Khaalid Baarleex
الذهاب إلى القناة على Telegram
Ku soo dhowoow boggan. ✍️ Halkan waxa aan ku soo gudbiyaa waxyaabaha aan is dhaho dheef ayey leeyihiin, hanoqoto war, maqaal ama muuqaal manfac leh courses-ka iyo suuqyada online-ka ah. 🔥 @https://t.me/khalidbaarleex
إظهار المزيد6 180
المشتركون
-624 ساعات
-247 أيام
-15030 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يونيو '26
يونيو '26
+19
في 0 قنوات
مايو '26
+27
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+26
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '26
+10
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+23
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '26
+36
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+47
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+53
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+61
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+121
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+213
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+248
في 1 قنوات
Get PRO
يونيو '25
+157
في 24 قنوات
Get PRO
مايو '25
+200
في 23 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+209
في 16 قنوات
Get PRO
مارس '25
+259
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '25
+392
في 2 قنوات
Get PRO
يناير '25
+362
في 1 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+386
في 64 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+431
في 68 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+347
في 61 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+365
في 54 قنوات
Get PRO
أغسطس '24
+370
في 2 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+451
في 3 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+484
في 1 قنوات
Get PRO
مايو '24
+573
في 2 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+607
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '24
+650
في 3 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+765
في 88 قنوات
Get PRO
يناير '24
+976
في 166 قنوات
Get PRO
ديسمبر '23
+352
في 93 قنوات
Get PRO
نوفمبر '23
+269
في 72 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 25 يونيو | 0 | |||
| 24 يونيو | 0 | |||
| 23 يونيو | +2 | |||
| 22 يونيو | +1 | |||
| 21 يونيو | 0 | |||
| 20 يونيو | 0 | |||
| 19 يونيو | +1 | |||
| 18 يونيو | +1 | |||
| 17 يونيو | +4 | |||
| 16 يونيو | +5 | |||
| 15 يونيو | +1 | |||
| 14 يونيو | 0 | |||
| 13 يونيو | 0 | |||
| 12 يونيو | 0 | |||
| 11 يونيو | +2 | |||
| 10 يونيو | +1 | |||
| 09 يونيو | 0 | |||
| 08 يونيو | +1 | |||
| 07 يونيو | 0 | |||
| 06 يونيو | 0 | |||
| 05 يونيو | 0 | |||
| 04 يونيو | 0 | |||
| 03 يونيو | 0 | |||
| 02 يونيو | 0 | |||
| 01 يونيو | 0 |
منشورات القناة
| 2 | Ogaysiis muhiim ah.
Soonka maalinta sagaalka muxaram iyo tobanka muxaram .(arbaco iyo khamiis)
Beri oo arbaco soo galayso 24/06/2026 waa maalinta sagaalka muxaram.
لأن عشت إلى قابل لأصومن التاسع
Nabi maxamed scw wuxuu yiri sannadka danbe hadaan gaaro waxaan soomaayaa maalinta sagaalka muxaram si aan u khilaafo yahuud.
Habeen danbe oo khamiis soogalayso 25/06/2026 waa tobanka muxaram .
Soonka maalinta tobanka muxaram waxaa lagu dhaafaa danbiyadii kaa dhacay sannadkii tagay.
صيام يوم عاشوراء، أحتسب على
اللَّه أن يكفر السنة التي قبله" .
Waxaa kale oo lasoomikaraa khamiis iyo jimce (toban iyo kaw iyo toban)
Nabi maxamed scw wuxuu yiri sooma maalin ka horaysa ama maalin ka danbaysa.
وفي رواية أخرى: صوموا يومًا قبله أو يومًا بعده.
Nabi maxamed scw wuxuu yiri soon lasoomo marka laga yimaado bisha ramadaan waxaa ugu fadli badan soonka lasoomo bishan muxaram.
