initiative (YALI NETWORK) waa shabakad aad ka heleeso courses iyo shahaado lacag la'aan ah sida hogaaminta iyo maamulka guud (leadership and public management), ganacsiga iyo hal abuurka (business and entrepreneurship) iyo iibka iyo suuqgeynta casriga ah (sales and digital marketing) iyo kuwa kale oo badan. Luuqadaha aad ku baran karto waa English, French iyo Portuguese mida aad taqaano ayaad ka dooran kartaa laakiin default waxaa ah luuqadda english-ka. YALI waxaa maalgaliyo USA qeybo kala duwan ayeyna ka kooban tahay. Link: https://yali.state.gov/courses/#more 3. Mind Luster waxee bixisaa courses kala duwan oo gaaraayo 30K (30,000), waana shabakadda ugu weyn ee online wax ku bixiso caalamka sidoo kale shahaadadeedana waa free. Courses-ka ay bixiso waxaa ka kid ah culuumta computer-ka (Computer Science/IT), Ganacsiga (Business), culuumta Caafimaadka (Health Science), Luuqadaha (Languages), Xirfadaha jilicsan (Soft Skills), Xisaabta (Mathematics), Engineering, Wax karinta (Cooking), Quruxda Dumarka (Woman Beauty) iyo kuwa kale. Hadda waxaa wax ka barato dad gaaraayo 3M+ dunida dhaafaheeda ku kala sugan. Mind Luster course- ka ay bixiso mid ka mid ah hadaad bilowdo waajib kaama dhigeeso cashirada inaad wada dhameeso tusaale 10 mowduuc haddii ay tahay course-da 50% waa inaad dhameesaa micnaha 5% noqoneeso. Link: https://www.mindluster.com/ 4. Classcentral waa mareeg (website) bixisa courses badan 150k+ (150,000), waxana ku jira cashirada jaamacadaha ugu waa weyn uguna tayada fiican caalamka sida (Harford University, Staford University, Colombia University IWM), waxa aadna ka heli kartaa markaad cashirada dhameesato shahaado free ah sida Culuumta Computer-ka (Computer Sceince), Culuumta Caafimaadka (Health Science), Ganacsiga (Business), Cilmiga Bulshada (Social Science), IWM). Link: https://www.classcentral.com/ 5. Coursera waa platform-ka ugu waa weyn waxbarasho online wax ku bixiya, waxaa ku jiro courses badan gaaraya 5,800+ waana lacag la'aan inta badan laakiin shahaadada waa lacag. Waxaana jirto qeyb financial aid laga codsado lagaana rabo 150 kalimood inaad qorto, sidoo kale Bachelor iyo Master degree ayaad ka diyaarin kartaa ay bixiyaan jaamacadaha ugu waaweyn caalamka iyo shirkado (companies), jaamacadaha waxaa ka mid ah London University, Washington University, University of California, IWM sidoo kale companies-ka waxaa ka mid ah Google,  Meta (Facebook), IBM (International Business Machine), IWM sidoo kale iskuulo waa weyn ayaa wax ka bixiya sida Georgia Institute of Technology, Institute of Future, IWM. Sidoo kale course-da markaad dhameeso waxaa jiro imtixaan tijaabo ah 15 su'aal oo doorasho ah (multiple choices) haddii 80% ka hoos marto waxaad dib ugu laabaneesaa cashiradii markaas uu kuu tilmaamo inaad dib u barato. sidoo kale Alison waa la mid. Link: https://www.coursera.org/ Ugu dambeyntii talada muhiimka ah aan kuu soo jeedinaayo kalii yeysan noqon shahaado ee aqoonta iyo xirfadda aad ka baraneeso inaad sii joogteesid isku day barashadeeda si aad ugu noqoto qof expert ah. W/Q: Liban Mohamed Hashi ✍️