أفضل الصيام بعد رمضان شهر الله المحرم
Bishan fadligeeda waxaa kuu cadaynaayaa bisha kaliya ee bilaha kamid ah ee uu ilaahay isu tiiriyey
شهرالله المحرم
Aan ka faa.iidayso maalmahan khayrka baddan.
Mahadsanidiin. | 49 |
| 3 | 📚 FULL ENGLISH COURSE – A TO Z
Do you want to improve your English and speak with confidence? Join our Complete English Course designed for beginners and intermediate learners.
✅ Writing Skills – 1 Book + 20 Video Lessons
✅ Vocabulary – 1 Book + 25 Lessons
✅ Speaking – Complete Book + 50 Lessons
✅ Grammar – Books 1, 2 & 3 + 60 Lessons
🔥 Special Offer: 50% OFF
💲 Price: Only $5
Start learning today and build your English step by step with clear lessons and practical exercises.
📱 WhatsApp: +252 633 102945
Hadda dalbo. @Khalidbaarleex1 | 222 |
| 4 | —
Hadda dalbo! @Khalidbaarleex1 | 57 |
| 5 | 📣 OGAYSIIYIS: FURSAD QAALI AH! 📣
Ma doonaysaa in aad si qoto dheer u barato adduunka Cryptocurreny-ga adiga oo ka bilaabaya eber ilaa heer khabiir?
Miami Academy waxay kuu haysaa Full Cryptocurrency Course (A to Z) oo dhammaystiran!
• Waxa aad baran doonto: 6 Module oo ka kooban 15 cashar midkiiba (Hordhaca Crypto, Wallets-ka, Ganacsiga/Trading, Shaxda Falanqaynta/Technical Analysis, DeFi, iyo Maalgashiga).
• Qiimo dhimis aan caadi ahayn: 50% OFF! Waxaad ku helaysaa oo kaliya $3 (Halkii ay ka ahayd $6).
• Xilliga dalabku ku egyahay: 20 ilaa 26 June oo kaliya!
Ogow: Koorsadan laguma bixinayo wax shahaado ah (No Certificate), laakiin waxaad ka helaysaa aqoon iyo xirfad dhab ah oo aad noloshaada wax kaga beddeli karto.
🚀 Hadda is qor oo mustaqbalkaaga maalgeli!
📞 Nagala soo xiriir WhatsApp: +252633102945 | 46 |
| 6 | 🅱🅸︎🆂︎🅷︎🅰︎🅰︎🆁︎🅾︎🎉
𝗪𝗮𝘅𝗮𝙖 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗯𝙞𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮
𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝘂𝗺𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼
𝗗𝘂𝗳𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝟐𝗮𝗮𝗱, 𝙀𝗲 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐔𝐋 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈,
𝗢𝗼 𝗮𝗵 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗼-𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗯 𝙁𝙤𝙜𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙖𝙜 (𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲) 𝗮𝗵, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐤𝐡𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐝𝐚 (𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚).”, 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼
𝙎𝙝 𝘿𝙧. 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙣 𝘿𝙖𝙖𝙪𝙪𝙙
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗴𝗮:
𝟭. 𝗜𝗻 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗷𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗔𝗽𝗽𝗸𝗮 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺𝗸𝗮.
𝟮. 𝗜𝗻 𝘂𝘂 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻 𝘂𝗹𝗲𝗲𝘆𝙖𝙝𝗮𝘆.
𝟯. 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝗨𝗴𝘂 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝟏𝘀𝗮𝗮𝗰 𝗷𝗮𝗮𝗻𝗶𝘀 𝘂 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗼.
𝗙𝗮𝗮𝙞𝙞𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗮𝗱𝗮:
𝟭. 𝗪𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻.
𝟮. 𝗠𝗮𝗻𝗵𝗮𝗷 𝘁𝗮𝘆𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘁𝘂𝗯𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘂 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝙝𝙤𝐫𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼.
𝟯. 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝐧𝗻𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮-𝘄𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗼 𝗮𝗵.
𝟰. 𝗞𝘂𝗹𝗮𝗺𝗼 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗦𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮𝗴𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼.
𝟱. 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝐢𝐲𝐨 [ 𝐢𝐣𝐚𝐚𝐳𝐨 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝] 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼.
𝙢𝙪𝙙𝙖𝙙𝙖 𝙖𝙮 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙣𝙖𝙮𝙨𝙖 𝘿𝙤𝙬𝙧𝙖𝙙𝙪 𝙬𝙖𝙖:
𝟏𝟖 𝙗𝙞𝙡𝙤𝙤𝙙
𝑭𝒐𝒐𝒎𝒌𝒂 𝑫𝒊𝒊𝒘𝒂𝒂𝒏𝒈𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑨𝒓𝒅𝒂𝒚𝒅𝒂 𝐃𝐨𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚
https://forms.gle/UEKPkX38jTJv7v2QA
𝙇𝙞𝙣𝙠𝙞𝙜𝙖 𝙏𝙚𝙡𝙜𝙧𝙖𝙢𝙠𝙖 𝘿𝙪𝙧𝙪𝙪𝙨𝙩𝙖
https://t.me/BarnaamijNuurulcilmi2 | 78 |
| 7 | Haweenayda Muslimmadda ah iyo Caqabadaha Casrigan - المرأة المسلمة والتحديات المعاصرة | 70 |
| 8 | https://t.me/GedoLibrary_bot | 68 |
| 9 | Ma doonaysaa inaad beddesho jihada noloshaada oo aad gaarto hadafyadaada fog iyo kuwa dhow? Muuqaalkan qiimaha badan, Ustaad Hamse Habiib wuxuu kula wadaagayaa tillaabooyin sahlan iyo xeelado qorshayn oo ku dhisnaan diinteena suuban si aad u dhisato mustaqbal guul leh. Daawasho wacan, noloshaadana qorshee maanta si aad berrito u doogto.
-
https://youtu.be/hpk-uNvDL6M?si=wF9QncowhcVMTsre | 82 |
| 10 | Gabadhu waxa ay ku jeclaan marka ay aragto hablo kale oo qurux badan oo ku raba. Bangiyadu waxa ay lacag ku amaahin marka aad hantiile tahay.
Guul baa guul keenta. Si isdabajoog ah naftaada u horumari, markaas ayaad muhiim noqon.
~ Prince Amechi.
Turjumid: Sandheere | 80 |
| 11 | 30-ka dal ee dunida ugu deeqaha badan hela waa kuwan. | 115 |
| 12 | Xaamud Jaamac Xuseen wuxuu ahaa aqoonyahan, turjubaan, qoraa iyo suxufi muddo dheer ka dhex muuqday saaxadda aqoonta ee Yemen. Wuxuu ku caan baxay aqoon durugsan, akhris aan kala go’ lahayn iyo karti uu ugu gudbin jiray aqoonta dadka kale. Wuxuu ka shaqeeyay saxaafadda, ururrada qorayaasha iyo hawlaha dhaqanka, isagoo turjumay buugaag badan oo afaf kale ku qornaa. Inkastoo Soomaalidu aanay si weyn u aqoon, haddana Yemen iyo dunida Carabta wuxuu ka ahaa magac si weyn loo qaddariyo. Geeridiisii waxaa si murugo leh uga hadlay madax, qoraayaal iyo aqoonyahanno badan oo Carbeed, taasoo muujisay heerka aqoonsi ee uu halkaas ka gaadhay.
Siciid Jaamac Xuseen wuxuu ahaa qoraa, suugaan-yahan, siyaasi, indheergarad iyo haldoor Soomaaliyeed. Wuxuu door weyn ku lahaa kobcinta tiraabta Soomaaliyeed iyo horumarinta fikirka casriga ah. Noloshiisa waxaa lagu xasuustaa geesinimo, mabda’ adag iyo ka qaybgal firfircoon oo dhinacyada siyaasadda, dhaqanka iyo aqoonta ah. Wuxuu qoray buugaag iyo maqaallo badan oo maanta ka mid ah dhaxalka ugu qiimaha badan ee qoraalka Soomaaliga. Intii uu noolaa wuxuu ahaa macallin, dhiirrigeliye iyo hagaha jiilal badan oo Soomaaliyeed. Xitaa markii uu la tacaalayay xanuunka, qalinka ma uusan dhigin, wuxuuna sii waday qorista iyo faafinta aqoonta ilaa maalmihii ugu dambeeyay ee noloshiisa.
Saalax Jaamac Xuseen wuxuu ahaa bare sare iyo aqoonyahan si qoto dheer ugu xeeldheeraa afka Soomaaliga, dhaqanka iyo taariikhda bulshada Soomaaliyeed. Muddo dheer ayuu ku jiray waxbarista iyo cilmi-baarista, isagoo xambaarsanaa waayo-aragnimo iyo aqoon aad u ballaaran. Dad badan oo aqoonta iyo qoraalka daneeya ayaa rumaysnaa in uu hayay kayd aqooneed oo aan weli si buuxda loo diiwaangelin. Geeridiisu waxay timid iyadoo qayb badan oo aqoontiisii, xusuustiisii iyo waayo-aragnimadiisii aan laga reebin dhaxal qoran ama muuqaal ah, taasoo ka dhigaysa khasaare weyn oo ku dhacay bulshada Soomaaliyeed.
Saddexdan walaal waxay matalayeen saddex jiho oo muhiim u ah horumarka ummad kasta: aqoon, suugaan iyo taariikh. Waxay ahaayeen rag ku noolaa buugaagta, fikirka iyo waxbarashada, kana shaqaynayay sidii jiilasha dambe uga faa’iidaysan lahaayeen khibradahooda iyo aqoontooda. Nasiib darro, sida haldoor badan oo Soomaaliyeed, ma aysan helin daryeelka, maamuuska iyo qaddarinta ay mudnaayeen iyagoo nool. Aqoon badan oo ay hayeen lama kaydin, waayo-aragnimo badan oo ay lahaayeenna lama diiwaangelin.
Waxa ugu murugada badan ayaa ah in geeridooda aan loo arkin masiibo aqooneed oo qaran, balse inta badan lagu soo koobay tacsi iyo duco. Bulshooyinka aqoonta qiimeeya waxay kaydiyaan aqoonyahannadooda, waxay qoraan taariikhdooda, waxayna ka dhigaan dhaxalkooda hanti qaran. Soomaaliduse marar badan waxay haldoorkeeda xusuusataa marka ay geeriyoodaan, iyadoo markaasna aan la samayn dadaal weyn oo lagu ururinayo laguna ilaalinayo wixii ay ka tageen.
Geerida Xaamud, Siciid iyo Saalax Jaamac Xuseen ma aha oo keliya geerida saddex walaalo ah; waa geerida qayb ka mid ah xusuustii, suugaantii, afkii iyo aqoontii Soomaaliyeed. Waa saddex maktabadood oo albaabbadoodii xirmeen iyada oo aan si buuxda looga faa’iidaysan, mana helin sagootintii iyo xurmayntii ay mudnaayeen.
Maanta waxaan u ducaynaynaa saddex aqoonyahan, balse berri jiilasha dambe waxay is weydiin doonaan sababta aan u kaydsan waynay aqoontoodii, u qorin waynay taariikhdoodii, ugana faa’iidaysan waynay intii ay noolayeen. Taasi waa murugada ugu weyn. Runtii, Soomaalidu ma lumin saddex nin oo keliya; waxay lumisay saddex maktabadood oo haddii la kaydin lahaa jiilal badan iftiimin lahaa. Alle ha u wada naxariisto Xaamud, Siciid iyo Saalax Jaamac Xuseen. Aamiin.
—Mohamed Amey. ✍️ | 124 |
| 13 | Soomaaliyeey, Saddexdii walaalaha ahaa iyo Saddexdii Maktabadood Ayaa Godka Galay.
Xaamud Jaamac Xuseen (1947–2019), Siciid Jaamac Xuseen (1940–2022) iyo Saalax Jaamac Xuseen (2026) waxay ahaayeen saddex walaalo Soomaaliyeed oo ka soo baxay qoys aqoon iyo dhaqan ku suntanaa, kuwaas oo mid walba si gaar ah uga tagay raad muuqda oo ku saabsan afka, suugaanta, qoraalka, fikirka iyo aqoonta Soomaaliyeed. Inkasta oo ay ku kala noolaayeen dalal kala duwan, haddana waxa mideeyay jacaylka aqoonta, akhriska, qoraalka iyo adeegga bulshada.
…… | 95 |
| 14 | "𝐒𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧" | أسرار الحياة الطيبة
𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐚𝐡, 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢 𝐝𝐞𝐠𝐠𝐚𝐧, 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐦𝐚𝐜𝐧𝐨 𝐥𝐞𝐡?
Ku soo biir muxaadaro gaar ah oo lagu iftiiminayo furayaasha iimaanka iyo hababka wax-ku-oolka ah ee lagu gaadho:
✅ Farxad waarta.
✅ Deganaansho qalbi.
✅ Qanacsanaan nafeed.
✅ Himilo iyo yididiilo nololeed.
🎙𝐒𝐨𝐨 𝐉𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐞:
Hamse Ahmed Sulieman (Hamse Ducaale)
📅 19 June 2026 – Habeenka Sabtida
⏰ 9:40 PM
💻 Google Meet: https://meet.google.com/vij-cjfr-jko
📞 +252 656 032 275
📧 iftinonlineacademy@gmail.com
🤝 Waxaa iska kaashanaya:
𝐈𝐅𝐓𝐈𝐍 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 & 𝐈𝐧𝐧𝐨𝐯𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫 (𝐈𝐃𝐂) & 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐬𝐨𝐨𝐫
"𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨, 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐮 𝐝𝐞𝐠𝐠𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲."
#𝐒𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 #𝐇𝐚𝐦𝐬𝐞𝐃𝐮𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞 #𝐈𝐃𝐂 #𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐬𝐨𝐨𝐫 #𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 #𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 #𝐃𝐞𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐨𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢 #𝐐𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐍𝐚𝐟𝐞𝐞𝐝 | 106 |
| 15 | "Qofka seddexda xayndaab ee hore soo dhaafay wuxuu galaa xaalad xasilooni ah (Growth Zone) isla markaana u abuurto nolal ka duwan tii hore ee kowaad xayndaabka raaxada. Waa qof dhaqaale ahaan iyo nolal ahaan ba dareemaya xaalad deganaan ah (stable).
Hadaba which zone are you currently in?
—Mohamed Xaange. ✍️ | 101 |
| 16 | "Marka ay timaado inuu qofku ka baxo xayndaabka raaxada ama "Comfort Zone" waxa uu galaa xaalad cabsi iyo walwal badan ay ku furan yihin.
"Tusaale ahaan hadii aad damacdo inaad ganacsi abuurto isla markaana shaqaalinimadana ka tagto maskaxdu waxey markaas soo daynaysaa signals iyo mawjado diiqad ku gelinaya.
"Sida hadii ganacsigagu burburo kawaran? Kiradii Guriga halkee ayaad ka bixinaysaa? Qoyskii iyo qaraabadii kugu tiirsana halkee ayaad ka kabaysa? Xaaladas xayndaabka qofku galayo waxaa loo yaqaano "Fear Zone" waxey sababta in qofku meeshiisi ku qanco hal abuur kalana uusan isku dayin.
"Waa sababta aan mararka qaar u aragno qof hal Organization 15 sano ka shaqayniya taas badelkeedna wax hormar ah aan ka samaynin.
"Markuu qofku ka gudbo Zone-ka labaad wuxuu galaa marxalad naftiisa uu la xisaabtamo cudurdaarada iyo marmarsiyahana u diido. (Learning Zone)
"Qofkaasii wuxuu isku hawla inuu gufeeyo dulduleelada naftiisa wuxuu u dhaqaaqa barashada wixii ka dhiman ha noqato xirfado, luuqado iyo aqoon kalaba. | 107 |
| 17 | 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫:- 𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐓𝐨𝐨𝐥𝐦𝐨𝐨𝐧
Barbaarinta carruurrta waa xifad iyo aqoon la barto. Marabtaa in aad faham-guud ka qaadato barbaarinta caruurtada?
Marbtaa in aad fahamto kaalintaada iyo xirfadaha aad u bahantahay?-si aad u soo saarto jiil akhlaaq ahaan ,aqoon ahaan,Diin ahaan iyo fikir ahaan Dhisan.
Waxa aanu kuu soo agaasinay tababar kan ah Fanka Barbaarinta wanaagsan.
𝐗𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞-𝐤𝐚:
https://wa.me/message/AYFGHUPHLIGSO1
🗓️ 𝐒𝐭𝐚𝐫𝐭 𝐭𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠: 18 June 𝟐𝟎𝟐6
⌛ 𝐃𝐮𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: 2 Days
🎓 𝐂𝐞𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐭𝐞: 𝐘𝐞𝐬
𝐌𝐨𝐝𝐞 𝐨𝐟 𝐋𝐞𝐚𝐫𝐧𝐢𝐧𝐠: Online Zoom Class
Halkan iska diiwaan gali:-
https://wa.me/message/AYFGHUPHLIGSO1 | 101 |
| 18 | Wax aad doonayso in mustaqbalka lagaaga danbeeyo ama lagaa waraysto oo aad joogtaysaa ma jiraa? Xirfadaha ta ugu yar ee qof waliba in yar ka yaqaanno haddaad adigu waqti galiso oo joogtayso, khabiir isnacay ayaad ku noqonaysaa, fursaddeeduna maalin uun ayay soo baxaysaa.
Qaababka tayga loo xidho oo kaliya haddaad joogtayso, noocyadooda kala barato, munaasabad walba iyo ka ku habboon daristo, shaadh wal iyo nooca ku wanaagsan fahanto, kala-doorashada midabbada aqoon sare u yeelato, maalin ayaa shirkadi soo xayaysiin doontaa tay-xidhe xirfad sare leh, ama aad mashruuc ku qaadan kartaa. Bal adiga wax uun hallaguugu yimaaddo.
—Khalid Askar. ✍️ | 109 |
| 19 | • Jooji in aad genetics-ka wax kasta ku eedayso:
Qodobka ugu horreeyaa waa sixitaanka habka aad u fekerayso. Rag badan waxa faallooyinkooda ka muuqata eedayn ku wajahan in ay dhuubnaanta u baxeen iyo in wax kasta oo ay cunaan iyo jimicsi walba oo ay sameeyaan ayan dhismayn. Taasi dabeecadda nolosha ayay lid ku tahay, ma jiro dedaal aan mira dhalini. Genetics-ku waxay saameyn ku lee yihiin qaabka jirkaaga, dheefshiidka iyo nuuca aslanka ah ee jirkaaga, laakiin ma go’aamiyaan natiijada ugu dambeysa. Caadooyinkaaga maalinlaha ah sida cuntada, jimicsiga iyo hurdada ayaa meesha ka saari kara haddii aad dedaal dhab ah la timaaddo.
• Baro calorie surplus:
Calorie surplus waa marka aad cunayso kalooriyo ka badan inta aad gubto. Haddii aanu miisaankaagu kordhayn, micnaheedu waa in aadan weli cunin cunto ku filan. Si murqo loo dhiso ama miisaan loo kordhiyo, jirku wuxuu u baahan yahay tamar dheeraad ah.
• Mudnaanta sii borotiinka:
Borotiinku waa dhismaha udubdhexaadka ah ee murqaha. Cuntooyinka sida hilibka, ukunta, caanaha, kalluunka iyo digirtu waxay caawiyaan dib u dhiska iyo koritaanka murqaha kadib jimicsiga. Haddii borotiin yari jirto, si walba oo aad jimicsi adag u samayso, korriinka murqahaagu gaabis buu noqonayaa.
• Diiradda saar jimicsiga murqo-dhiska:
Jimicsiyada sida squats, deadlifts, bench press iyo pull-ups waxay abbaaraan oo koroyaan murqaha waaweyn ee jirka. Waxay jirka ku khasbaan in uu noqdo mid xooggan murqo ahaanna korriin sameeya.
• Yaree cardio-da badan:
Orodka ama cardio badan wuxuu gubi karaa kalooriyadii aad u baahnayd si aad kordhiso. Dadka dabci ahaan dhuuban waxay si fudud u galaan haddii ay orod badan sameeyaan waxay galaan wax calorie deficit loo yaqaanno.
• La soco isbeddelka miisaankaaga:
Miisaankaaga oo la cabbiro waxuu kaa caawinayaa in aad ogaato in qorshahaagu shaqeynayo iyo in kale. Haddii 2–3 toddobaad uusan isbeddelin, waxay ka dhigan tahay in aad kordhiso cuntadadaa iyo ama jimicsigaaga.
• Samir iyo Joogtayn:
Fashilka ugu badan ee jirdhisku waxa uu ka haystaa dhallinyarada waa samiryari iyo degdeg. Dhisidda murquhu waa geeddi-socod gaabis ah. Jirkaagu waxuu u baahan yahay waqti uu kula qabsado, u soo kabto, una koro. Isbeddelka dhabta ahi waxuu qaataa bilo iyo sannado, ee ha sugin natiijo degdeg ah oo dhawr toddobaad ku timaadda. Haddii si degdeg ah lagu dhismayo qof walba ayaa shape uu jecel yahay yeelan lahaa, qiime wayna ma lahaadeen.
*
FIIRO: Waxaan ku darayaa qayb muhiima ah oo aanan ku darin qoraalkii hore:
Ma jiro qof boqolkiiba boqol(100% wada dhuubane ah(Endomorph), iska dhisan (Mesomorph), ama iska buuran(Endomorph). Jirka aadanuhu waa isku-dhaf(mix). qofba dhan buuse u badnaan karaa, sidaa awgeed haddii aad yara dhuuban tahay, laga yaabee in duruuraha iyo degaanku ku dhuubeed ee aad naturally tahay nin ay fududdahay in uu dhismo. Haddii aadanse ahayn, ee aad dhuubow dabeeciya tahay, waxa keliya ee hadafkaaga kaa xigaa waa dedaal dheeri ah oo aad la timaaddo.
–Bashiir mahad. ✍️ | 125 |
| 20 | Qoraalkii aan xalay baahiyay ee ka hadlayay 3-da nooc ee abuurta jirka ragga, ragga ugu badan ee faallooyinka ka bixiyay iyo kuwa kale oo farriimo ila wadaagayba waxa ay sheegeen in ay yihiin REER DHUUBOW(ectomorph): nuuca jir ee ay adag tahay in ay miisaan iyo murqo ku darsamaan. In badanina waxay codsadeen talooyin ku saabsan jimicsiga iyo tallooyinka ku habboon si ay isbeddel u sameeyaan.
Intan hoose iga dhugta: | 106 |
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
